Tartan Xiiso Leh Oo Caawa Dhexmaray Tartameyaasha Degmooyinka Hodan VS Xamarweyne “Dhageyso”
Published on August 11, 2012 by Jayte · 1 Comment · 2,045 views
Tartan aad u xiisa badan oo qeyb ka ah tartan cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan oo ay Warbaahinta Qaranka u qabaneyso degmooyinka dalka ayaa caawa dhexmaray tartameyaasha degmooyinka Hodan VS Xamarweyne oo ka wada tirsan gobolka Banaadir ayadoo barnaamijkana ay sanadkan taabagelineyso shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom.
Tartamayaasha labada degmo ee Hodan VS Xamarweyne ayaa muujiyey tartan aad u qurux badan oo ay aqoon ku dheehantahay ayadoo sidoo kalena barnaamijka ay qeyb ka aheyd xubnaha dhextaalka u ah ee isbarashada degmooyinka tartamaya iyo su’aashii ay shirkadda barnaamijka taabagelineysa ee Hormuud Telecom abaalmarinnada ku siiso dhageystayaasha Radio Muqdisho waxaana natiijada tartankii caawa ay noqotay sidan:-
Hodan
Tartamayaasha degmada Hodan su’aallihii Todobada ahaa ee la weydiiyey waxey si sax ah uga jawaabeen Shan ka mid ah,laba su’aalna jawaabahooda ay hareer mareen,mana jirin wax ka faa’ideysi ah oo ay heleen waxaana wadarta guud ee dhibcaha tartamayaasha degmada Hodan ay noqdeen Toban dhibcood.
Xamarweyne
Iyana dhankooda tartamayaasha degmada Xamarweyne su’aallihii Todobada ahaa ee la weydiiyey waxey si sax ah uga jawaabeen Shan ka mid ah,Laba su’aalna jawaabahooda ma aysan haleelin,si ka faa’ideysi ahna waxey uga jawaabeen hal su’aal waxaana wadarta guud ee dhibcaha tartamayaasha degmada Xamarweyne ay noqdeen 12 Dhibcood oo ay guusha ku raacday.
Habeen dambe hadii uu Alle idmo waxaa barnaamijka ku tartami doona tartamayaasha degmooyinka Dharkeenley VS Kaaraan oo ka wada tirsan gobolka Banaadir.
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Tartanka Ramadaan 10-August-2012 Hodan VS Xamarweyne
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Labaad Ee Tartanka Ramadaan 10-August-2012 Hodan VS Xamarweyne
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Seddexaad Ee Tartanka Ramadaan 10-August-2012 Hodan VS Xamarweyne
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
dhamaan waad salaamantihiin R.muqdisho
waana ku mahadsantihiin soo jeedinta barlaamishka tarka ramadaanka