Sunday, July 13th, 2014

Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya oo tababar u furtay howlwadeenada wasaaradaasi”SAWIRRO”

Published on January 28, 2013 by   ·   1 Comment  ·   4,308 views

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta howlwadeennadeeda u furtay tababar ku saabsan Ahmiyadda iyo waxtarka ay leedahay Hogaaminta wanaagsan.

Tababarkan oo ay iska kaashadeen Wasaaradda Gaashaandhigga iyo xarunta Hogaaminta iyo horumarinta ee magaceeda loo soo gaabiyo RLDC ayaa loogu talagalay sidii kor loogu qaadi lahaa heerka aqooneed ee Howlwadeennada Wasaaradda Difaaca,  iyadoo furitaankiisana diiradda lagu saaray Ahmiyadda iyo waxtarka ay leedahay Hogaaminta  wanaagsan.

Cabdi Shire oo ka mid ah mas’uuliyiinta soo qabanqaabiyay tababarkana ayaa ka Warbixiyay ujeedada ay ugu talagaleen Siminaarka,  isagoo xusay in tabarkan uu ku yimid talada hogaanka sare ee wasaaradda difaaca.

Sii hayaha agaasimaha Guud ee wasaaradda Gaashaandhigga Muuse Cabdulle Maxamuud ayaa furay tababarka,  isagoo ka codsaday ka qeybgaleyaasha inay si wanaagsan uga faa’iideystaan mudada uu socdo aqoon isweydaarsiga.

Tababarkaan ayaa socon doona muddo Afar maalmood ah,  iyadoo qodobbada kale ee looga doodayana ay ka mid yihiin Habka wadashaqeynta hay’adaha kala duwan ee Dowlada Federalka waajibaadka iyo xuquuqda shaqaalaha, Khilaafaadka goobta shaqada iyo dhismaha sumcadda ay wasaaraddu ku dhex leedahay bulshada.

Tababarkan u bilwday howlwadeennada ka howlgala wasaaradda difaaca ayaa qeyb ka ah dadaallada ay wasaaraddu ku dooneyso inay kor ugu qaado tayada Aqoonta ay u  leeyihiin howsha ay ugu xilsaaranyihiin wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.

Photo By: Maxamed C/qaadir Daahir

Readers Comments (1)

  1. Dhoorre says:

    Masha allah, wax wanaagsan dheh
    Haddii dawladu rabto nin heer sare cilmiga maadiga ka gaaray illaa MBA oo doonaya inuu ku biiiro Malitary ama nabad sugid heyla soo xariirto, aniga ayaa diyaar ah.
    qurbaha ayaan wax ku bartay hadda ku noolahay.
    mahadsanid




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Kulanka Haweenka

Kulan looga hadlayay doorka haweenka ee xagga Nabadda oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan looga hadlayay doowrka haweenka ay ka qaadan ...
cabdi fataax xasan afrax m dooxada shabeelel 2

Maamulka Gobolka Hiiraan oo qorsheynayo in uu sameeyo howlgallo ka dhan ah burcad hubeysan

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay  in dhawaan ciimada ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-13.7.2014.mp3"][/audio]
astaanta_qaranka11 ok

Wasaaradda Haweenka oo siminaar ku saabsan ka hortagga xadgudubyada u furtay dhalinyaro

Wasaarada Haweenka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta tababar ...
DSCF2231_1

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Siminaar u furay 17ka Guddoomiye Degmo ee Gobolka Benaadir “SAWIRRO”

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdullaahi Goodax ...
RIDWAAN

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo ka warbixiyay kulan uu la qaatay Madaxda Burundi “Dhageyso”

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ...
daacish

Daawo Muuqaalka Qabrigii Nabi Yonis Oo Kooxda Daacish Burburineyso

Muuqaalka Qabrigii Nabi Yuunis (CS), ee magaalada Mosel ...
gurfan

Shaqsi U Dhashay Mareykanka Oo Qirtay Inuu Dhaqaale Ku Taageeray Al-Shabaab

Muwaadin u dhashay dalka Maraykanka, asalkiisuna yahay Hindi ...
ciidanka

Ciidanka XDS Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Baay

Cutubyo ka tirsan ciidammada dowladda federaalka ah ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-I-13-7-2014.mp3"][/audio]
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Cadale oo Caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka “Dhageyso”

Tartamayaasha degmooyinka Kaxda VS Cadale oo ka kala ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Kulan amni gobolka

Maamulka Gobolka Benaadir oo ka shiray arrimaha amniga iyo nadaafadda

Kulanka toddobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-HABEEN-12-07-2014.mp3"][/audio]
sawirka xoghayaha guud ee Golaha Shacabka

“Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Malahan Bogagga Facebook Iyo Twitter Waa Been Abuur” VIDEO

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa uu si rasmi ah ...
Kulanka Haweenka

30 haween Soomaaliyeed ah oo loo qabtay siminaar

Siminaar lagu baranayo kala dheereynta dhalmada Ilmaha iyo ...
beyle 2

Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo casuumaad ka helay dhiggiisa Spain

Wasiirka arrimaha dibedda iyo dhiirigelinta Maalgeshiga ee Xukuumadda ...
Wasiir ku-xigenka

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo ka warbixiyay siminaar lagu qabtay dalka Ghana

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-12.7.2014.mp3"][/audio]
Ciidamada-AMISOM-iyo-Dowladda1-400x230

Ciidamada dowladda oo badbaadiyay Markab soo caariyay iyo shaqaale saarnaa

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa soo bandhigay ...
ereg

Wasiirka Amniga Qaranka oo xilkiisa si rami ah ula wareegay

Munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee ...
Wargeyska-Dalka-Astaan

Akhriso Wargeyska Dalka Caddadkiisii Todobaadkan

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
P1410641

Danjiraha Turkiga u Fadhiya Muqdisho oo Sagootin loo Sameeyay-SAWIRRO

Xaflad lagu qabtay Hotel Jazeera oo ay soo ...
dhuxulow

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay.

 Mogadishu, 12 July 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
2

Deegaanka Garasbintow Oo Laga Hirgalinayo Adeegyo Caafimaad Iyo Waxbarasho “Sawirro”

Deegaanka Garasbintow oo hoos yimaada degmad Balcad ee gobolka Shabellada ...
gaalkacyo-11

Kulan Lagu Tageerayay Isbedelka Dowladda Ay Ku Sameysay Hogaanka Hey’adaha Ammaanka Oo Gaalkacyo Lagu Qabtay

Kulankani lagu taageerayay isbedelka Dowladda Soomaaliya ay ku ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-12-7-2014.mp3"][/audio]
Tartan Cilmiyeedka

Guuleystayaashii ugu dambeeyay ee Tartan Cilmiyeedka sanadkii tegay oo caawa laga adkaaday “Dhageyso”

Tartamayaasha degmooyinka Dayniile VS Dharkeenleey oo ka wada ...
tgy

Ambassador Cali Ameriko oo Deeq Lacageed Gudoonsiiyay Muxiyidiin Canbar Khamiis “SAWIRRO”

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-HABEEN-11.07.2014.mp3"][/audio]
1

Olole wax lagu barayo dadka miyiga oo ka socda deegaano ka tirsan Ximan iyo Xeeb “SAWIRRO”

Ololaha akhris iyo qoris la'aanta looga hortagayo ee ...
dhuusamareeb

Maamulka Degmada Dhuusamareeb oo amar adag ka soo saaray gaadiidka Muraayadaha madow

Mas’uuliyiinta degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa amarro ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-11.07.2014.mp3"][/audio]
vlcsnap-2014-07-11-15h31m04s209

Qoysas barakacayaal ah oo la sameeyay adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah

In ka badan 200 oo qoys barakacayaal ah ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
July

Islaamka iyo Waddaniyadda

Iyadoo loo dabbaaldegayo maalintii xorriyadda iyo Qarannimada Soomaaliya, ...
qarax-miino

AKhlaaqda Dagaalka iyo Diinta Islaamka

Diinteenna Islaamku waxay diiradda saartay nabadda, Erayga Islaam ...