Tartan Isboorti oo lagu soo gaba gabeeyay dagmada Balcad
Published on February 2, 2013 by Mowliid · 2 Comments · 776 views
Gelinkii dambe ee shalay waxaa degmada Balcad ee gobolka Shabeelada Dhexe lagu soo gebagebeeyey tartan Kubadda cagta ah oo loogu talagalay nabadda iyo isdhexgalka bulshada kaasi oo Seddexdii bilood ee aynu kasoo gudubnay ka socday degmadaasi.
Tartankan oo ay ka qeybqaateen in ka badan Tobon kooxood oo ka dhisan xaafadaha kaladuwan ee degmada Balcad ayaa loogu magac daray isdhexgalka Bulshada kaas oo socday mudo Sadex bilood ah.
Munaasabadii gebagebadii kulankaasi ayaa waxa ka hadlay gudoomiyaha degmada Balcad Cismaan Maxamed Xaadoole oo sheegay in tartankan isborti loogu magac daray isdhexgalka Bulshada uu soo abaabulay maamulka degmada Balcad oo gacan ka helaya bahda Isbortiga ee Degmadaasi.
Wixii ka dambeeyay markii maleeshiyaadka Shabaab laga saaray degamada Balcad ayaa waxa soo hagaagay amaanka degmadaasi iyadoo ay dib usoo noolaadeen adeegyadii bulshada ee Degmadaasi.
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Waa ilaah mahadii hadii uu ilaah naga saaray Shabaabkii na dhibayay, waxaan u hambelyeynayaa gudoomiye xaadoole iyo bahada sportiga Degmada Balcad oo soo abaabulay Tartankii dhamaaday. Lkn waxaan dhaliil u soo jeedinaa warbaahinta Qaranka oo ka gaabisay shqadii ay u heysay shacabkeeda ku nool BALCAD, Viva Balcad & All Soomaaliya
waxaan baaq u dirayaa dhamaan dhalin yarada reer balcad oo runta jaceyl aan uqabo waxaan leeyahay walaalayaal Alle swc wuu idin weydiinaya waqtga iyo halkaad ku bixineysaan ismaan xaadoole ALLE hortiisa idinla tagi maayo ee waqtgiina oga faa ideysta cibaadada ALLAAH swc. hana ku mashquulina fikradaha reer galbeedka cadaawata u haayo muslimiinta