Ururka SYL II Oo Maanta Imtixaanaadka Kama Dambeysta Ah U Bilaabay 500 Oo Arday”DAAWO SAWIRRADA”
Published on December 31, 2011 by Jayte · 3 Comments · 1,509 views
Ururka SYL II oo ka mid ah ururrada dhalinyaro ee sida baaxada weyn ugu shaqeeya arimaha horumarinta dhalinyarada iyo Iskaashiga Bulshada ayaa maanta magaalada Muqdisho uga bilaabay Imtixaanaadka kama dambeysta ah arday tiradoodu gaareyso ilaa 500 oo arday.
Ardaydan maanta imtixaanaadka kama dambeysta ah u fariisatay ayaa ka mid ah ardayda xirfadaha kala duwan uu baro ururka SYL II waxaana imtixaankan kama dambeysta ah ee ay maanta Muqdisho ugu fariisteen uu socon doonaa mudo Todobaad ah.
Mudane Cumar Meyre Macow oo xubin ka ah ururkan SYL II oo saxaafada uga warbixiyey Imtixaankan ay maanta Ardaydan u fariisteen ayaa tilmaamay in mudo dhowr bilood ah ay ardaydani qaateen tababar lagu barayey xirfado kala duwan kuwaasi oo ay ka mid yihiin Saxaafadda, Xoghaynta, makaanikada, kambiyuutarka iyo Neeriska.
Cumar Meyre Macow ayaa ugu dambeyntii waxa uu tilmaamay in ardaydan bedelkooda ay fursado waxbarasho siin doonaan dhalinyaro kale oo Soomaaliyeed si iyana ay u helaan Tababar ay noloshooda ku maareeyaan.














Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
asc dhamaan ardayda iyo macalimiinta ardayey walaalyaal waxaa horumar lagu gaara waxbarashada nabad isdhexgalka bulshada iyo horumarinta dalkeena waxaa kalo looga baxaa abaaraha dagaalka waa in aan waxbarashada taageerna ma taageerayno dagaal sokeeye iyo qabiil balanteenu waa taageerda soomaaliya iyo qarankeena soomaaliya ha noolaato hana jirto guul!!!
syl 2 shaqo wanaagsan ayaad heysaan dhalinyarada waana mustaqbalka dalkeena..aad baad u mahdsan tihiin shacabka soomaliyeed waa dad nabad jecel dhalinyardooda jecel in ay qeeyb libaax ka qaateen wadejirka,nabada,dhismaha dalka.ciyaaraha.af soomaaliga..dhaqanka
SYL2 aad ayaad u mahadsantihiin, waxqabadkiina dhalinyarada aad buu u muuqdaa, Alla ha idiin jiseeyo. waxaan rejeynynaa inas ay idinku daysadaan ururada iyo hayadaha kale waxqabad dhab ah sameeyaan