Wafdi ka socday Dowladda Sweden oo Muqdisho soo gaaray.SAWIRRO
Published on August 31, 2011 by Mowliid · 1 Comment · 2,146 views
Wafdi ka socday dowladda Swedan oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho kulan kula yeeshay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Wasiirka iskaashiga iyo xiriirka caalamiga ee dowlada Sweden haweeneyda lagu magacaabo Konila Karson ayaa maanta garoonka diyaaradaha Muqdisho kulan kula qaadatay wasirka ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya C/wahaab Ugaas Xuseen iyagoo ka wadahadlay xaalada bani’aadanimo ee ka jirta dalka.
Kulanka kadib ayaa wasiirka oo saxaafadda la hadlyay waxa uu sheegay in ujeedada socdaalka wasiirka Sweden uu ahaa u kuurgelidda xaaladda dadka Soomaaliyeed ee tabaaleeysan, iyadoo sheegtay in dowladda Sweden ay qeyb ka noqon doonto wadamada u soo gurmaday ummadda Soomaaliyeed ee mudada dheer dhibaatada ku soo jiray.
Booqashada wafdiga ka socda Sweden ayaa ku soo beegmeeysa xilli kumannaan qoysas Soomaali ah ay la ildaranyihiin macluul iyo gaajo.



Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
Aan idin saxo magaca wasiiradda waxaa la yiraahdaa Gunilla carlsson waana wasiirka u qaabilsan Deeqha iyo gargaarka bani´aadanimo ee ma aha wasiir horuumarin iyo xiriir caalami ee sidaas ula socda.
Biståndminister