Friday, November 28th, 2014

Wasaarada Howlaha guud oo munaasabad sagootin ah u sameeysay wafdi ka socday dalka Ciraaq

Published on January 22, 2013 by   ·   No Comments  ·   1,587 views

Munaasabad balaaran oo lagu sagootinayay wafdigii ka socday dowlada Ciraaq ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaarada gaadiidka ee magaalada Muqdisho.

Munaasabada sagootinta ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayna soo qabanqaabisay wasaarada Howlada Guud, ayaa waxaa ka so qeybgalay mas’uuliyiin kala duwan iyo  martisharaf,  iyadoo halkaasina ay suugaan dhaxalgal ah kusoo bandhigeen fanaaniinta kooxda Heegan iyo barbaarta gaashaaman.

Agaasime Maxamed Cismaan Cali Dhagaxtuur oo ugu horeyn ka hadalay munaasabadda ayaa u mahadnaqay wafdiga ka socda wasaarada howlaha guud ee dalka Ciraaq oo malmahan booqasho ku jooga magaalada Muqdisho, isagoo tilmaamay in ay qiimeyn ku sameeyeen burburka soo gaaray wadooyinka iyo dhismayaasha dowlada.

Dr, Cabaas Faadil oo ah agaasimaha guud ee wasaradda Howlaha guud ee dalka Ciraq isla markaana horkacayay wafdiga ka socda dowlada Ciraaq oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in uu salaan ka sido madaxda ugu sareysa dalka Ciraaq, isagoo raaciyay in ujeedada ay u yimaada Muqdisho ay tahay sidii ay gacan uga geysan lahaayeen dib u dhiska dalka.

Wasiirka wasaarada Howlaha Guud Muxudiin Ibraahim Kaalmooy oo geabgebadii munaasabaasi ka hadlay ayaa uga mahadceliyay booqashada wafdiga ka socda dalka, isagoo ka rajeeyay dowlada Ciraaq in ay dib usoo nooleyndoonto mashaariicdii ay dalka ka fulinjireen burburka ka hor.

Wafdigan uu hogaaminayay agaasimaha guud ee wasaarada howlaha guud ee Ciraq oo ka kooban Quburo iyo  Injineero islamarkaana maalmihii la soo dhaafay booqasho ku joogay Muqdisho ayaa u kuurgalay burburka wadooyinka iyo dhismayaalka,  iyadoo lagu wado in maalinta beri ah ay dalka ka ambabaxaan.

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

sumoo

Qoys Ku Sumoobay Caana ay Cabeen Oo Lagu Dabiibayo Isbitaalka Magaalada Guri-ceel

Qoyskani oo ka kooban 11 ruux ayaa ku ...
astaanta_qaranka13

Wasiirka Ganacsiga Ee Dalka Oo Shir Kaga Soo Qeyb Galay Talyaaniga Dalkana Dib Ugu Soo Laabtay

Isagoo Warbaahinta Qaranka kula hadlayay Garoonka Diyaaradaha Aadan ...
Marwo Khadiijo

Wasiirka Haweenka Oo Dalka Dib ugu Soo Laabatay Kana Warbixisay Shir ay kaga Soo Qeybgashay Istanbuul

Shir labo Maalin ka socday Magaalada Istanbuul Ee ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-28.11.2014.mp3"][/audio]
2 ministers

Wasiir Arrimaha Dibadda oo la kulmay dhiggiisa Talyaaniga +Sawirro

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-28.11-2014.mp3"][/audio]
DSC02313

Taliyaha Saldhiga Boliiska  C/casiis oo amar ka soo saaray Anshaxa Xeebta Liido (DAAWO MUUQAAL)

Maalin kasta Todobaad kasta Xeebta Liido ee degmada ...
DSC09436

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka Todobaadka (Dhageyso+Sawirro)

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-28-11-2014.mp3"][/audio]
gil

Maxkamad ku taala Bristol oo 13 dhalinyaro Soomaali ah ku heshay dembi ah kufsi

Koox dhalinyaro ah oo tiradoodu gaareyso 13 ayaa ...
baafo

Wasiirka Beeraha oo ka warbixiyay shir uu uga qeyb-galay Nairobi

Wasiirka Beeraha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
nca

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo dhambaal uu ka  siday Madaxweynaha Soomaaliya gudoonsiiyay Madaxweynaha Yemen “Sawirro”

Sanca, November 27,2014 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-27.11.2014.mp3"][/audio]
1459709_518188174963652_1198258588_n

Kulan Wacyigilin Ah Oo Loo Qabtay Dadka Ku Dhaqan Degmada Xamar Jajab “Sawirro”

Kulankani oo looga hadlayay sida bulshada ku dhaqan ...
binetadiop (1)

Haweeneyda Midowga Africa u qaabilsan Haweenka iyo Caruurta Oo Faah Faahin Ka Bixisay Socdaal Muqdisho Ay Ku Timid

Shirkani Jiraa,id oo ay Galabta ku qabatay Xarunta ...
IMG_7752

Cabdi wali gaas oo lagu soo dhaweeyay magaalada Boosaaso ee gobolka bari “Sawirro+Muuqaal”

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho.

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-27.11.2014.mp3"][/audio]
DSC09299

Dufcadii si deedaad oo ka Qalin jabiyay machadka SOS”Sawirro”

Ku dhowaad 30 arday  ayaa amaanta waxa ay  ...
dayactir

Degmada Warta Nabadda oo laga bilaabay dayactir wadooyinka ah (DAAWO MUUQAAL)

Maamulka degmada Warta Nabadda ayaa maanta howlo lagu ...
Xeer ilaaliyaha Qaranka

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo sheegay inay baaritaano ku socdaan dad loo heysto dhoofinta dhuxusha (DAAWO MUUQAAL)

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in ...
xoogga-dalka-

Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS oo tababar loogu soo xiray gobolka Bakool

maamulka gobolka Bakool ayaa sheegay in tababar loo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-27-11-2014.mp3"][/audio]
Mustaf-Dhuxulow

Wasiirka warfaafinta oo ka qeybgalay munaasabad lagu weyneeynayay dhaqanka Soomaalida (DAAWO MUUQAAL)

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha, mudanayal ka tirsan ...
images

Taliska qeybta 60-aad ee ciidanka XDS oo ka warbixiyay howlgallo ay ciidanku sameeyeen

Taliska qeybta 60-aad ee ciidanka XDS ayaa faah ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-26.11.2014.mp3"][/audio]
IMG_7475

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Kormeeray Xarumo Ku Yaala Qardho “Sawirro”

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo ...
8

Tartanka kubadda cagta ah oo ay soomaali ka qeybgalayeen oo Holland lagu soo gabagabeyey +Sawirro

Markii ugu horeysay oo Tartanka kubadda cagta ee ...
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalja

Agaasimaha guud ee Qorsheynta iyo Xiriiriyaha hay’adaha samafalka G/Sh/Hoose oo la magacaabay

[caption id="attachment_218581" align="aligncenter" width="640"] Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ...
beeraleey

Beeraleyda gobolka Shabeelaha Dhexe oo la qorsheynayo in abuur loo qeybiyo

Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa bilaabay qorshe abuur ...
muqdisho_1

Horumar ganacsi oo laga dareemayo magaalada Muqdisho “DAAWO”

Horumar dhanka ganacsiga ah ayaa laga dareemayaa suuqyada ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-26.11.2014.mp3"][/audio]
PM YAMAN 4

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Yemen , SAWIRRO

Sanaa,November 26,2014 -  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta ...

Tubta Toosan

bad

Xasuuqii Alshabaab ka geysteen Mandheera maxay diintu ka qabtaa?-DHAGEYSO

Diinta Islaamku waxay reebtay in la dilo dadka ...
Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Knowledge

SHEEKH MUUSE CAGAWEYNE: Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan-DHAGEYSO

Aqoon la’aani waa iftiin la’aan ayay tiraahdaa Soomaalida. ...