Wasaaradda Caafimaadka: Hay’ad tayada daawada ka mas’uul ah ayaan dhisaynaa.WARSAXAAFADEED
Published on January 31, 2012 by Jayte · No Comments · 473 views
(Muqdisho: 31-janaayo-2012) Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in ay dadaal ugu jirto sidii kor loogu qaadi lahaa adeegyada caafimaad iyo tayada Daawada ee Dalka, iyadoo loo marayo in si adag loo meel mariyo dhamaan Xeerarka Caafimaad iyo fayo-dhowr ee dalka ka jira, sidoo kalana la sameeynayo kuwo kale markii loo baahdo.
Wasiirka Caafimaadka Mudane C/casiis Sheekh Yusuf oo Wakaaladda wararka qaranka SONNA la hadlay ayaa yiri: “Waxaa jirta mushkilad balaaran oo ah in daawo dhacday, iyo mid aan tayo lahayn laga iibiyo shacabkeena, iyaga oo aan dareensaneyn dhibaatada ay ku leedahay daawadaas xagga caafimaadka iyo nolosha iyadoo sababi karta in ay khatar geliso noloshooda”
Wasiirka ayaa intaa ku daray “Wasaaraddu waxa ay ka shaqeyneysaa in aysan xaaladdu sidan sii ahaanin, waxaana ku guda jirnaa sidii aan u qaadan lahayn talaabooyin lagu dabargoynayo arinkaas sida ugu dhow” Wasiirka ayaa hadalkiisa ku soo gabagabeeyay “Talaabooyinka aan qaadayno waxaa ka mida ah in aan aasaasno Hay’ad Wadani ah oo Tayada Daawada dalka soo galaysa masuul ka noqoto”.
Dhamaad
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...