Wadooyinka Magaalada Galkcyo Oo ay ka bilowdeen Howlo Dayactir Ah “DAAWO SAWIRRADA”
Published on January 3, 2013 by Jayte · 7 Comments · 5,220 views
Xilli mudooyinkii u danbeeyay ay sii kordhayeen bur burka wadooyinka ku yaala magaalada Galkacyo intooda badan taasi oo ay sababeen daadad ka dhashay roobab xoogan oo ka da;y Magaalada Galkacyo bartamihii sanadkii tagay ee 2012 ayaa waxaa maanta qeybo ka mid ah Magaalada Galkacyo ka bilowday dib u habeyn iyo dayactir lagu sameeynayo wadooyinka Burbursan.
Dayactirkaan wadooyinka oo ah Maanta mid ka bilowday qaar ka mida kuwa ku yaala dhanka Koofureed ee Magaalada Galkacyo ee uu ka arimiyo Maamul Gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa waxa ay yihiin mid ay isku xilqaameen qaar ka mida Ganacsatada ku nool Koofurta Galkacyo kuwaasi oo uu huray maalkooda in ay wax ka qabtaan burburka xoogan ee Ka taagan inta badan jidadka ku yaala dhinaca koofureed ee Magaalada Galkacyo.
Howshaan dib u dayactirkaa ee ay bilaabeen qaar ka mida Ganacsatada Galkacyo ayaa ah mid La oran karo waa tusaale fiican oo ku aadan in qofkasta uu isku xilqaamo sidii uu uga qeyb Qaadan lahaa howlahaan dib loogu soo celinayo bilicdii Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug.
Ganacsatada Iyo Gaadiidleeyda Magaalada Galkacyo ayaa iyagu horay uga qeyb qaatay dhismaha iyo dib usoo celintii bilicda wadada Bile Rafle oo ka mida kuwa ugu waaweyn wadooyinka ku yaala Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxqabadkaasi oo Noqday mid wax weyn ka badalay bilicdii wadaasi ay laheyd dhowr bilood ka hor.











Photo By:- C/risaaq Maxamed Axmed Radiomuqdisho.net Xafiiska Galkacyo
Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
War Duhur 25-05-2013
Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
Hay,adda maaeaynta musiibooyinka qaranka ayaa maanta deeq raashin ...
Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanno ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Galkacyo waxay latartameysaa muqdisho waa magaalo quruxbadan oo hadana somaliyoodhan kulan satey waxay somalidu utaqaan 4.5 qabiiladoodu ay dagan yihiin magaalada iyo gobolka mudugba. Illaahey hadeysto magaaladeena bilicdeedana allaha usiyaadiyo.
Gaalkacyo Muqdisho lama tartamayso hadii ay taasi dhacdana ilmo ayaa ayaa aabihii dhali doona balse waa magaalo soo koreeysee hambalyo…
MAASHA ALLAH DHISMAHA QURUXDA BADAN EE REER GALMUDUG KU TALAABSADEEN DAYACTIRKA WADOOYINKA WAA BILICDA IYO HORUMARKA AY KU FAANI KARAAN MAAMULKA IYO DOWLADA GALMUDUG ………….DADAALKA GANACSATADA REER GALMUDUG WAA GUUL LAGU FANI KARO OO GURIGODA KU HAGAJINSANAYAN
HAMBALYO GALMUDUG STATE RUNTII WAA WAX FARXAD LEH HORUMARKA KA SOCDA MAAMULKA GALMUDUG STATE , WAA WAX LAGU FAANI KARO IN MAANTA CAGTA SAARTAY GALMUDG DHINACA HRUMARKA,NABADA IYO MAAMULWANAAGA GUUL GALMUDUG
Galgacyo wey dis meysaa illah hanoodaayee maashaalah hah WA xaasaa magalo ah galmudug hanoolaato
Gaalkacyo waa magaalo soomali oo dhan wada dagantahay marka looo fiiriyo muqdisho waana wax suurtagal ah inayba muqdisho ka weynaato oo maalin maalmaha kamid ah caasumada somalida noqoto hadii ay shuuradaheediii latimaaado .MoGhadishana waa caaasumadiii qarankeena
mashaa a laah, horumarka ilaahey ha u saa’idiyo reer Gaalkacyo.
ku maxamed soomaali, tartanka noocyo badan waaye gaalkacyo waa magaalo qabaailo badan degan yihin taas ayuu ninka kaa koreeya ula jeeda.