Wariye Shuuriyaako oo deeq lacageed la gaarsiiyay
Published on December 5, 2012 by Canab · 7 Comments · 2,423 views
Deeq lacageed oo ka timid muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku nool dalka Mareykanka ayaa maanta la guddoonsiiyay wariye Saciid Warsame Shire “Shuuriyaako” oo ka mid dadkii ku dhaawacmay weerarkii naftii halignimada ahaa oo ka dhacay Tiyaararka Qaranka.
Deeqdan lacageed ayaa waxey gaareysay 500 oo Dolar waxaana iska soo uruuriyay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka kuwaas oo ka damqaday xaaladda wariye Shuuriyaako oo kujira mid ka mid ah Isbitaalada magaalada Muqdisho.
Lacagtan maanta la guddoonsiiyay Saciid Shuuriyaako ayaa waxaa loo soo wakiishay agaasimaha warbaahinta Qaranka C/raxmaan Yuusuf Sheekh Al-cadaala isagoona guddoonsiiyay Saciid Shuuriyaako lacagtii loo soo wakiishay.
C/raxmaan Yuusuf Sheekh ayaa sheegay in lacagtan ay ka timid dhalinyaro Soomaaliyeed kuwaas oo ka damqaday dhibaatada walaalkood, isagoona ugu baaqay dadka kale in ay caawiyaan wariye Shuuriyaako.
Siciid Shire Warsame “Shuuriyaako” ayaa uga mahadceliyay dhilinyada Soomaaliyeed ee deeqdan lacageed u soo dhiibay isagoona ummadda Soomaaliyeed ee wax haysta ka codsaday in ay wax u qabtaan.
Shuuriyaako ayaa ku dhaawacmay munaasabad loogu dabaal dagayay dib u howlgalinta Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed taas oo ka socotay xarunta Murtida iyo madadaalada Qaranka halkaas oo uu ka dhacay qarax naftii halignimo ah.
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
allaha u fududeeyo
alaha u kaalmeeyo umadda dhibtootay kuwii gaytayna dhibkaas umadda hayto jahanamo amiin aamiin aamiin
aad iyo aad baan ugu mahad celinnayaa dadka soomaliyeed ee walaal kooda dhibaataysan ee ay soocaawiyeen
Allahayow caafimaad sii walaalkeen
aad ayaan ugu xumahay xaalada weriye siciid warsame shuuriyaako soogaartay waana kadamqaday dhibka haeysa lkn waxaan iulaahay ugui barya inuu ilaahay caafimaad siiyo.
Alxamdulilah ILAAHEY waxan uga barya walalken cafimadkisa inu dib ugu soceliyo lugahisana u kusocdo insha alah wan umahadcilinaya dadki gartay ineycawiyan wariyahas somaliyed sidokale c/raxman yusuf shekh alacadaala o ah wadani an xogisa ka hagran ayan leyahay ajar iyo xasanad alaha kasiyo
allaha caafiyo walaalken kuwii soo caawiyayna alle haka abaal mariyo aaamiiiin