Saturday, May 25th, 2013

Wafdi kasocda Dowlada Ciraaq oo Maanta Muqdisho lagu soo dhaweeyay Daawo”Sawirro”

Published on January 18, 2013 by   ·   7 Comments  ·   6,779 views

Xubnaha wafdigan kasocday dalka Ciraaq oo ahaa heer agaasime guud ayaa waxaa hogaamainayay Agaasimaha guud  ee wasaarada howlaha guud iyo dib ushiska  dalkaasi Cabaas Faadil Maxamed Waxaana garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan kusoo dhaweeyay mas,uuliyiin katirsan hay,adaha dowlada Soomaaliya,

Agaasimaha guud  ee wasaarada howlaha guud iyo dib u shiska Ciraaq Cabaas Faadil Maxamed oo Warbaahinta garoonka diyaaradaha markii ay soo dageen kula hadlay ayaa sheegay inay horudhac u Yihiin wafdi wasiiro ah kuwaasoo dhawaan imaan doona dalka iyaguna ay dowlada Soomaaliya kala hadli Doonaan sidii wadanka Ciraaq iyo dalkeena uu udhexmari lahaa calaaqaad wanaagsan iyo iscaawin Walaaltinimo.

Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Maxamuud Xersi Cabdulle ayaa isna Tilmaamay in imaatinka wafdigana ay muujineyso sida ay Ciraaq uga go,antahay in iyagoo dhibaato Kujira ay wax laqabtaan walalahooda Soomaaliyeed.

Dowladda Soomaaliya oo dabayaaqadii sanadkii tegey kabaxday KMG nimada ayaa isbedel weyn ka     Sameysay diplomaasiyadda iyadoo ay isasoo tarayaan wufuuda imaaneysa dalkeena ee doonaya inay Soomaaliya caawiyaan islamarkaana ay la yeehsaan xiriir dhow.

 

 

 

 

Photo by. Bashiir Khaliif Gaani

Readers Comments (7)

  1. Wadaniga dhabta says:

    Soomaaliya wadaddii cadeed cagta saarnayee
    Dowlada Soomaaliya waa inay ka faa,iidesata fursadahha iyo xiriiryada caalamka ee dib u so noqday,Dowlad wanaag iyo wadan u furan caalamka una diyaaar ah hurumar iyo iskaashiga caalamka lana hanaqaadi karto asaageeda,madaxda qaranka waxaan ka sugeenaa inay dhisaan hanaan Dowladnimo iyo Qaranimo lagana hortagaa musuqmaasuqa iyo wax isdaba marinta waxaayno sugnaa waa hurumar Hur u soco nasiibkaa gayaanka waad gaari Forza Soomaaliya

  2. suldaanka says:

    waan kufaraxsanahay beesha caalamka ee kala duwan ee soomaaliya imaanaysa waxaana rajaynayaa in uu soolaabto xiriirkii aan caalamka lalahayn mardhwo in sha allaah

  3. cade cali says:

    gaartaye allow garabsii gudubtaye allow garabsii gayaankeed ha gaartee allow garabsii geedigii way furtaye allow garabsii gaajadii ka gudubtaye allow garasii

  4. waxaan aad ugu mahad celinayaa alaha na abuuray ee awooda kali nimo u ahaatay marka labaad waxaan u mahad celinayaa dhamaan waa xaha dowlada iyo dowlada turkiga oo wacad ku mattay in somaliya ay dhabada nabada ku so ridayso

  5. wadani yare says:

    waah waah waxaasa dowlad lagaa dhahaa wafuud caalim ah waxaan dhihi garaa somali waa soo labatay

  6. Jareer weyne says:

    Acw, Walaal maba ahaan karto inaan niraahno dowlada qaranka ayaan wax ka sugeynaa,nin waliba ee Soomaaliyeed waxaa laga dooni inuu wax qabto,ha yaraato ama ha weynaatee, hadii aadan waxba qaban karin xitaa niyada wanaagsan waxay ka mid tahay wax qabad, ha loo kaco umadda soo macluushay,oo hala garab istaago maandhowyaal dowlada EEbe weyne ina siiyay.Alxamdu Lillaah Rabbil caalamiin.

  7. abdi hajji says:

    asc radiomuqdisho iyo islaamka oodhan waxaan jeclaan lahaa inaan soojeediyo talo kusocoto agaasim ka garoonka iyo qaybta praticol ka waxaaan sojeediayaa in cidaamada kulabisan dareeeska aysan sooo galin gudaha garoonka gaar ahaaan qaybta soodhaweynta waxaad arkee ayagooo qori la ordaaa wafdiga hortiisa sucurit waa lama huraan lkn waa ineey ubadnadaaan ciidamo dhar cad ah waliba ulabisan sida wafdi cml maahane isdhax yaacay dhowr marne waalaga hadlaye qiiirada halayareeyo garoonka waa calamiye waa mahadsantihiiiiin dhamaantiiin




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

IMG_3804

Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka. SAWIRO

Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
DSC00223

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka wadooyinka muqdisho habeenkii oo sii kordhaya iyo ciidamada oo adkeeynaya amaanka,”sawirro”

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
gud (5)

Gudoomiyaha gobolka Gal-gaduud oo munaasada soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Juba ee wadanka Koofurta Sudan “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
astaanta-warka

Dhageyso warka Habeennimo ee radio muqdisho

WAR HABEEN 24.05.2013
S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha,Su’aallana Uga Jawaabay Shacabka Gudaha Iyo Dibadda “Dhageyso+Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada ciidamada ee Puntland oo xukun dil ah ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
rinkesc1

Rabshado ayaa ka socdo Magaalada Stockholm ka dib markii gaadiid iyo goobo ganacsi lagu gubay xaafadaha ay u badan yihiin Soomaalida SAWIRO

Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
LUULIYO

OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
DSC_0376

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 23 05 2013
IMG_8547

Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeyay mudaneyaasha Baarlamanka “sawirro”

Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
safar bye bye

Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminaya oo Addis Ababa u dhoofay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
IMG_8322

DAAWO SAWIRRADA:- Munaasabadii lagu xusayay aas-aaska midowga Africa ee Muqdisho lagu qabtay

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
gafoow

Taliyaha hoggaanka iyo socdaalka oo sheegay in la diwaan galiyay dad badan oo ajaanib ah

Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha  Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
wasiroo_3

Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
DSC01028

Munaasabad lagu xusayay maalinta Umulisada aduunka oo Muqdisho lagu qabtay “sawirro”

Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 23.05.2013
qeybdiid Galmudug State President

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasad loo qabtay arday ka qalinjebisay dugsiga sare Mudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Sawirka 1

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga Sucuudiga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweyne-xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay 50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
dibad_ba_3

Dibadbax lagu taageerayay waxqabadka dowlada iyo mowshinkii la baajiyay oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Hobyo_view

Duqa dagmada Hobyo oo sheegay in ay wadaan waan waan lagu doonayo in ay xiisad ka dhalan dil shalay ka dhacay ceel huur

Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
muqdisho_1

Odayaasha dhaqanka Muqdisho oo soo dhaweeyay mushinkii ay la laabteen xildhibaano ka tirsan baarlamanka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*