Wafdi ka socday Q.M. oo booqday gobolka Gedo
Published on July 19, 2012 by Mowliid · No Comments · 693 views
Wafdi uu hoggaaminayay uqeybsanaha arrimaha bani’aadannimada Qaramada Midoobay ayaa booqday qeybo ka mid ah gobolka Gedo iyagoo kormeeray qaar ka mid ah xeryooyinka barakaca.
Mike Bowden u qeybsanaha arrimaha bani’aadannimada ee Q.Midoobay oo ay wehliyeen xubno ka socday hey’adaha gargaarka ee Q.Midoobay ayaa shalay ka degay garoonka diyaaradaha Dowlow, iyadoo halkaasi ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiinta maamulka dowladda ee gobolkaasi.
Wafdiga ayaa soo kormeeray dhor xeryo barakac oo ku yaala Dowlow iyadoo kormeerka kadib Mike Bowden uu saxaafadda u sheegay in ujeeddada kormeerkooda uu ahaa u kuurgelidda xaaladda nolosha dadka deegaanka, wuxuuna intaa ku daray in hadda uu hoos u dhacay qulqulka dadka qaxootinimada u galayay dalka Kenya.
Sidoo kale waxa uu hoosta ka xariiqay in xilligan ay dadku u baahanyihiin in laga taageeero dhinaca wax soo saarka beeeraha maadama sida uu sheegay ay hoos u dhacday baahiddii darneyd.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi cusub ...
WAR HABEEN 17.05.2013
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
WARKA SUBAX 17.5.2013
Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka ...
Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan ...
Waxaa saaka daggan xaalada deegaano ka tirsan gobalka ...
Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
War Habeen 16-May-2013
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...