Wednesday, September 3rd, 2014

Tartan Aad U Adag Oo Xaley Dhexmaray Tartameyaasha Degmooyinka Gaalkacyo VS Dayniile “Dhageyso”

Published on August 9, 2012 by   ·   3 Comments  ·   3,379 views

Tartan aad u adag islamarkaana xiiso xambaarsanaa ayaa xalay dhex maray tartameyaasha degmooyinka Gaalkacyo VS Dayniile oo ka kala tirsan gobollada Mudug iyo Banaadir.

Tartankan oo qeyb ka ahaa tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadaan ay Warbaahinta Qaranka u qabaneyso degmooyinka Dalka ayadoo sanadkanna barnaamijka ay taabagelineyso shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa tartamayaasha labada degmo ee Gaalkacyo VS Dayniile waxey muujiyeen tartan aqooni ku dhisantahay ayadoo sidoo kalena ay barnaamijka qeyb ka ahaayeen xubnaha dhextaalka u ah ee Isbarashada degmooyinka iyo su’aasha ay shirkadda barnaamijka taabagelineysa ee Hormuud Telecom habeen walba abaalmarinnada kusiiso dhageystayaasha Radio Muqdisho.

Natiijada tartankii adkaa ee xalay dhexmaray tartameyaasha degmooyinka Gaalkacyo VS Dayniile ayaa noqotay sidan:-

Gaalkacyo

Tartamayaasha degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug dhankooda su’aallihii Todobada ahaa ee la weydiiyey waxey si sax ah uga jawaabeen Lix ka mid ah, hal su’aalna jawaabteeda ma aysan haleelin,mana jirin wax ka faa’ideysi ah oo ay heleen waxaana wadarta guud ee dhibcaha tartamayaasha degmada Gaalkacyo ay noqdeen 12 Dhibcood.

Dayniile

Dhankooda iyana tartameyaasha degmada Dayniile ee gobolka Banaadir su’aallihii Todobada ahaa ee la weydiiyey waxey uga jawaabeen si sax ah,mana jirin wax su’aal ah oo ay jawaabteeda qaldeen,sidoo kalena ma jirin wax ka faa’ideysi ah oo ay heleen waxaana wadarta guud ee dhibcaha tartameyaasha degmada Dayniile ay noqdeen xalay 14 Dhibcood.

Degmada Dayniile ayaa ka mid noqoneysa degmooyinka ay tartameyaashoodu usoo gudbeen Wareegga Seddexaad ee Tartanka waxaana hadii uu Alle idmo ay la tartami doonaan tartameyaasha degmada Wadajir oo gobolka Banaadir ay ka wada tirsanyihiin.

Caawa hadii uu Alle idmo waxaa barnaamijka Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka ku tartami doona tartameyaasha degmooyinka Boondheere VS Dhuusamareeb oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Galgaduud.

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Tartanka Ramadaan 08-August-2012 Gaalkacyo VS Dayniile

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Labaad Ee Tartanka Ramadaan 08-August-2012 Gaalkacyo VS Dayniile

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Seddexaad Ee Tartanka Ramadaan 08-August-2012 Gaalkacyo VS Dayniile

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                                                +442035190460

USA & CANADA                                             +17124327760

Readers Comments (3)

  1. c.laahiyare says:

    rer dayniile guuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  2. tallman gubta says:

    hambalyo dayniile guul aqoon dheeri ahad sobandhigteen

  3. Daayniile waan u aqoonsanahay ineey dagan yihiin lakin ayagane ma ii aqoon sanyihin inaa ahay ninka kadanbeyay guusha




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Wasiirrada

Golaha wasiirrada oo go’aanno ka soo saaray shir aan caadi aheyn oo ay Muqdisho ku yeesheen (Sawirro+Dhageyso)

Muqdisho, September 02, 2014—Shirka aan caadiga aheyn ee ...
IMG_6821

Shirkii Looga Hadlayay Sidii Wax Looga Qaban Lahaa Argagixisada Qaarada Afrika oo Nairobi Lagu Soo Gabagabeeyay “SAWIRRO”

Shirkii looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa ...
DSCN0247

Ku Simaha Madaxweynaha Oo Baydhabo Kulammo Kula Qaatay Odayaal Dhaqameedyo Iyo Siyaasiyiin“SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku ...
Abaar

Waa sidee xaaladda abaareed ee dalka?

Sanadkii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka dhacay abaar xooggan ...
Drones

Tirada horjoogayaasha Shabaab ee lagu dilay Baraawe oo korortay

Wasaaradda difaaca ee Mareykanka oo ka hadashay duqeymo ...
ciidamada xds

Ciidamo ka soo tegay Beladweyne oo raashin u sida shacabka Degmada Buulo Burde

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa Nabad ...
warsheekh

Horumarinta adeegyada guud ee bulshada degmada Warsheekh oo laga hadlay

Kulan looga hadlayo sidii adeegyo horumarineed looga hirgelin ...
IMG_7882

Dr Cabdiweli Gaas oo dhagax dhigay dib u dayactirka waddo bur bursan “SAWIRRO”

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-DUHUR-02-09-2014-.mp3"][/audio]
astaanta_qaranka11 ok

Wasiirka Kalluumeysiga oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda FAO

Wasiirka Kheyraadka iyo kalluumaysiga badda ee Xukuumadda Soomaaliya ...
4

Xaflad qalin jebin ah oo Arday Soomaaliyeed loogu sameeyay dalka Kuwait “SAWIRRO”

Ururka ardayda Soomaaliyeed ee dalka Kuwait ayaa soo ...
IMG_65411

shir looga halayo argagixisada oo ka furmay Kenya

shirka oo ay ka qeybgalayaan Hoggaamiyaasha dalalka Bariga ...
SHIRKA7

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Siminaar loogu soo gabagabeeyay Magaalada Kampala ee Dalka Uganda ”SAWIRO”

Siminaarkan oo ay ka qeyb galeen ku dhawaad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/Bandhiga-Waraysiyada-Mustaf-Warcadeeye-01.09.2014-ok.mp3"][/audio]
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-01.09.2014-ok.mp3"][/audio]
DSCN0150

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Baydhabo “SAWIRRO”

Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka ...
01 (12)

DAAWO VIDEO:Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay taliyaha ciidanka Mareykanka ee Geeska Afrika (Sawirro)

Taliyaha ciidammada Mareykanka ee dalalka Geeska Afrika Jeneral ...
1

Maamulka Gobolka oo gaadiid loogu adeegayo bulshada guddoonsiiyay shan Degmo(Sawirro+Muuqaal)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta 5 gaadiid ah ...
somali-president-hassan-sheikh-mohamud

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kenya uga qeyb galaya shir looga hadlayo argagixisada

Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-01.09.2014.mp3"][/audio]
DSC08902

Jaamacadda Jamhuuriya oo soo bandhigtay arday cusub oo ay qaadatay “SAWIRRO”

Munaasabaddaani dib loogu furayay Jaamacadda Jamhuuriya oo ay ...
unnamed (2)

Daawo Golaha Wasiirada oo meel-mariyay hindise sharciyeedka xeerka saxaafadda “SAWIRRO”

Muqdisho, September 01, 2014—Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ...
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Ku-simaha Madaxweynaha Dalka oo Baydhabo kula shiraya odoyaal dhaqameed

Ku-simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ...
DSC00796

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo soo bandhigay warqado been abuur ah “SAWIRRO”

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali ...
vlcsnap-2014-09-01-13h44m54s131

Wasiirro Iyo Xildhibaano Ka Qeybgalay Xaflad Lagu Furayay Shirkada Duulimaadka Som Air(Sawirro+Muuqaal)

Wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
heshiis

Dibadbaxyo Lagu taageerayay Heshiiski Barre Hiiraale Iyo Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan G/Jubbada/Hoose

Dibadbaxyo lagu taageerayay heshiiskii lagu soo afjaray khilaafkii ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka SUbax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-1-9-2014.mp3"][/audio]
IMG_65111

Ambasador Cali Americo oo Xalay Kulan La Qaaday Soomaalida Ku Nool Xaafada Islii iyo Saraakiisha Ammaanka “SAWIRRO”

Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
vlcsnap-2014-08-31-16h39m16s249

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan labada Shabeelle iyo Hiiraan “SAWIRRO”

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo kaashanaya kuwa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-HABEEN-31.08.2014.mp3"][/audio]
dhalinyaro

Guddiga maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo la taageerayay

Kulankani lagu taagerayay magacabista guddiga maamul u sameynta ...
waali6

Wakiilada beesha caalamka ee joogo Soomaaliya oo soo dhaweeyay horumarka laga gaaray dib-u-heshiisiinta Kismaayo

Muqdisho, 31 Agosto 2014 – Qaramada Midoobay, Urur ...
wasiirka warfaafinta

Weerarakii gaadmada ahaa ee Al-shabaab ku qaaday xabsiga Jilicow oo guuldaro ku dhamaaday War-saxaafadeed

Agosto 31, 2014....Ciidamada amniga ayaa gaashaanka u daruuray ...

Tubta Toosan

Abaar

Waa sidee xaaladda abaareed ee dalka?

Sanadkii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka dhacay abaar xooggan ...
Sh Cali Wajiiz

Sheikh Cali Wajiiz oo si qoto dheer uga hadlay taariikhda kooxaha xag jira

  Taariikhda Islaamka kuma cusba kooxaha xag jirka ah ...

Islaamka iyo Xagjirnimada Dhageyso

Shareecada Islaamku waa diin dhex dhexaadnimo waxayna ka ...