Published on February 16, 2013 by Fidow.Mahamud · 11 Comments · 3,168 views
Ka dib markii la arkay Isticmaalka aan Xadka lahayn ee Dadka Soomaaliyeed u adeegsadaan Webka Xariirka Bulshada ee Facebook.com waxa ay Garteen Howlwadeenada in uu muhiim u yahay Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed in loo sameeyo meel ay kala soo xariiraan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Qaranimada Jecel
Sidaa dardeed waxaa lagu war galinayaa dhanaam Daawadayaasha Qiimaha iyo Sharafta Badan in Page-ka rasmiga ah uu noqonayo hada ka dib www.facebook.com/allsntv kaas oo aad wararka, barnaamijyada iyi doodahaha aad kaga qayb qaadan doontaan insha allaah.
Hadaba si aad u hesho raac linkigan ku lifaaqan WWW.FACEBOOK.COM/ALLSNTV
Excellent beat ! I would like to apprentice
while you amend your website, how can i subscribe for a blog website?
The account helped me a acceptable deal. I had been a little bit acquainted of this your broadcast provided bright
clear idea
QABIIL WAA LAGU QASARAY AQIRO ADUUN WAA IN LGAGA QOO MAMEEYAA SXB NINWALBANA MALIN UNBUU DHIMANAA EE KU XISAAB TAN IN QABIIL WALAL QARABO WAX KUU TARAYN ILAA CAMALKADA MA OGII EE HALAGA SHAQEEYO QAYRKA IS JECEELKA ISLAM NIMADA IN SHA ALLAH
waa page an fici dono umada somaliyeed mel walbo oo ay adunka kajogan qasatan aniga aad ayan u so dhaweynayaa waxan idiin leyahay u shaqeya shacabkina somaliyed wlcome to radiomuqdisho’,,,,,,,,,
waa idin salamayaa dhamaan dadkiin u huray nolosha in aad u shaqeesaan dawlada
Waw caadi maha
Masha alah waan sugeynay web sidaan oo kale ah waana ku faraxsanahay sida howlwadeeynada sntv ay u dadaalayan
Asc dhaman wariyasha telefishinka qaranka
Excellent beat ! I would like to apprentice
while you amend your website, how can i subscribe for a blog website?
The account helped me a acceptable deal. I had been a little bit acquainted of this your broadcast provided bright
clear idea
QAYRKA HALAGA SHAQEEYO SXB ALLAH HALAGA BAQO IN SHA ALLAH
QABIIL WAA LAGU QASARAY AQIRO ADUUN WAA IN LGAGA QOO MAMEEYAA SXB NINWALBANA MALIN UNBUU DHIMANAA EE KU XISAAB TAN IN QABIIL WALAL QARABO WAX KUU TARAYN ILAA CAMALKADA MA OGII EE HALAGA SHAQEEYO QAYRKA IS JECEELKA ISLAM NIMADA IN SHA ALLAH
waad ku mahadsan tihiin dhamaan hol wadeenada war baahinta qaranka soomaaliya adega aad u heysaana shacabka soomaaliyeed mansha alaah
waa page an fici dono umada somaliyeed mel walbo oo ay adunka kajogan qasatan aniga aad ayan u so dhaweynayaa waxan idiin leyahay u shaqeya shacabkina somaliyed wlcome to radiomuqdisho’,,,,,,,,,
walaalayaaloow qabiil hanalaga daayo we need peace and improving walahi i need to come back home.
Masshaa allllaaaaah hambalyyo