Tubta Toosan iyo Qaraxii Bahalnimo ee Hooyooyinka-DHAGEYSO
Published on October 2, 2012 by Yusuf Isse · 8 Comments · 4,321 views
20-kii bishii September ee dhammaatay, waxaa geeriyooday ku dhawaadd labaatan ruux oo rayid ah, in ka badan 30 kalena way dhaawacmeen, Waxaa burburtay hanti, waxaana cabsi iyo argagax lagu beeray dad ammaan ku joogay oo masaakiin ah.
Alshabaab ayaa dhallinyaro naftood halligyo ah u soo diray in ay dad ku soo laayaan makhaayad bulshadu ku badan tahay oo ku taalla dhismaha hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.
Muxuu muujinayaa weerarkaas dhiigga badani ku daatay ee Alshabaab ku xasuuqeen dadka rayidka ah, Maxaase u sabab ah in la beegsado Makhaayad shacab iyo Saxafiyiin? Maxayse galabsadeen biri-mageydadii lagu gumaaday qaraxii hooyooyinka ee 20-kii September,
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
waxan leeyahay kuwa geystay qaraxa waxuush nimada ah waxad ogataan in sharciga leyda horkeeni doono
waxaan aad iyo aad ugu Xumahay dhibaatada soo gaartey dadka shacabka ah ee lagu Xansuuqay 20 septemper iyo dhamaantii halkaas ku dhibatey waxaan masuuliyada Qasaarahaas dusha ugu tuuray kooxda nabasd.diidka ah Al-shabaab
kuwii umada laayaya allaha laayo
intii ku dhimatay allaha u naxariisto falkii wa xushnimada ahaa
INAA LILAAHI WA INAALILEHI RAJACUUN XAGGEEY KAGGA TAAL DIINTA XAQ AH EE ISLAAMKA XATAA DIINTA GAALADDA AAY AAMISAN YIHIIN IN LA XASUUQO DAD AAN WAXBA GALABSANIN OO MAQAAYAD ISKA FADHIYO ILLAAHEEY AYAA LA XISAAB TAMI DOONO YOMAL QAYAAMAHA ALLAHU CADAM MALAAQA SOMAALIYEED
walee ahlu shaydaan waxaay shacabka soomaaliyeed ku sameeyeen waa laaydinkala xisaabtamayaa maxkamadna waa laaydin soo saarayaa indhihiinoo shan ah dhiiga qaaliga ah ee umadda soomaaliyeed maalaayacni uma daadanayo
inaa lilaahi wainaa ileeyhi raaajicun wallahi waa hasuuq baahsan in kastoo waqtigoda dhamaado inta ku dhimatay alaha u naxariisto inta ku dhawantayna allaha caafiyo amiin amiin amiin
Al sheydan dadka waye xasuuqen lakin mardhow ayaga loo socoda