Thursday, May 17th, 2012

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Baydhaba

Published on February 22, 2012 by   ·   11 Comments  ·   4,495 views

Wararkii ugu danbeeyay ee aynu  ka heleyno magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in ay isaga baxayaan horjooggayaasha Al-Qaacidda, iyadoo dadka deegaanka ay billaabeen barakac ku socda si tartiib tartiib ah.

Wararka uu Radio Muqdisho uu ka helayo gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in horjooggayaasha Al-Qaacidda ay billaabeen in ay isaga baxaan halkaasi, kadib markii ay u soo jiheyteen ciidammada dowladda oo kaashanaya ciidammada Itoobiya.

Sidoo kale malleeshiyaaka aan  heysan qalab dagaal oo aan sidaa u badneyn ayaa looga cararay gudaha magaalada Baydhaba sida ay wararka sheegayaan, waxaana dadka deegaanka ay haddal hayaan soo galitaanka ciidammada dowladda iyo kuwa Itoobiya.

Goobjoogayaal ku sugan xarunta gobolka Baay ee Baydhaba ayaa inoo sheegay in ay cabsi ka qabaan in uu dagaalka sida ugu dhaqsiyaha badan ku soo fido, maadaama Al-Shabaab Al-Qaacidda ay billaabday in ay ka cararto cududa ciidammada Xoogga ee ku soo wajahan.

Dhinaca kale malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa magaalada Baydhaba kala cararay Idaacadda ay dadka ka gaaleysiin jireen ee Andulus, iyadoo aan la ogeen halka ay illaa hadda u carareen.

Ciidammada dowladda ayaa ku soo wajahan gudaha degmada Bardaale oo xilligaani haabaneysa kadib markii ay isaga carareen malleeshiyaadka Al-Qaacidda.

 

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

 

Yurub                                            +442035190460

 

USA & CANADA                         +17124327760

 

 

 

Readers Comments (11)

  1. yasin says:

    Waagii alshabaab jiray ayaan mardhow bilaabaynaa naga saara shayaadiinta mindiyaha badan ee dad qalatada ah XDS waan idin sugaynaa dalka xoreeya insha allah guuuuuuuuuuuuuuuul

  2. Arkayaaa says:

    Asc waxan umahad celinayaa cidamada xooga dalka somaliya guulesta oo naga sifeeya kuwan labaxay alqaarajiya .midakale nimankan doqoonu dibir kamadharagto miyaa meymesha kukala tagan filimkoda an hiitka aheyn wasoconwaye isdhiba oo dadka hadhibinina adunka dhinaca wanagsan karaaca .wabilahi dowfiiq

  3. asc.dhamaan bahda radio muqdisho dhanka kale waxan leeyahay guuleeysta cxds umada soomaaliyeedna waxan rabi uga tuugay inow ka dhigo kuwa mideysan oo is raaca.dowladane waxan leyahay guul.

  4. digaala hargeisa says:

    marka hore waan idin salaamayaa dhamaanba bahda idaacada radio mugdisho bacad salaan waxaan aad iyo aad ugu farxay kooxdii fidna wada yaasha ahaa ee alqaacida oo aad warkoodii si faah faahsan noogu soo gudbisee

    • digaala hargeisa says:

      waxaanu hargeisa dhexdeeda ka qaadaynaa dhagdeer dhimatoo dhulkii nabad idinkuna walaalayaal nasoo dhaweeya oo wixii aanu tabanayno naga shaafiya waa inoo guu guul

  5. Wadani says:

    Erya erya erya waa guul farxad leh cxd inay gacanta ku dhigaan magalads muhinka ah fari kama qodna faanoole kismaayo iyo marko kadib markaas ayay daba yaaqo taaganyihiin

  6. Ascw yaba ku gaaray alshababow adigoon indha sharer xiran dowlada waxan u shegaa mamulayashoda hadii laqabto pls markooda qorta halaga gooyo wa jabeene jabiya

  7. Cabdinaasir says:

    Dhamaan dadweynaha rer baydhawo waxaan ugubaqayaa iney sodhaweyan cidama xogadalka unadabldegan gusha eygaaren insha alah ilaahna eykumahadshan mar hadii alqaacidadi owkadulqaaday wbilahi towfiq

  8. Asc radio muqdisho sxb alqaacida dheedkooda ayaa dhacay hadana waxaan umaleyneenaa soomaali nabad iney noqotay alqaacida waxay usoo dhigteen shacab soomaliyeed waxaa guul udirayaa ciidamad qalab sida ee dowalada kumeel gaarka soomaaliya waxaana dhahaayaa alqaada gudkeygalaan lagu gubo. soomaaliya hanoolaato

  9. faxdi ali saudi arabia says:

    asc all bacda salan waa mahadsan tihiin bahda radio mugdisho ilaahey somalia nabad ha inoo ka dhiko walhi qofka ugu horeyo ee qurbo ka haajiro ayaa 1w ka ahay

  10. Idiris kulan says:

    ASC dhamaan daka somaliyed wani
    Salaamey rag iyo dumar waxaa
    Guul noo ah
    Wadakii smaliyed oo
    Nawad diidkii iyo
    Nolol diikii lasoo afjarey
    Waxaana mahadsan dolada iyo ahlusunna ciidamada eth wanisalaamey guulwanagsan




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

tartan

Tartan Aqooneed U Dhaxeeyay Duugsiyada Muqdisho Oo La Soo Gebagebeeyay

Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Kaliil

Guddoomiyaha G/Gedo”Dhawaan Ayaan Shabaab Ka Cirirbtireynaa Gobolka”

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...