Tuesday, May 21st, 2013

Wasaaradda Difaaca Dalka Oo Ka Digtay In La Iibsado Hantida Ciidanka

Published on October 17, 2012 by   ·   7 Comments  ·   2,003 views

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa uga digtay dadka Soomaaliyeed in ay iibsadaan xeryaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ,iyadoo dhanka kalena ugu baaqday hay’adaha  garsoorka dalka in ay gacan ka gasytaan sidii looga hortagi lahaa falalkaasi lagu boobayo  hantida Qaranka.

Wasiiru dawlaha  wasaaradda difaaca Soomaaliya Maxamuud Macalim Nuur oo maanta shir jaraa’id ku qatbay xafiiskiisa  ayaa waxa uu sheegay in wasaaradda gaashaandhigga  ay uga digayso dadka Soomaaliyeed in ay iibsadaan dhistaan ama isku dayaan in ay sharciyaysataan xeryaha ciidanka XDS.

Wasiiru dawlaha ayaa sidoo kale tilmaamay in xeryaha guryaha iyo goobaha loogu talagalay in ay ku shaqeeyaan ciidanka qalabka sida ay yihiin hanti Qaran sidaa darteedna aan laga ogolanayan in qof uu si gooni ah ugu tagri falo.

Maxamuud Macalin Nuur wasiiru dawlaha wasaaradda gaashandhigga ayaa dhanka kale ugu baaqay hay’adaha garsoorka dalka in ay iyana dhankooda  mas’uuliyad iska saaraan sidii looga hortagi lahaa dadka isku daya in ay u samaystaan hantida Qaranka dukumentiyo been abuur ah oo ay ugu gambadaan in ay ku tagri falaan hanitada Qaranka.

Hadalkani ka so yeeray wasaradda Difaaca dalka ayaa ku soo beegmaya xilii dad fara  badani ay deegaanno iyo  gooba  ganacsi  ka samaysteen xeryo guryo iyo goobo ay leeyahay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, iyadoo dawladda Soomaliyana ay  ku hawlantahay dib u soo celinta hantida Qaranka.

Readers Comments (7)

  1. abdi wahaab says:

    ha laga soo celiyo hantida ciidanka xooga dalka soomalia nin kaligiis qaadan karo ma jiro waana qalad wixii ummad wada leedahay nin baa qaadan kaligiisa ummada soomalida ah ma aqbali karto waana ceeb nin weyn iska dhisanayo wax uusan lahayn waana danbiile ciidanka qaean iyo dadka soomalida ah ka galey danbi waa in la maxkamadeeyaa hadal kaliya wax ma tarayo waa danbiile ninkaas dhistey wax ummadu leedahay ama difaaca qaranku leeyahay.

  2. Adbu u mahad sanyahay wasiru dawlaha mst maxamud macalim nur iyo dhaman xds guryahoda&xeryahoda yalagu dag dagin wa libax yadi africa ha umalay nina in ay san idin ogayn xawarij ka dib wa adinka hadadna ka bixin maska ma cun tan oh sidad u cuntan ayam aham aham!!!

  3. sas oo kale ayaa rabaa in ay u shaqeeyaan wasaaradaha oo dhan sida wasirkan ku daysada

  4. jija says:

    MASHA ALLAH MAHADSANID MAS UULKAS HADALKA KA SO YERAY WA MID LAGA RABO MASULIYINTA KALE IN HANTIDI DOWLADA SO CELIYAN WAYO WAYAHAN DAMBE WAXA BADATAY IN DADKIBA EEY KU DADALAYAN IN EY JARDINOYINKI IYO MELIHI CAMKA AHA XEEBTI LIDO XEBTI JASIIRA ANIGA WAXEY ILA TAHAY XEEBAHA IN DOWLADA KACANTA KU HEYSO WAYO AMNIGA WADANKA AYA KU JIRA DOWLADA KU DADALA IN HANTIDU SO LABATO

  5. abdi madoobe says:

    Waxaan la yaabay Sarkaal Sare oo Waayeel ah in uu ku doodaayo guri ciidamadu lahaayeen Cali Samatar ayaa ii saxiixay oo dhulkii ciidanka i siiyey shirkad private ahna oo ajnebi ah oo dibadda ka timidna wey ii dhistay. Ninkaas guriga dowladda wuxuu degenaa 1985kii oo shaqo loogu bedelay carabaha. Labaatan iyo laba sanno kadib ayuu warqado soo sameystay isagoo dad uu lacag siiyey u wakiishay in ay u soo dhacaan. Markii aan ku iri dowladda ayaa jirta ee orad waddanki aad oo hadii aad adigu guriga leedahay cadeymo geyso, wuxuu igu jawaabey marabo sidi yuusuf talan in leygu dilo dalkii, oo waxaan weydiiyey haddaba sidee guriga aad u dacwooneysid u degeysaa, wuxuu yiri markii la ii soo wareejiyo iib ayaan ku taagayaa. Haddaba waxaan dhihi lahaa kaas Soomali maahe wadanka yuusan dhicin

  6. Jabra ajay says:

    Waa sax lama ogola hantida dowlada ama xeryaha cxds adbad umahad santahay wasirkena maxamad macalin




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013
1

Baarlamanka oo maanta ansixiyay miisanadiyadda Sadexdii Bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada  Sadexdii bilood ee ...
odayaasha-hawiye

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamanka oo ku baaqay in laga naqdo mowshinka laga keenay xukuumadda

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
IMG_0165 2

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo abaalmarinno guddoonsiiyay wariye iyo Cameromanno ka tirsan SNTV”Sawirro”

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
DSC00586

DAAWO SAWIRRADA:- Dibadbax lagu tageerayo waxqabadka ay xukuumaddu muujisay oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
IMG_3133

DAAWO SAWIRRADA:- dib u dhis xoog leh oo laga dareemayo Gaalkacyo

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
TubtaToosan1

Shirkii London iyo diidmada Al-Shabaab-DHAGEYSO

Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2013
baladweyne1

Maamulka G/hiiraan oo amar ka soo saaray dadka wata hubka iyo dharka shacabka

Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
images

ciidamada dowladda oo howlgal ka wado qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir

Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo oo ka soo horjeestay maamulka looga dhawaaqay Kismaayo

Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
shabaab baad

Maleeshiyaadka kooxda shabaab oo sii kordhayo qilaafkooda

Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
guryaha

Barakacayaal duleedka Bosaaso looga dhisay guryo

qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
DSC00436

DAAWO SAWIRRADA:- Kulankii mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka ay Muqdisho ku yesheen

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 20.05.2013
DSC00489

Kulan looga soo horjeedo mushinkii laga keenay xukuumadda oo ay Muqdisho ku yesheen mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka

Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
hiraan

Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka “sawirro”

kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo ku baaqay in la taageero horumarka iyo guulaha ay gaartay dowlada Federaalka

Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 20.05.2013
dowlada hoose 1

Maamulka G/Banaadir oo hey’adaha kala hadlay mashaariicda ay ka wadaan Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
nn

Baarlamanka oo maanta ansixiyay talo soo jeedintii gudiga Maaliyadda ee Baarlamanka”Sawirro”

Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Istakiin

Kulan looga hadlay amaanka oo lagu qabtay degmada Boondheere

Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

Warka Subax 20-05-2013
kuku

DAAWO SAWIRO:- Wasiirka Gaashaandhiga oo Kula kulmay Dhigiisa Dalka Sudan Magaalada Khartoum

  Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha deegaanka Beladul-amiin ee Sh/hoose oo ka cabanaya boob iyo cadaadis ay ku hayaan Al-Shabaab

Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in isbedel amaanka ah laga dareemayo Magaalada Baledweyne

Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Fowsiyo Yuusuf

Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya oo sheegtay in lasoo xareyn doono safiirada dalkeena u fadhiya caalamka.

Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
mm

Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Koofur afrika oo dowlada ku amaanay isbedelka ay ka dhalisay dalka.

Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC00480

Wafdi ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeybgalaya Isku-imaatinka 13-aad ee Doha “SAWIRRO”

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
DSC03720

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga oo Caawa Gaaray Magaalada Khartoum ee Dalka Sudan. Daawo Sawiro

Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
dadka-la-xukumey1-450x342

Maxkamada Gobolka Bari oo Xukunno ku riday dad iskugu jira Soomaali iyo ajaanib

Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*