Wednesday, November 26th, 2014

Warsame Joodax ”Ammaanka G/Banaadir Dowlada Gacanta Ku Heysa Meel Walbana Ciidamaa Jooga”

Published on June 23, 2013 by   ·   No Comments  ·   1,437 views

Maamulka G/ Banaadir ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay wax ka qabashada Amaanka magaalada Muqdisho,  iyaga oo sheegay in ay ku dadaali doonaan horumarinta gobolka.

Ku xigeenka gudoomiyaha gobolka Banaadir ee dhanka amaanka mudane Warsame Maxamed Xasan oo xalay wareysi siiyay Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa sheegay in amaanka gobolka Banaadir uu yahay mid wanaagsan, isagoo beeniyay wararka sheegaya in maamulka gobolku uusan gacanta ku heynin qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

‘’Gobolka Banaadir Dowladaa gacanta ku heysa meel walboo gobolka ka mid ahna ciidamada dowlada jooga,  waa laga yaabaa habeenadii niman maalintiina ummadda u eg habeenkiina nooc kala ah ay meelaha qaar wax ku dilaan ama ay dadka cabsi geliyaan, micnuhina ma ahan iney meel gacanta ku hayaan’’ Sidaasi waxa yiri Warsame Joodax.

Mar la weydiiyey Warsame Maxamed Xasan dhibaatooyinka lagala kulmo jidadka burbursan ee gobolka Banaadir iyo waxa uga qorsheysan maamulka gobolka dib u dayactirka waddooyinkaasi ayuu ku jawaabay in arintaasi ay u baahanta hay maalgelin xoog leh iyo nidaam dowladeed oo qaada mas’uuliyadda dhismaha waddooyinka caasimadda.

‘’Dhismaha Laamiyada iyo howlaha waaweeynoo dhan waxaa qaban kara dowlada oo mashaariic dib u dhis ah ka fuliso,  wadooyinka gobolkana waxaa soo gaaray burbur aad u xoogan wixii kale oo ka gobol ahaan aan qabankarnana kama jiifaneyno’’ Ayuu yiri Warsame Joodax gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolja Banaadir ee dhinaca amaanla.

Amaanka magalada Muqdisho ayaa ah mid aad u wanaagsan marka loo eego sanadihii la soo dhaafay, waxaana laga dareemayaa horumarro iyo isbedelo dhan kasta ah.

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

115

Muungaab Oo manta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guude Ee Q.midoobay Nikolas kay .SAWIRRO

Kulankaan oo manta ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka ...
shabaab

Wadayaasha gaadiidka oo ka cabanaya lacago baad ah oo ay ka qaadaan Shabaab

Wadayaasha gaadiidka isticmaala waddada isku xirta Jowhar iyo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-26-11-2014.mp3"][/audio]
Sf-20

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Tartanka Futsalka Ciidamada Aduunka (Sawirro)

Waxaa Magaalada Lommel ee dalka Beljium ka furmay ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
diyaaradaha-Kenya

Al-Shabaab oo duqeyn lagu  bartilmaameedsaday

Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Kenya, ayaa sheegtay in ay ...
Magaalada_marka

Dhallinyarada Benaadir iyo Shabeellada Hoose oo Marka ku kulmay

Kulan dood Cilmiyeed ahaa oo looga hadlayey doorka ...
astaanta-warka

Dhageyso warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-TABIYAL-NASHAD-IYO-NUUR-SACID-FAR-QEYS-25.11.2014.mp3"][/audio]
sawir hore bineta diop

Wasiiro ka tirsan xukuumadda oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Haweenka, Nabada iyo xasilinta

[caption id="attachment_218421" align="aligncenter" width="480"] sawir hore bineta diop[/caption] Wasiiro ...
xasan

Madaxweynaha  oo Tacsi u diray ehelada Marxuum Cumar Xaaji Maxamed

Muqdisho. November, 25, 2014- Madaxweynaha Jamhuriyadda Fedraaalka ee ...
qoorsheel

Wasiirka Gaadiidka oo la kulmay iskaashatada gaadiidka dekadda ka howlgalla

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada xukuumadda Soomaaliya ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-25.11.2014.mp3"][/audio]
Nadaafad

Degmada Cabdicasiis oo laga bilaabay Olole Nadaafadeed

Maamulka Degmada C/casiis ayaa howla Nafadaaded ka bilaabay ...
tavavar umuliso

Dhibaatada gudniinka fircooniga oo laga hadlay

Siminaarkan oo lagu baranayay ka hortagga gudniinka fircooniga ...
booooo

Ciidamada booliska oo gacanta ku dhigay hub, maandooriye iyo dadkii watay

Ciidamada booliska degmada Shangaani ayaa maanta howlgallo ay ...
Rw

R.wasare C.wali Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Marxuum Cumar Xaji Masale

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh ...
kkkk

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Dhiggiisa Yemen. +sawiro

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. ...
bad

Xasuuqii Alshabaab ka geysteen Mandheera maxay diintu ka qabtaa?-DHAGEYSO

Diinta Islaamku waxay reebtay in la dilo dadka ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-25-11-2014.mp3"][/audio]
baydhabo

Ciidamada dowladda oo howl-gallo ka wada gobolka Baay

Ciidamadda  dowladda oo ku sugan magalaadda Beydhabo ee ...
deg-wanlaweyn

Kulanka ammaanka looga hadlayay oo lagu qabtay Wanlaweyn

Kulan looga hadlayay   sidii loo adkeyn lahaa  ammaanka ...
XDS

Generaal Cumar Xaaji Masalle oo ka tirsanaa saraakiisha XDS oo ku geeriyooday UK

Allaha u naxriistee  waxaa dalka ingiriiska  ku geeriyooday  ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
tacsi

Duqa Muqdisho Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Guddoomiye Ku Xigeenka Shirkadda Hormuud

Muqdisho, 24 November 2014 –Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna ...
DSC00651

Tababar Ku Saabsan Nabada Oo Cadaado Lagu Soo Gaba-gabeeyay “Sawirro”

Munaasabadani oo gabagabo u aheyd mashruuca Quraca Nabadda ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-HABEEN-24.11.2014.mp3"][/audio]
DSC09177

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Maanta Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyay “Sawirro”

Shariif  Xasan Sheekh Aadan oo 18 –ka bishan  ...
yuulka

Ra’isul Wasaare C/weli Oo Ka Hadlay Kala Aragti Duwanaanshaha Soona Dhaweeyay Hadalkii Guddoonka Baarlamaanka (DAAWO MUUQAAL)

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh ...
dekeda hobyo

Doon u raran ganacsato Soomaaliyeed oo maanta ku soo xiratay Dekedda Hobyo

Dekedda magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa 18 ...
jawaari

Go’aan Kasoo Baxay Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya…AKHRISO

Hoos ka akhriso go'aan kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka ...
beyle

Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Sanca Kula Kulmay Dhigiisa Yemen

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr ...
makaraan

Dhalinyaro Ka Kala Socota Degmooyinka Gobolka Banaadir Dhibaatada Xagjirnimada

130 dhalinyaro oo laga soo kala xulay 12 ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-24.11.2014.mp3"][/audio]
Wasiirka-Gaashaandhiga

Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay safiirka Sudan ee Soomaaliya (DAAWO MUUQAAL)

Wasiirka Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh ...

Tubta Toosan

bad

Xasuuqii Alshabaab ka geysteen Mandheera maxay diintu ka qabtaa?-DHAGEYSO

Diinta Islaamku waxay reebtay in la dilo dadka ...
Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Knowledge

SHEEKH MUUSE CAGAWEYNE: Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan-DHAGEYSO

Aqoon la’aani waa iftiin la’aan ayay tiraahdaa Soomaalida. ...