UNHCR oo sheegtay in qaxootiga Soomaaliyeed ee ku dhaqan Kenya ay doonayaan in dib loogu celiyo dalkooda
Published on January 31, 2013 by Canab · 4 Comments · 1,825 views
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya ay doonayaan inay ku laabtaan waddankooada.
Hay’adda Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in dadka Soomaalida ee kunool xeryaha qaxootiga ee kuyaala gudaha dalka Kenya ay iyagu muujiyeen rabbitaankooda kuwajahan in dib loogu celiyo gudaha dalkooda Soomaaliya gaar ahaan gobollada Koonfurta wadanka.
Guddiga sare ee Hay’adda UNHCR oo warbixin kasoo saaray maalintii arbacadii xaaladda Rabbitaanka qaxootiga Soomaaliyeed ee kuwajahan dib ugu celinta dalkooda hooy ayaa sheegay in kudhowaad 18-qoys oo kunool xeryaha qaxootiga Dhadhab iyo Ifo labo ee Waqooyiga dalka Kenya ay muujiyeen baahida iyo xiisadaha ay u qabaan in dib loogu celiyo dalkooda Hooyo ee Soomaaliya, iyagoo sidoo kalena xaqiijiyay sida ay diyaarka ugu yihiin in ay wareejiyaan warqadihii macluumaadka oo ay ku qaadan jireen raashiinka qalalan oo ay hay’addu siinjirtay.
” tani waa astaan muhiim ah oo maldahaysa rabitaan kayimid in si akhtiyaari ah dib loogu celiyo” sidaasi waxaa warbixinta xaaladda qoysaska dhowr iyo tobanka oo iyagu waydiistay in dib loogu celiyo dalkooda hooyo.
Hay’adaha gargaarka ee ka shaqaynaya xeryaha Dhadhaab ayaa u aaneeynaya dhaqdhaqaaqa Qaxootiga ee ka gudbaya xadka islamarkaana dib ugu laabanay gudaha dalka Soomaaliya ay sabab u tahay dadka Qaxootiga oo shaqo ka raadinaya gudaha Soomaaliya in ay sidoo kale hubiyaan xaaladaha dhul beeroodkii iyo hantidii ay kulahaayeen Gudaha dalka kadib markii Kooxda Nabaad diidka ee Xiriirka la leh Al-qaacida ee Al shabaab gebi ahaanba laga saaray deegaannadii ay beri ka arimin jireen ee Koonfurta Soomaaliya.
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
haaaaaaa somaliya wadalka uku qanisa calamaka marka kaxootinimo had wan ka sar kacnay dowlad ilhay na siiyaya il hay gor hangu qado
waan ka warqabna dadkeena ku dhibaataysan xerooyinka sababtuna ay tahay in dhibka ka batay dhac iyo kufsi dil oo labada dhinac ah ciidanka kenay iyo kii somaaliyaba yaa uroon shacabka taasi lama oga waxa noloshooda amaankooda si kasta ha noqoto
18 qoys wax la soo qoro oo wararka laga sheegi maahan,mana ahan wax qiyaas laga qaadan karo,waanse ku faraxsanahay in dadka soomaaliyeed muujiyaan rabitaanka dalkooda hooyo(eat,west home is the best)
Dalkan kenya waxaa ku sugan aqoonyahano aad u farabadan oo nooc kasta leh oo qaxooti ahaan ugu nool dalkaan,waxaan dfs kula talin lahaa in safaaradda somalia ee dalka kenya ay si deg deg ah u bilowdo diiwaangelinta aqoon yahanada qaxootiga ku ah dalkan kenya,dib ugu noqoshada dalkooda waxay keeneysaa in ay ka qeeb galaan howlaha dib u dhiska dalka iyo horu marintisa.