Friday, October 24th, 2014

Wariye Xasan Yuusuf Absuge Oo Maanta Muqdisho Lagu Dilay

Published on September 21, 2012 by   ·   11 Comments  ·   4,975 views

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu dilay Wariye Xasan Yuusuf Absuge oo ka howlgalyey Radio Maanta oo ka mid ah idaacadaha ka shaqeeya magaalada Muqdisho.

Wariyaha ayaa waxaa toogtay sida ay Radio Muqdisho u sheegeen saaxiibadiisa shaqada kooxo bastoolado ku hubeysan oo iyagu madaxa ka toogtay xili uu marayey meel ku dhow isgoyska baar ayaan oo ay xarunta Idaacadda uu ka howlgallo ku taalo.

Allaha u naxariistee Xasan yuusuf Absuge ayaa waxaa uu mar ka mid ahaa wariyeyaashii ka shaqeynayey Radio Muqdisho intii Dowladihii KMGka ahaa dalka ay ka jireen waxaana dilkiisa uu imaanaya waxyar kadib markii ilaa Seddex wariye ay shalay kooxda Al-Shabaab qarax ku dishay.

 

Readers Comments (11)

  1. Musa M Ali says:

    Alaha u naxariisto Muarxuun Hassan Yusuf Absuge Ilaah janadii ha ka waraabiyo AAMIIN.
    Umaddii waa dhamaatay, maalin ayaan lala xisaabtami doonaa kuwa wax dhameeneeso.

  2. Hassan says:

    Ilahay ha u naxariisto suxufiga

  3. danjire says:

    inti dhimatay alaha u naxariisto inti dhaawac ahna alaha caafiyo waxaan talo siinlahaa wariyayaasha soomaaliyeed , waxaan idin leeyahay hubka qaata oo isdifaaca hadey fartiina nuuxsaneeyso kaligiin hadhimanina haidinla dhiteen duliyaasha foosha xun ee dhiigiina baneystay waa xisbiga sheydaane, qaarbadan oo foolxumayaal ah oo halkan yurubta nala joogta ayaa rayiga sheydaamada qaba, walaahi hadaan awoodilahaa inaan idin difaaco waayeelilahaa laakin marwaliba garabkiinaa nahay howsha shacabkiina aad uwadaan marna haka niyad jabina walaalayaal waaloodhashaa wadani ee leyskama dhigi karo kuwan alsheydaan layiraah midabka un baan wadaagnaaye diin iyo damiir iyo wadan mid aan wadaagno majiraan, adinkaa walaalahayna ah oo naladhashay oo soomaali wadanahay qalbigeenana walaalaheena ayuu lajiraa ee waxaan idinleeyahay hubka hakatagina

  4. suleeqo qalanjo says:

    wlh waa waa yab musiibooyinka isdaba yaalo ee soomaliya ka socdo

  5. xiurshe says:

    madaxweeyne waxaad tahay shaqsi culus laakiin xaalada jirta weey adagtahay waxa kaliya oo lagaa sigayo waa dhisida ciidan qaran iyo nabada oo la dareemo.

  6. xiurshe says:

    guul ayaan kuu rajeeynaa waxaan ahay muwaadin u.baqaya shacabka.

  7. xiurshe says:

    ilaah hana hanuuniyo hana noo gargaaro

  8. Yusuf yare says:

    Asc allaha u naxariisto wariyayaasha shahiiday ku dhawacana ilaahey ha bogsiiyo waxan madaxweynaha cusub leeyahay ciidan qaran oo shacabka iyo dadka indha uh intaba difaaca please wey dhamaadeen dadka yagu mudane madaxweyne ciidan qaran waqtigaaga gali

  9. C/QADIR NASIR says:

    Naxariisti janno ilaah haka waraabsho, Xasan yusuf absuge iyo dhaman intii kaleeee shalay wax ku noqotay qaraxii shalayto waana waxashnimo walahi waxa nooocas oo kale ka dambeeyo waxana umadda somaliyeed oran lahaa meel uga soo wada jeesta oo yaaan indhaa laga egan ALLE CIQAAB HA MARSIIYO KUWAAN WAY NA DHIBEEENE AAMIN.

  10. puntlander says:

    alle ha unaxariisto aamiin aamiin

  11. Bashka says:

    Innaa lilaahi wainaa ilayhi raajicun kulu nafsu daiqata mawd ilahay hau naxariisto xasan waxaa dilay gacan kaxaq daran waana kuwa mushrikin taah ee alshabaab sheganayo maalin malmaha kamid ah ayaa laciqaabi doonaa in shaa alaah




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

EBOLA

Siminaar Ebola ku saabsan oo Muqdisho lagu qabtay

Siminaarkaani oo bulshada looga wacyi gelinaayay y sida ...
DSCN1393

Dhallinyaro tababar Sports loogu furey Muqdisho”sawiro”

Akademiyadda kooxda Banaadir  Sports Club ayaa tababar ciyaarta  ...
20141023_122822

“Daawo Sawirrada”Qeybta Labaad booqashada madaxweynaha ee gobollada Galguduud iyo Hiiraan

             
download

Tababar loo soo xiray askar ka tirsan ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar

Tababar loo soo xiray askar ka tirsan ciidanka ...
DSC07790

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay mashruuca deriseynta (Dhageyso+Sawirro)

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
IMG_0385

Shaqaale ka tirsan SNTV UK oo tababar wariyenimo ka qeybgalay+Sawirro

Qaar ka mid ah shaqaalaha taleefishanka qaranka laantiisa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-24-10-2014.mp3"][/audio]
10347248_1473634609548763_3356529823124609855_n

Wasiir Beyle “waxaad arkeysaa dalal badan oo daneeynaya iney wadankan maalgashadaan” (DAWO VIDEO)

Wasiirka arrimaha dibadda iyo maalgashiga ee xukuumada federaalka ...
20141023_111411

“Sawirro + VIDEO”Madaxweynaha oo booqasho taariikhi ah ku tagey Ceelbuur iyo Beledweyne

Madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh ...
calanka qaramada midoobay1

FARRIIN KU AADAN MUNAASABADDA MAALINTA QARAMADA MIDOOBAY  24 Oktoobar 2014

Qaramada Midoobay ayaa loogu baahanyahay si ka badan ...
vlcsnap-2014-10-23-14h07m34s90

Ciidamada Amaanka Galmudug oo gacanta ku soo bandhigay  walxo qaraxyada loo adeegsado

Saraakiisha ciidamada Booliiska iyo Nabad Sugida Galmudug Maamulka ...

Ganacsatada Jubbooyinka oo beeniyay eedeynta ay u soo jeedisay Monitoring Group

Iyadoo dhowaan kooxda la socodka xayiraada hubka ee ...
Waajid

Wefdi Xildhibaano ah oo maanta gaaray degmada Waajid ee gobolka Bakool

Wefdigan oo ay kamid ahaayeen Xildhibaano ka tirsan ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/war-duhur-23-10-2014-ok.mp3"][/audio]
Madaxweynaha Baraawe

Wefdiga Madaxweynaha oo gaaray Beledweyne kulamana la qaadanaya maamulka gobolka

Wefidga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxaa kamid ah ...
IMG_3585

Culimo codsatay in la dhameystiro dhismaha Masjidka Jaamacal Ibi ee Degmada Shibis “SAWIRRO”

Masaajidka Jaamacal Ibi ee ku yaala xafaada Bilaajo ...
madaxweyne xasan sheekh

Madaxweyne J. F. S. oo booqasho ku tegay degmada Ceelbuur ee G/Gaduud

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
gen_ismaaciil_naaji

Danjiraha Soomaaliya ee Yemen oo UNHCR kala hadlay dib u celinta qaxootiga

kulan looga hadlayay xaaladda qaxtiga Soomaaliyeed ee ku ...
MAGAALADA-KISMAAYO-OK1

Kismaayo oo lagu soo bandhigay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab

Saraakiisha ciidamada  maamulka KMG ah ee Jubba ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-23-10-2014.mp3"][/audio]
amniga

Guddiga Amniga Oo Shir Aan Caadi Aheyn Caawa Ku Yeeshay Muqdisho+Go’aanno. (DAAWO VIDEO)

Kulan Aan Caadi aheyn oo uu shir guddoominayay R.wasaare ...
wasirka boostada

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo khudbad ka jeediyay shirka Busan, South Korea

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mduane Maxamed Aadan ...
shabaabaaa-620x3301

Shabaab oo laba nin ka afduubtay tuulada Shadoor ee Degmada Ceeldheer

Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa ...
DSC07539

Wasaaradda Kalluumeysiga oo maanta soo gaba gabeysay aqoon is weydaarsi looga hadlaayay kheyraadka badda”sawiro”

Aqoon is weydaarsigan  oo lagu   baranayey  sida ugu ...
fatahaad beledweyn

Webiga Shabeele oo ku fatahay xaafaddo ka tirsan Beledweyne

Iyadoo lagu guda jiro xilliga Dayrta isla markaana ...
dalxa. uuseey

Xildhibaan Dalxa oo la kulmay Madaxda dalka Switzerland”Dhegeyso”

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha dibadda ee Barlamaanka ...
j

“Daawo “Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo fariin muhiim ah u diray bulshada Soomaaliyeed

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ...
10606257_768656859855134_4896910870940779898_n

JAAMACADDA SIMAD: Kudhawaad 30 arday oo qaatay shahaaddada Master-ka-SAWIRRO

Jaamacadda SIMAD ayaa maanta shahaaddada heerka labaad ee ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-22.10.2014-sax.mp3"][/audio]
baarlamaanka2_large

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta loo gudbiyay 10 Hindise sharciyeed oo uu ku jiro hindise sharciyedka la dagaalanka Argigaxisada. (DAAWO VIDEO)

Mudo 24 sano kadib markii ugu horeysay maanta ...
DSC07490

Arday soo saartay hab cusub oo loo beeri karo cawska”sawiro + VIDEO”

Ardaydani  oo   wax  ka barata  Jamacadda  Jazeera    magalada ...
cadale

Dowladda oo raashin gargaar ah gaarsiisay degmooyinka Cadale iyo Baraawe

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa raashin gargaar ah ka ...
DSC07381

R/wasaaraha oo saaka dalka dib ugu soo laabtay (Sawirro + VIDEO)

R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. C/weli Sheekh ...
shabaab

Rag qorsheynayay falal argagixiso oo lagu qabta Dooloow

Degmada Dooloow ee gobolka Gado ayaa  lagu qabtay ...

Tubta Toosan

Qarac

Dilka Rayidka Diintu maxay ka qabtaa?

Maleeshiyada Alshabaab tan iyo markii la dilay hoggaamiyahoodii ...
Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...
Jihaad

Jihaadku ma dagaal oo kaliyaa? Dhageyso

Qur’aanka iyo Sunnaha waxaa ku soo arooray JIhaad, ...