Wednesday, July 30th, 2014

Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Gaaray Dalka Turkiga “DAAWO SAWIRRADA”

Published on December 5, 2012 by   ·   37 Comments  ·   15,957 views

Wafi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaallo madaxda dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Ankara kusoo dhaweeyey Mas’uuliyiin ka socotay wadanka Turkiga,mas’uuliyiinta Safaaradda Soomaaliya ee dalkasi Turkiga, Jaalliyadda iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Dalkaasi ku nool.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa maalinnimada berri ah waxa uu Ankara kula kulmi doonaa dhigiisa dalkaasi Madaxweyne Cabdalla Guul ayadoo maalinta ku xigtana uu la kulmi doono Ra’isulwasaaraha Dalka Turkiga Recep Tayib Erdogan.

Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ka mid ah Ra’isulwasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda, Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Maalliyadda.

 

Readers Comments (37)

  1. cadaani says:

    waa safar muhiimadiisaleh ilaahayna haku toosiyo madaxwaynaha iyo walalaha turkigaba wixii dan oogu jirto labada umadood ee walaalahaa aamiin

  2. masha llah ilaahay wadankeena hainooga dhigo sida wadanka turkiga oo kale turkiga way mahdsanyihim

  3. Cabdixafiit says:

    ما ساء الله waxaas ayaa soo dhawayn lagaa dhahaa! Turkish peope iyo dowladoodaba Allah ha xifdiyo

  4. maasha allah madaxweyne noolow waxan kaloo aan aad ugu faraxsanahay wasaaradihii madaxweynaha horay usii raacay ooo ah haween illeen haweenku horay waa u xqir aayeen xaqoodana lagu tuman jiray

  5. Mashallah walalaha turki wan ku mahad sanyihin sida islanimada ah ay noo taageren amaalkina wan idiin gudi dona if Allah wills

  6. shariif {midnimo} says:

    masha alh waxaasa ka madax weyne ah mudane xasan sh. Maxmuud walee dowlad wan hilnay ii ilahey ha i no adkeyo insha lh

  7. abdulkarim says:

    turkiga waa walaala qaaliya rabow cadow naka dila naga qabo

  8. Xalane says:

    Xaaladda waay la socotaa Turkiye Chamhuriyete Nothing will go wrong

  9. ma'aani says:

    madaxwaynaha jamhuuriyada soomaliya xasan shiiq maxamuud waxa uu markaan usoo jestay in uu soomaliya aduunka ku xiro waayo somaliya mar hore ayey ka hertay aduunka iintiisa kale

  10. jama says:

    MaashAllah, waxaan rajaynaa inay Turkey naga caawiso qaadista cunaqabatanta hubka ee UNta, si dowladu awood ugu yeelato sugida amaanka dalka oo dhan inshaAllah.

  11. ndimi says:

    KUWA KALLE ALLA HAHANUUNIYO,KAN WAATOOSANYAHAY…………SOOMALIYEY TOOSA KUWA QURBAHA DEGAN BALANTEENU WAA XAMAE CADE

  12. farax gesey says:

    Waa guul weeyn cadowga gudaha iyo dibadaba ay ka naxaayaan ,ka naxa dheh oo u dhinta naxtintaas ,Madaxweynaha Ummadda Somaliyeed waa inaan ku kalsoonaanaa ballamada ow qaaday talooyinka iyo tusaalooyinkiisa,horaa loo yiri INKASTOO NIN GEESIYA GARABKA LALA QABAN GURI OODIMAAYO.Vivo Somalia

  13. abdirisak says:

    asc wr wb waxan salamaya dhaman inta ku hadasha afsomaliga taas ka dib waxan salan gaar ah u diraya madaxweynaha somalia iyo wasirka arimaha dibada somalia somali mel walba ay jogta waxan dhahaya gacmaha is qabsada insha allah dowladnimo ayaa wax lagu noqdaa wa taas madaxweynahii somalia sida lo sharfayo marka inaga waa inan aqoonsanaa wax u naga mudan yahay madaxweynaha qaranka somalia

  14. ceel dheere says:

    masha allah illahoow wadan keena nabad noogah dhiig yarabi

  15. MAHADNAQ RADIO MOGADISHO KADIB DIYAARAD LARAACO IYO ROOG GADUUDAN WAX MACNA AH MALAHAN EE WAXAA MACNO KU FADHIYA WAXA DHABTA AH EE DOWLADAA LAGULA SOO HESHIIYO OO HORMAR AH OO AAN MADAXDA SOOMALIDA LOOGA BARAN IN EY WAX DADKA WAXTAR ULEH EEY DIBADA KA KEENAAN WAXAA LOO BAHAN YAHAY HESHIIS MIISKA HOOSTIISA LAGU SAXIIXO OO AAN KOR LOOLA QEYLIN, ADUUNKU WAA DAN SII AAN KU SIIYEE WANA HEYNAA WADANKEENA WAA BUUXAA AWUUDNA UMA LIHIN IN AAN KALA SOO BAXNO HADII AAN LOO HELIN MALGELIN DIBADA AH,

  16. cabdi karim says:

    ugu horeyn waxaan salaamayaa dhamaan umada soomlıyeda meel walba ay joogaan mıda kale arınan uu ınugu soo booqday madaxweynaheena waxaan leeyahay waa guul wacan waxaana karajeneynaaa ın ay ınoo tahay guul aad uwacan

  17. Saas ayaa loo baahan yahay nooloow Madaxweyne Xasan sheekh Sona nooley xiriirkii Somalia iyo aduunka ka dhaxeeyay mahadsanid.

  18. saacid says:

    masha alaaah aad iyo aad baan uku farax sanahay xiriirga turkiya

  19. xasan says:

    waa arin muhiim ah in uu booqdo turkiga madaxweynaha

  20. maxamed husen says:

    Masha allah viva madaxweyneheena somaalia saxaafada qaranka waa mahadsantihiin dhamaantiin,adinka la aantin warbixintaa quxurda badan ma aanan helneen,tankale waan aragnay madaxweyna somalia balan qaadyadi uu balanqaaday in kamid ah wuu fuliyay inta dhimana waxAn rajeyneynaaa inuu sodhameystiridoono.kalsoonida aankuqabnone waa meeshi ugu sareysay inkastoo kaligi uusan wax qaba karin lakin wada fican haduu ummada ujeexxo sida hadaba muqata.waan lashaqeyneynaa insha allah argagixisadanne waan sosheygeynaa.walalha turkiga waa mahadsanhiyiin waxay nacaawiyeen xili dadku aad udhibaateysnaa illaa hdane wey wadaan wali,asc

  21. xusni says:

    noor cali cabdile walaalo waan kuugu raacay rayiga aad sooqortay oo waxa lagu maahmahaa gacalo waa gacmo /isdhaafo marka waxa haboon in laystaageero dhinac kasto ascw

  22. axmad says:

    aad ayaan ugu faraxsanahay sida madaxdeena loo qiimeeyay waana uga mahadcilineenaa turkiga, waxaan rejeeneenaa guul kasoo baxdo shirkaas

  23. aweis omar says:

    Masha allaha walaalaheena Turkiga,Somaliya waxay ku balanqaadeen in ay ka dhigaan Muqdisho istanbul oo kale,waxaan leeyahay walaalaheena Turkiga aad ayey u mahadsanyihiin.

  24. maasha alaah ilaah waxaan ka bar yeeynaa hadi aan nahay shacabka soomaliyeed in soomaliya ilaaheey nabad iyo bara waaqo ilaah inoo ka dhigo madaxda soomaliyeedna waxaa saaran ma suul weeyn ayagana ilaah ha ufudu deeyo rajada weeyn ee soo celiyeen

  25. cabdi naasir says:

    waa arin farxadleh madaxweyne aqoon leh haduu nahogaaminayo waxaan rajaynayaain uu noosoo qaadidoono wax dan u ah dalka iyo dadka soomaalida soomaaliyeey fursadaan aan kafaa iidaysano madaxwaynahana waxaan leeyahay booqashada aad ku tagay hanoqoto mid aad uga faa iidayso umadan aydaa shadeen dagalada iyo dawladlaanta fadlan madaxwayne ha uhoreeyaan shishuusyada aad lagalayso dawlada turgiga soo celinta abniga iyo dib udhiska ciidamada qalabka sida mahadsanid

  26. Ali Cade says:

    waa safar taariikhi u ah shacabka soomaaliyeed.Ummaduna ma iloobi doonto safarkii geesinimada lahaa ee Ardugan ku yimid Muqdisho iyadoo reer Galbeedku dhahayaan Muqdisho waa baahalo galeen,iyo taakuleyntii shacabkaynii abaartu ku habsatay.Taariikh lama iloobaan Turkigaa inoo galayee.Vivo Turkish

  27. najmo says:

    maasha alah aad ayaan ugu farax sanahay walaa laheena turkiga sida ey markasta noo garab tagan yahiin ilaahoow dalka noo hagaaji aamiin yaa rabi

  28. ahmedyare says:

    maa shaa allaah doolad qeer qabta alloow nooga dhig kuwa qaska wada alloow naga qawo habaarqawayaasha aamiin aaamin aamiin

  29. somali says:

    Waa booqasho muhiim u ah umada somaliyeed waana soo dhaweynayaa in Madaxweynuhu gaaro Turkiya.turkiga umada somaliyeed waxey ku leeyihiin abaal aad u weyn,dowlada somaliyana waxaa looga baahan yahay iney sii xoojiso xiriirka labada wadan ee walaalaha ah.

  30. masha allh masha allh hadan nahay aradayda somaaliyed ee wax kabarata dalka turki waxan hanbalayo u direynaaa madaxwenaha somaliyo iyo wafdiga lasaocdo iyo safarada somaliye hanbalyo hanbalyo hanbalyo anaga aya idin leenahay

  31. asc asaxaabey waxan ku farax sanahay safarka madaxweeynaha somaalia oku jooga hada dalka rurkiga wadaxweeynaha ayan waxa aan lenahay hambalyo mudane madaxweeyne allahana ku garab galo

  32. cikrame says:

    maasha alaah madaxweynaheena ilaahay xilkaaga hakula garabgalo waan kuu soo duceyneynnaaa

  33. Ahmed Noor says:

    Ilaahey waxan ka baryeynaa in dowladnimada Somalia adkeeyo…. Somalida iska ilowdo qabyaalada iyo nin jecleysiga dalka waa naga badan yahay…Waxan mahad celin aan la koobi karin u dirayaa madaxda iyo shacbi weynaha Turkiye. waa safar waa taariikhi ah waxan rajeynaa in madaxweynaha adkeeyo xirriirka sokeeye ee ka dhexeeya labada shacab ee walaalaha ah.

  34. allahu akbar iyo allow wadankeena nabad iyo barwaaqo inooga dhig allow xafida dowlada turkiga iyo shacabkood allow somalida isku soo duw allow qabilka naga saar allow na caafi yaa rabi sharaf iyo dowlad nasii

  35. masha alaah dhamaan umada soomaaliyeed waan salaamaa ilaahay waxaan kabaryeynaa nabad aanwadankeena ugulaabana aan sharafkunoolaanao ilaahay hanookeena mashaa alah umada somaliyeed dhamaan waan salaamaa khaasatan bahda radiomuqdisho

  36. ANIGU MARKASTA WAXAAN U MAHAD CELIYAA RADIO MOGADISHO WAA ISKU XIRAHA DADKA DALKA IYO DOWLADA GUUSHA ADIGAA LEH KADIB WAXAAN DHIHILAHAA SAFARKA MADAXWEYNAHA IYO WAFTIGA LASOCDAA WAA KUWA KA WAKIILKA AH UMADA SOOMALIYEED WAXANAN GUDOOMI DOONA WAXA EY INOO SOO QADAAN IYO WAXA EY INAGA QAADAAN WAXAANSE KA CABSANAYAA IN EY KAXISHOODAAN IN EY WAX NAGA QAADAAN OO EY TARKY WAX U QUURI WAYAAN DETANA SAFARKAAN UU NOQDO IN UU LEYAHAY KELIYA SAWIR QORXOON, ANIGA HADII MADAXDA DALKA EY IWEYDIISU MAXAA LASIIYAA TUTGIGA WAXAAN ORAN LAHAA WADANKA WAXA KA SOO BAXA KOY IYO HOOS 30% HALA SIIYO TAAS WAXAAN U LEYAHAY DHULKA ILAAH AYAA ISKA LEH INAGU YEYNAAN KU BAAHAN DEETANA IS DILIN KADIBNA CADAAN KU GELIN WAA ANIGA FEKERKEYGA WABILAAHI TOWFIIQ,

  37. dr mahdi said salaad says:

    kow mahad alle baa leh wey mahad sayihiin walaaleheena jabuuti iyo turkiga aad bey umahadsayihiin ilahaaw wadan ka soomaliya ka dhig sida turkiga iyo jabuuti aamiin dadaw aamin ila dhaha aamin thanks turkish and jabuuti for your help thanks




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

IMG_4708

Amb Cali Ameriko oo Maanta Booqday oo Deeq Lacageedna Gaarsiiyay Xarun Lagu Xanaaneeyo Gabdhaha la Kulmo Tacidiyadaha La Xiriira jinsiga “Sawirro”

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Amb ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
shir way

Madaxweynaha Iyo Ra’isul Wasaaraha Dalka Oo Si Isku Mid Ah U Soo Dhaweeyay Hishiiska ay Gaareen Maamulada Gobolada Dhexe “Sawirro”

Muqdisho, 30, luuliyo, 2014... Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-HABEEN-30.07.2014.mp3"][/audio]
IMG_5593

Heshiis Maamul loogu dhisayo Gobollada Dhexe Oo Maanta lagu saxiixay Muqdisho “Sawirro”

Munaasabada heshiiskani lagu kala saxiixanayay oo lagu qabtay ...
gaashaandhiga

Wasaaradda Gaashaandhiga Oo In Ka Badan 24-sano Kaddib Maanta Ku Shaqo Bilowday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Ee Deyniile

Wasiirka Wasaaradda gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Gen Maxamed ...
Sequence 97.Still001

Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidamada oo xukunno dil iyo xabsi daa’in ku riday Shabaab “Dhageyso+Sawirro”

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-30.07.2014.mp3"][/audio]
howlgal

DAAWO VIDEO:- Ciidamada amniga oo toogasho ku dilay dhagar qabeyaal ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta aga ...
20140727_115323

Mataanno isku dhegan oo caafimaad dibadda ah loo raadinayo “SAWIRRO”

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda ...
IMG_4427

Dr Cabdiweli Gaas oo shahaadooyin guddoonsiiyay carruur da’yar ah “SAWIRRO”

Madxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiwali Maxamed ...
vlcsnap-2014-07-29-07h08m58s183

Gudoomiyaha Baarlamanka Maamulka Puntland Oo Booqanaya Deegaanno Hoos Yimaada Maamulkaasi

Wafdi uu hogaaminayey guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland Siciid ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-30-7-2014.mp3"][/audio]
DSCN9955

Daawo Sawirada:-Sida ay u Ciideen Soomaalida Ku Nool Magaalada Pretoria ee Dalka Koonfur Afrika

Akhristayaasheena sharafta leh waxa aan halkan idinkugu soo ...
100_8778

Danjire Cumar C/rashiid oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota “SAWIRRO”

Safiirka Soomaaliya ee  dalka Maraykanka Danjire Cumar  Cabdirashid ...
muqdisho-habeen

Isbaddel amni oo Muqdisho looga ciiday

Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah, ayaa so gabagabeeyey ...
astaanta-warka

Dhageyso warka habeennimo ee Radio Muqdisho.

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-29.7.2014.mp3"][/audio]
DSC06415

Hay’adaha amniga oo fashiliyay gaari lagu soo xiray walxaha qarxa “SAWIRRO”

Hay’adaha ammaanka dawlodda ayaa maanta fashilayay gaari uu ...
raashin qeybinta i c rc (7)

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay raashin sakaatul fitri ah

Maamulka Deeganka taabto ee Gobolka Jubbada hoose ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-29-07-2014.mp3"][/audio]
100_8724

DAAWO SAWIRADA SIDA LOOGA CIIDAY BARIGA MAGAALADA MINNEAPOLIS

Salaada ciidul fitriga ee lagu qabtey bariga magaalada ...
igad

IGAD oo iska fogeysay warar been abuur ah oo ay baahiyeen Website-yada qaar

Xafiiska IGAD ee Muqdisho ayaa beeniyay warar been ...
Cabdi Catoosh (2)

Muwaadin Soomaaliyeed oo ay naafeeyeen burcad Koonfur Afrikaan ah oo codsaday kaalmo caafimaad “SAWIRRO”

Cabdi Catoosh Faarax, waa muwaadin Soomaaliyeed oo dhallinyaro ...
RIDWAAN

Wasiirka Diinta Iyo Owqaafta Oo Shacabka Soomaaliyeed U Diray Hambalyada Ciida

Ra'isul wasaare ku xigeenka dalka ahna wasiirka diinta ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-28.7.2014.mp3"][/audio]
DSC06358

Wasiirka Warfaafinta oo kulan qado ah la qaatay carruur indhoolayaal ah “SAWIRRO”

Kulankan qadada ahaa ee uu Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda ...
DSC01649

Daawa Sawirrada sida looga ciiday magaalada Cadaado

Deegaanada Ximan iyo Xeeb ee bartamaha Soomaaliya ayaa ...
Ciid

Dhageyso Barnaamijka gaar ah oo ka hadlaya sida Caalamka looga ciiday

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_5476

Wafdiga ka socda Xukuumadda ee ku sugan Hiiraan oo la ciiday ciidamada Jabuuti “SAWIRRO”

Wafdiga ka socda Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-28.07.2014-.mp3"][/audio]
IMG_5987

DAAWO SAWIRRADA MADAXDA QARANKA OO KUMANAAN DAD AH LA CIIDAYA

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
DSC05952

Wasiirka Warfaafinta Oo La Ciiday Barakacayaal Danyar Ah (Sawirro)

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha mudane Mustaf Sheekh ...
DSC06140

Wasiirka Warfaafinta Oo Booqday Ilmo Mataano Ah Oo Isku Dheggan (Sawirro)

Wasiirka Warfaafinta mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ...
DSC05881

Madaxda Qaranka Oo Kumannaan Dadweyne Ah Salaada Ciidda Kula Tukatay Masjidka Isbaheysiga (Dhageyso+Sawirro)

Madaxda Qaranka oo uu ugu horreeyo madaxweynaha Jamhuuriyadda ...

Tubta Toosan

images (12)

Ramadaanka & Daadinta Dhiigga

Waxaan ku ku jirnaa tobankii dhexe ee bisha ...
TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
July

Islaamka iyo Waddaniyadda

Iyadoo loo dabbaaldegayo maalintii xorriyadda iyo Qarannimada Soomaaliya, ...