Tartan Aad U Adag Oo Caawa Dhexmaray Tartameyaasha Degmooyinka Dhuusamareeb VS Boondheere “Dhageyso”
Published on August 10, 2012 by Jayte · 1 Comment · 2,372 views
Tartan aad u adag oo qeyb ka ah tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ay Warbaahinta Qaranka u qabaneyso degmooyinka Dalka ayaa caawa dhexmaray tartameyaasha degmooyinka Dhuusamareeb VS Boondheere oo ka kala tirsan gobollada Galgaduud iyo Banaadir ayadoo barnaamijkana ay sanadkan taabagelineyso shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom.
Tartameyaasha labada degmo ee Dhuusamareeb VS Boondheere ayaa muujiyey tartan aad u adag ayadoo loo baahday su’aallo dheeri ah oo lagu kala saaro,sidoo kalena barnaamijka kama marneyn xubnihii isbarashada degmooyinka iyo su’aasha ay shirkadda Hormuud abaalmarinnada ku siiso dhageystayaasha Radio Muqdisho waxaana natiijada tartankii caawa ay noqotay.
Dhuusamareeb
Tartameyaasha degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud waxaa la weydiiyey Sideed Su’aal waxaana ay si sax ah uga jawaabeen Lix ka mid ah. Laba su’aalloodna jawaabahooda ma aysan haleelin,si ka faa’ideysi ahna waxey uga jawaabeen hal su’aal ayadoo wadarta guud ee dhibcaha tartameyaasha degmada Dhuusamareeb ay heleen ay noqotay 14Dhibcood.
Boondheere
Iyana dhankooda tartamayaasha degmada Boondheere Sideedda su’aal ee la weydiiyey waxey si sax ah uga jawaabeen Todobo ka mid ah, hal su’aalna jawaabteeda ma aysan haleelin,si ka faa’ideysi ahna waxey uga jawaabeen hal su’aal oo soo hareer martay tartameyaasha degmada Dhuusamareeb waxaana wadarta guud ee dhibcaha tartameyaasha degmada Boondheere ay noqdeen 16 Dhibcood oo ay ku badiyeen.
Habeen dambe hadii uu Alle idmo barnaamijka waxaa ku tartami doona tartamayaasha degmooyinka Xamarweyne VS Hodan oo ka wada tirsan gobolka Banaadir.
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Tartanka Ramadaan 09-August-2012 Dhuusamareeb VS Boondheere
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Labaad Ee Tartanka Ramadaan 09-August-2012 Dhuusamareeb VS Boondheere
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Seddexaad Ee Tartanka Ramadaan 09-August-2012 Dhuusamareeb VS Boondheere
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Afaraad Ee Tartanka Ramadaan 09-August-2012 Dhuusamareeb VS Boondheere
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi cusub ...
WAR HABEEN 17.05.2013
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
WARKA SUBAX 17.5.2013
Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka ...
Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan ...
Waxaa saaka daggan xaalada deegaano ka tirsan gobalka ...
Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
War Habeen 16-May-2013
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Viva boondheere