War Saxaafadeed Kasoo Baxay Haweenka Soomaaliyeed
Published on July 19, 2012 by Jayte · 1 Comment · 1,525 views
War saxaafadeed kasoo baxay shir haweenka Soomaaliyeed oo maanta ku kulmay hoteelka City Palace, degmedda Cabdiazizi ee magaalada Muqdisho ayaa ugu hambalyeeyay xukuumadda iyo odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed horumarka laga gaaray geedi socodka ansixinta dastuurka kaas oo odayaal dhaqamaeedku soo dhaweeyeen islamarkaana ku biiriyeen tallooyinkooda, loona soo bandhigui ergada ansixineysa Dastuurka.
Haweenka Soomaaliyeed waxay kullankooda kasoo saareen qodobada hoos ku xusan:
1- Waxaan usoo jeedinaynaa DFKMG Soomaaliya iney tixgeliso heshiisyadii Garoowe iyo Dhamaan heshiiyadii kale, kuwaasi oo si cad u qeexayay Doorka Haweenka ee ka qeyb qaadashada siyaasadda dalka islamarkaana la dhawro saamiga loo qoondeeyay iney dumarku ku yeeshaan oo ahayd 30%.
2- Waxaan ugu baaqeynaa Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed iney tixgeliyaan saamiga haweenka ee ku aaddan ka qeyb qaadashada Ergooyinka Ansixinaya dastuurka iyo xubnaha Barlaamanka cusub.
3- Waxaan baaq qaar ah u diraynaa saxiixayaasha Roadmaapka inay ilaaliyaan heshiisyadii Garowe II iyo dhamaan kuwii kale, sidii ay kusaxiiseen khaasatan saamiga haweenka.
4- Waxaan sido kale baaq u diraynaa Beesha caalamka inay xaqiijiyaan hirgalinta heshiisyadii siyaasadeed ee lagu dhowrayeey xuquuqda dumarka ee ka qeyb galka siyaasadda.
Ugu dambeyntii Haweenka Soomaaliyeed ayaa isku raacay inay difaacdaan xuquudooda, waxayna muujiyeen inay diyaar u yihiin gudashada waajibaadka ka saaran dalkooda.
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
war duhur 17.06.2013
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
waaaaaaaaaaaw sas ayaa la rabaa dumarka xaqooda yaan la dhaafsin ma shalah talada wadanka in ay qabtaan ayaa kasi fican