Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Sheekh Shariif oo gaaray dalka Ethiopia
Published on July 31, 2011 by admin · No Comments · 992 views
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa fiidnimadii hore ee caawa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia.
Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Addis waxaana uu saacadaha soo socda halkaasi kullammo kula qaadan doonaa mas,uuliyiin katirsan Dowlada Ethiopia.
Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya xubno ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo u ka mid yahay Ra’isulwasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda,Wasiiradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska iyo xubno ka tirsan Xukuumadii hore waxaana socdaalka Madaxweynaha hada uu ku tagalay dalka Ethiopia uu qayb ka yahay Socdaal Shaqo oo uu Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ku tagi doono dalal dhowr ah oo Afrika ka tirsan.
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...