Tuesday, September 2nd, 2014

Daawo warka TVga qaranka

Published on April 29, 2011 by   ·   11 Comments  ·   7,448 views

 

 

 

 

 

 

Dhammaan Akhristayaasha Radiomuqdisho.net waxaa lagu wargalinayaa in ay TV-ga qaranka wararka ka bax aay halkaan ka wadawan karaan.

http://www.youtube.com/watch?v=TMLGM2R_8EE

Readers Comments (11)

  1. Somali says:

    Waa wax fiican laakiin warkaan maanta maaha waxaan jeclaan laheen warka si maalinle ah in ad u soo gelisaan mahadsanidiin.

  2. Hussein says:

    maasha,alaah waan farxay markaan arkay warkatvga aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin shaqaalaha wasaarada warfaafinta howsha sida wayn ey u wadaan hanbalyo..laakiin maalin kasto soo galiya

  3. nuux jaamac says:

    waa saafi tv-ga qaranka fadlan noogu soo sdhuba sidan oo kale. waa ku mahadsan tihiin. Waxaan ku qoslay qabqablihii xamar qayb dhan burburiyay oo tv-ga qaranku soo daayay hadalkiisa hadana leh la hadli maayo warbaahinta qaranka. Waa hadal ku salaysan macno la,aan oo danaysinimadii lagu yaqaanay ku dhisan.

  4. nuux jaamac says:

    wacdaro cusub ayuu la soo baxay tv-ga qaranka laakiin dadkayaga qurbaha yurub waxaan isku halaynaa waa website-ka qaranka.

  5. ANFAC says:

    waaa wax lagu faano lkn waxbaa wele qabyaa ka dhiga malin kasta joogto sxbyal

  6. Abdi says:

    Waa talaabo wanaagsan oo wax tar leh oo na siineysa fursad aan kula socono marxalada uu maraayo wadankeena.

  7. asc dhamaan u mada somaliyeed gaar ahaan bahada wazaarada warfaafinta waxaan jeclaalahaay hadii oo jiro wap tv ga qaranka leeyahay in lasoo wargaliyo tankale bahda radiyoowga waxaan ka codsaneenaa in aad marwalbo warka si online aad u soo galisaan mahadsanidiin

  8. abdullahi says:

    maxaa u dhaheeseen tvi’ga qaranka si casri aa loo sameeyay?? heesta iyo effectiga maba islahan, horudhac neh malahan, dmm.

  9. bahda radio muqdisho waxan aad iyo aad uga mahadcelineynaa inay codsiyadeeni wax ka qabanayan wana howsha qaranka aad u heysan waxan idin sheegayna qof walba oo wadani ah wuu idin jecel yahay wuuna idin jeclaan dona maxa yeelay waxad si talaabo talaabo ah ugu so gudbineysaan xaalada guud ee dalka waxan hada codsaneynaa guulaha dowlada oo muuqaal ah inad so gelisan wabilahi towfiiq ama ciidanka aad ka sameysan barnaamij howlaha ay shacabka u hayaan iyo dalka wabilahi towfiiq

  10. Dr.ahmed says:

    Asc walalayal suurto gal ma ahan miyaa in aad nile siteka gelisaan ama arabsite ka wayo anaga sudan ayan wax ka barana thx

  11. wadani somali ah says:

    aad iyo aad ayaan ugu qanacsanahay tvka qaranka
    waxaan wasaarada ka rajeynayenaa in aya hormar intaan ka badana sameeyso




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Wasiirrada

Golaha wasiirrada oo go’aanno ka soo saaray shir aan caadi aheyn oo ay Muqdisho ku yeesheen (Sawirro+Dhageyso)

Muqdisho, September 02, 2014—Shirka aan caadiga aheyn ee ...
IMG_6821

Shirkii Looga Hadlayay Sidii Wax Looga Qaban Lahaa Argagixisada Qaarada Afrika oo Nairobi Lagu Soo Gabagabeeyay “SAWIRRO”

Shirkii looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa ...
DSCN0247

Ku Simaha Madaxweynaha Oo Baydhabo Kulammo Kula Qaatay Odayaal Dhaqameedyo Iyo Siyaasiyiin“SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku ...
Abaar

Waa sidee xaaladda abaareed ee dalka?

Sanadkii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka dhacay abaar xooggan ...
Drones

Tirada horjoogayaasha Shabaab ee lagu dilay Baraawe oo korortay

Wasaaradda difaaca ee Mareykanka oo ka hadashay duqeymo ...
ciidamada xds

Ciidamo ka soo tegay Beladweyne oo raashin u sida shacabka Degmada Buulo Burde

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa Nabad ...
warsheekh

Horumarinta adeegyada guud ee bulshada degmada Warsheekh oo laga hadlay

Kulan looga hadlayo sidii adeegyo horumarineed looga hirgelin ...
IMG_7882

Dr Cabdiweli Gaas oo dhagax dhigay dib u dayactirka waddo bur bursan “SAWIRRO”

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-DUHUR-02-09-2014-.mp3"][/audio]
astaanta_qaranka11 ok

Wasiirka Kalluumeysiga oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda FAO

Wasiirka Kheyraadka iyo kalluumaysiga badda ee Xukuumadda Soomaaliya ...
4

Xaflad qalin jebin ah oo Arday Soomaaliyeed loogu sameeyay dalka Kuwait “SAWIRRO”

Ururka ardayda Soomaaliyeed ee dalka Kuwait ayaa soo ...
IMG_65411

shir looga halayo argagixisada oo ka furmay Kenya

shirka oo ay ka qeybgalayaan Hoggaamiyaasha dalalka Bariga ...
SHIRKA7

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Siminaar loogu soo gabagabeeyay Magaalada Kampala ee Dalka Uganda ”SAWIRO”

Siminaarkan oo ay ka qeyb galeen ku dhawaad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/Bandhiga-Waraysiyada-Mustaf-Warcadeeye-01.09.2014-ok.mp3"][/audio]
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-01.09.2014-ok.mp3"][/audio]
DSCN0150

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Baydhabo “SAWIRRO”

Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka ...
01 (12)

DAAWO VIDEO:Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay taliyaha ciidanka Mareykanka ee Geeska Afrika (Sawirro)

Taliyaha ciidammada Mareykanka ee dalalka Geeska Afrika Jeneral ...
1

Maamulka Gobolka oo gaadiid loogu adeegayo bulshada guddoonsiiyay shan Degmo(Sawirro+Muuqaal)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta 5 gaadiid ah ...
somali-president-hassan-sheikh-mohamud

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kenya uga qeyb galaya shir looga hadlayo argagixisada

Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-01.09.2014.mp3"][/audio]
DSC08902

Jaamacadda Jamhuuriya oo soo bandhigtay arday cusub oo ay qaadatay “SAWIRRO”

Munaasabaddaani dib loogu furayay Jaamacadda Jamhuuriya oo ay ...
unnamed (2)

Daawo Golaha Wasiirada oo meel-mariyay hindise sharciyeedka xeerka saxaafadda “SAWIRRO”

Muqdisho, September 01, 2014—Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ...
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Ku-simaha Madaxweynaha Dalka oo Baydhabo kula shiraya odoyaal dhaqameed

Ku-simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ...
DSC00796

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo soo bandhigay warqado been abuur ah “SAWIRRO”

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali ...
vlcsnap-2014-09-01-13h44m54s131

Wasiirro Iyo Xildhibaano Ka Qeybgalay Xaflad Lagu Furayay Shirkada Duulimaadka Som Air(Sawirro+Muuqaal)

Wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
heshiis

Dibadbaxyo Lagu taageerayay Heshiiski Barre Hiiraale Iyo Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan G/Jubbada/Hoose

Dibadbaxyo lagu taageerayay heshiiskii lagu soo afjaray khilaafkii ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka SUbax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-1-9-2014.mp3"][/audio]
IMG_65111

Ambasador Cali Americo oo Xalay Kulan La Qaaday Soomaalida Ku Nool Xaafada Islii iyo Saraakiisha Ammaanka “SAWIRRO”

Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
vlcsnap-2014-08-31-16h39m16s249

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan labada Shabeelle iyo Hiiraan “SAWIRRO”

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo kaashanaya kuwa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-HABEEN-31.08.2014.mp3"][/audio]
dhalinyaro

Guddiga maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo la taageerayay

Kulankani lagu taagerayay magacabista guddiga maamul u sameynta ...
waali6

Wakiilada beesha caalamka ee joogo Soomaaliya oo soo dhaweeyay horumarka laga gaaray dib-u-heshiisiinta Kismaayo

Muqdisho, 31 Agosto 2014 – Qaramada Midoobay, Urur ...
wasiirka warfaafinta

Weerarakii gaadmada ahaa ee Al-shabaab ku qaaday xabsiga Jilicow oo guuldaro ku dhamaaday War-saxaafadeed

Agosto 31, 2014....Ciidamada amniga ayaa gaashaanka u daruuray ...

Tubta Toosan

Abaar

Waa sidee xaaladda abaareed ee dalka?

Sanadkii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka dhacay abaar xooggan ...
Sh Cali Wajiiz

Sheikh Cali Wajiiz oo si qoto dheer uga hadlay taariikhda kooxaha xag jira

  Taariikhda Islaamka kuma cusba kooxaha xag jirka ah ...

Islaamka iyo Xagjirnimada Dhageyso

Shareecada Islaamku waa diin dhex dhexaadnimo waxayna ka ...