BOGGA RADIO MUQDISHO OO KUU SAAMAXAY DHAGEYSIGA SHEEKADA BAADI KALA MAQAN
Bogga Radiomuqdisho.net ayaa maanta waxa uu si rasmi ah idinkugu suurageliyay in aad ka dhageysataan Sheekada kasocota Raadiyaha ee loogu magac daray BAADI KALA MAQAN waxaana ay ka hadleysaa wadciga uu iminka dalka marayo.
FG : Codadka Format-kiisa waa WMA waxaase qeybta koowaad ay tahay MP3 waxaana sidaasi aan u yeelnay in shacabka Soomaaliyeed meel waliba oo Caalamka ay kajoogaan si aysan ugu xayirmin in Computerka ay ku dhageysanayaan uu shardi uga dhigo in uu kujiro Barnaamija Real Player.
Wixii warbixin intaasi dheer nagala soo xiriira cinwaanka ah radiomuqdisho@gmail.com MAHADSANIDIIN.
Nashqaddii hore
|