U turidda dadka iyo Waaninta Wanaagsan-DHAGEYSO
Published on January 29, 2013 by Yusuf Isse · No Comments · 1,408 views

Diinta Islaamku waxay ku faaftay oo daafaha adduunka ku gaartay dhaqan-wanaagga iyo dhimrinta dadkii na soo gaarsiiyay oo uu ugu horreeyo Ras’uulkeenna Muxamed NNKH, kaas oo tusaale u ahaa dulqaadka iyo sama ka talinta.
Waxaa jira dadyow marka ay dadka wax farayaan adeegsada hadallo kul kulul, kuna kaca ficillo aan loo riyaaqi Karin , sida iyago oo wax ka sheega qofka ay waaninayaan ama ku xanaaqa sabab la’aan.
Kooxaha qaarkood sida Alshabaab waxay u itaal sheegtaan dadka waxayna toos ugu xad gudbaan waxyaabaha u gaarka ah, sida iyagoo heeso ama sawirro ka baara mobilelada gacanta ee dadka, ama tinta ka xiira dhallinyarada.
Muqdisho iyo meelo kale oo dalka ah waxaa caado noqotay in aad aragto canug 15 jir ka yar oo karbaashaya hooyo 90 jir ah,dharka ay xirantahay dartii , ama meel fagaare ah shaaribka uga xiiraya Oday awoowe ugu aaddan.
TUBTA TOOSAN 28.01.2013
Waxaa dhacday in dad Filim ama ciyaro daawanaya Bambo lagu tuuro oo tiro dad ah ay ku dhintaan halkaas.
Turidda iyo habka wanaagsan ee dadka wax loogu sheego ayuu ku saabsanyahay barnaamijka Tubta Toosan ee toddobaadkan, waxaa marti noogu ah Sheikh Maxmed C/llaahi Maxamed oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed.
TUBTA TOOSAN 28.01.2013
Hadii aad Joogtid USA,Canada,Uk,Norway iyo Sweden wararka iyo barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho kuwooda ugu muhiimsan ka dhageyso telefoonkaaga si lacag la’aan ah adigoo garaacaya nambarrada hoos ku qoran:-
UK :- +442035190460
USA & CANADA:- +14156550815
Norway:- +4721953392
Sweden:- +46840836392
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...