Thursday, May 17th, 2012

WAR DEG DEG AH:-Mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay(Dhagayso)

Published on July 31, 2011 by   ·   8 Comments  ·   2,227 views

Waxaa Goor dhoweyd lagu dilay magaalada Muqdisho allaha u naxariistee Khaliif Jire Warfaa oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Dilka loo geystay Xildhibaanka ayaa waxaa fuliyey kooxo bastoolado ku hubeysnaa waxaana ay toogteen xili uu ka soobaxay Masjidka Marwaas ee degmada Xamarweyne halkaasi oo uu kusoo dukaday salaadii Maqribka.

Taliyaha Booliiska  Qaybta Bartamaha Xamar Cornel Cali Xirsi Barre Cali Gaab oo daqiiqado ka hor la hadlay Radio Muqdisho ayaa xaqiijiyey geerida Xildhibaanka waxaana uu sheegay inay ku raad joogaan kooxihii falkaasi ka dambeeyey.

Halkan ka dhagayso Wareysiga Taliyaha Booliiska Qaybta Bartamaha Xamar.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Readers Comments (8)

  1. jamal007 says:

    Ina lilaah wa ina ilahi rajicuun askaba nasib leh haben ramadan so galay gacan ka gardaran sababsjday Ala ya raxma wa in cidamada amaanka gacanta kuso dhiga dhagar qabayasha ka dambeyay qaloyinka shababka lagu yaqin markey xanunsada in falal naf lacaari ah naf ka radyen

  2. Cumar cadley says:

    In naa lilahi wa in naa ileyhi rajicun allaha unaxariisto marxunka gacan kagardaran ayaa dishishay khaliif intas k.d waxan leyahay wad isdhigateene horda katosa heegan galiya waxda amniga si looga hortago waxa ay damacsanyihiin cadowga san wax lowdulqado karo mahan mahadsanidiin

  3. WAAMO says:

    ILAAHAY HA U NAXARIISTO KHALIIF JIRE OO AAN AAD U AQAANO.WAXAAN MAR WADA DHAMMEEYNAY DUGSIGII HOOSE/DHEXE EE AFMADOOW.EHELADIISA IYO REERKIISANA ILAAHAY SAMIR HAKA SIIYO.

  4. umu anisaa says:

    inaa lillaaaaah wa inaa illeyhi raajicuun ilaahey ha u naxariisto marxuumkaas qoyskina ilaahey samir iyo imaam haka siiyo aamiin.
    waawax musiibo ah oo calamadaha khawarijta ah in dadka muslimiinta ku sugaan masajida hortooda marxuumkaas wuxuu dhintey bil wanaagsan waqtigana intaa ku ekaa wuxuu ku faraxsanaa inuu beri ramadaanka soomo balse ma ahaanin ilaahayow masiibadan naga qabo waa in feejignaada waayo khawarijtu markey jabaan oo dagaalka lagu laayo waxey sameeyaan isqarxis iyo in masajida dadka ku laayaan , sanad baa ka soo wareegtey xasuuqii hotel muna ee xildhibaanadii sooneyd waxan dhihi lahaa in laga feejignaado is qarxina waa soo wadan musiibo idiinku dhacdey.

  5. Amiin yare says:

    Ina lilahi wa ina ileyhi rajicun alaha unaxaristo xil dhibanka samir iyo iman alaha ka siyo dhaman umada somalia qasatan qoyski iyo eheladi u ka tagay amin amin amin

  6. Somaaliya Ha Noolaato says:

    Ilaah ha u naxariisto. Waxaan shaki laheyn in dilkaas ay ka dembeyeen al shabaab. Waa in la soo qabta kuwa dilka xildhibaanka ka dambeyey oo ciqaabta uu mudun yahay lagu qaada. Dadka waa inay sharciga ka cabsadaan haddii kale qof kasta wuxuu doono ayuu sameynaaya.

  7. xuseen axmad says:

    in aalilaahi wainaa ileyhi raajicoon marxoomka geeriyooday al laha unaxariisto intaas kadib waxaan uran lahaa taliyaha qeybta iyo gudoomiyaha degmada garsoorka degmada iyo kan maxkamada degmada xamarweyne intoba waa reer mudug gaar ahaan waa mukulaal madowdi dilka waxaa fuliyay ciyaalkooda nabad diidka ah ku waas meesha halagabedelo dad aamina na haloodhiibo ok by

  8. M.yare says:

    Ina lilahi wa ina ilehyi rajacun ilah ha unaxaristo marxunka alah ka warabiyo janada ilah aya ku adiyay waqti fiacan o barkeysan mida kale waxan leyahay dadka iska hadalayo sida xuseen ninka ladhahayo wa mukulal madow dadka dagmada kataliyo iney iska amusaan waxane ku oron lahay madaxda ha ugafin iyo askarta sharafta leh




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

tartan

Tartan Aqooneed U Dhaxeeyay Duugsiyada Muqdisho Oo La Soo Gebagebeeyay

Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Kaliil

Guddoomiyaha G/Gedo”Dhawaan Ayaan Shabaab Ka Cirirbtireynaa Gobolka”

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...