Friday, August 1st, 2014

Tartameyaasha Degmooyinka Baydhabo VS Garoowe Oo Tartan Xiiso Leh Uu Caawa Dhexmaray “Dhageyso”

Published on August 7, 2012 by   ·   No Comments  ·   2,936 views

Tartameyaasha degmooyinka Baydhabo iyo Garoowe oo ka kala tirsan gobollada Baay iyo Nugaal ayaa caawa ku tartamay barnaamijka Tartan Cilmiyeedka Ramadaan oo Warbaahinta Qaranka ay u qabaneyso degmooyinka Dalka ayadoo barnaamijkana ay sanadkan taabagelineyso Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom.

Tartankan oo qeyb ka ah wareegga Labaad ee Tartan Cilmiyeedka Ramadaan ayaa tartamayaasha degmooyinka Baydhabo VS Garoowe waxey soo bandhigeen tartan aad u adag islamarkaana xiiso xambaarsanaa ayadoo sidoo kalena ay barnaamijka qeyb ka aheyd xubnihii isbarashada degmooyinka iyo su’aasha ay shirkadda barnaamijka taabagelineysa ee Hormuud Telecom abaalmarinnada kusiiso dhageystayaasha Radio Muqdisho.

Natiijada tartankii xiisa lahaa ee dhexmaray tartameyaasha degmooyinka Baydhabo VS Garoowe ayaa noqotay sidan:-

Baydhabo

Tartameyaasha degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay su’aallihii Todobada ahaa ee la weydiiyey waxey si sax ah uga jawaabeen Seddex ka mid ah, Afar su’aalna jawaabahooda wey haleeli waayeen,halka ay si ka faa’ideysi ahna uga jawaabeen hal su’aal oo soo hareermartay tartamayaasha Garoowe waxaana wadarta guud ee dhibcaha tartameyaasha Baydhabo ay noqdeen Sedeed Dhibcood.

Garoowe

Dhankooda iyana tartameyaasha degmada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal Todobadii su’aal ee la weydiiyey waxey si sax ah uga jawaabeen Afar ka mid ah, Seddex su’aalna jawaabahooda ma aysan haleelin, si ka faa’ideysi ahna waxey uga jawaabeen hal su’aal oo soo hareer martay tartamayaasha Baydhabo waxaana wadarta guud ee dhibcaha tartamayaasha Garoowe ay noqdeen Toban Dhibcood oo ay guusha ku raacday.

Tartamayaasha degmada Garoowe ayaa noqonaya tartamayaasha Labaad ee usoo gudba wareegga Seddexaad ee tartanka waxaana ay la tartami doonaan hadii uu Alle idmo tartameyaasha degmada Qardho ee gobolka Bari.

Caawa hadii uu Alle idmo waxaa barnaamijka Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka ku Tartami doona tartamayaasha degmooyinka Howlwadaag VS Wadajir oo ka wada tirsan gobolka Banaadir.

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Tartanka Ramadaan 06-August-2012 Baydhabo VS Garoowe

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Labaad Ee Tartanka Ramadaan 06-August-2012 Baydhabo VS Garoowe

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Seddexaad Ee Tartanka Ramadaan 06-August-2012 Baydhabo VS Garoowe

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                                              +442035190460

USA & CANADA                                           +17124327760

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-HABEEN-01.08.2014.mp3"][/audio]
Nicholas-Kay

Nicholas Kay Oo Cambaareeyay Dilka Xildhibaan Madeer

Ergayga Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ...
madaxweyne-xasan-sheikh2

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeyey geeridii Xildhibaan Madeer

Muqdisho, 01 Agoosto 2014-Madaxeweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane ...
tacsi 7

R.W Cabdiweli: “Dilka Madeer waa mid loo geystay guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh ...
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Xildhibaan Sheekh Aadan Madeer ..WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
Himilo

Dhalinyaro ka shiray doorka uga aadan horumarka iyo Nabadda

Kulankani oo ahaa mid ay isugu yimaadeen Ururrada ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-01.08.2014.mp3"][/audio]
Caabudwaaq

Wafdi Xildhibaanno ah oo Caabudwaaq u jooga dib u heshiisiin

Xildhibaan Nuur Baadiyow oo ka mid ah Mudanayaasha ...
vlcsnap-2014-06-15-02h42m34s147

Tababar lagu baranayo maamul wanaagga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Tababar lagu baranayay maamul wanaagga  canshuur bixinta oo ...
vlcsnap-2014-08-01-15h26m13s181

Kooxo hubeysan oo dil u geystay Xildhibaan Sheekh Aadan Madeer (Daawo Wareysi hore)

Allaha u naxariistee Xildhibaan Sheekh Aadan Sheekh Madeer ...
tababar

Ciidamo Tababar Loogu Soo Xiray Muqdisho “Sawirro”

Munaasabadani tababarka loogu soo xirayay 250 askari oo ...
unnamed-9

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Maanta booqasho ku tegay Garbahaareey:-War-Saxaafadeed+Sawirro

Muqdisho, 31 July 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
vlcsnap-2014-07-31-22h12m04s195

Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Oo Mar Kale Xukun Ku Riday Dhagar Qabayaal “Sawirro”

Maxkamadda Sare  ee  Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-31.7.2014.mp3"][/audio]
4

Golaha Wasiirada oo Warbixin ku aadan Ammaanka dalka ka dhageystay Taliyayaasha Ciidamadda “Sawirro”

Mogadishu, July 31, 2014—–Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Madaxweyne Xasan

Madaxweynaha Dalka Oo Goor Dhaweyd Muqdisho Ku Soo Laabtay Kaddib Howlo Shaqo Uu Ku Tagay Garbahaareey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
DSC04183

Daawo Sawirada:-Munaasabad Lagu Taageerayay Heshiiskii Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe oo Dhuusamareeb Lagu Qabtay

Akhristayaasheena sharafta leh waxa aan halkan idinkugu soo ...
10300322_1481702595401828_5867803989243491602_n

Duqa Magaaladda Muqdisho oo soo Bandhigay qorshaha Xasilinta Caaasimadda“SAWIRRO”

Guddomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Xasan Maxamed ...
IMG_4755

Madaxwaynaha Maamulka Puntland oo maanta Xariga kajaray Buundada Middigar ee Sunujiif Gobolka Nugaal “SAWIRRO”

Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ...
Calanka-Mareykanka-

Dawlada Mareykanka oo soo dhaweysay heshiiska laga gaaray maamul u samaynta Gobollada Dhexe ee Soomaaliya:-War-Saxaafadeed

Ku simaha Ergeyga Gaarka ah ee Dowlada Mareykanka ...
Gudoomiye Jawaari Trondheim (5)

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Khudbad Ka Jeediyey Shir Looga Hadlayey Dardar gelinta Dimuqraadiyeynta Soomaaliya “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
bayle

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka oo shir wada qaatay “SAWIRRO”

Mogadishu, July 31, 2014-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta ...
Dumar

Alshabaab iyo Laynta haweenka

Maleeshiyada Alshabaab ee xag jirka ahi, waxay gabood ...
indhoolayaal_thumb

Marwada Raysul Wasaaraha Soomaaliya oo Deeq Raashin ah gaarsiisay Dugsiga indhoolayaasha

Marwada Ra’isul Wasaaraha Marwo Fartuun Axmed Diiriye oo ...
DSC06872

Wasiirka Warfaafinta oo ardey Indhoolayaal ah xarunta wasaaradda kulan dhiiragelin ah ugu sameeyey (Daawo Sawirro)

Kulankan dhiiragelinta ah ee uu wasiirka Warfaafinta Xukuumadda ...
Hassan Sheikh Mohamud

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka oo gaaray Garbohaarrey

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ...
howlgal

Ciidamada Ammaanka Oo Howlgallo Baaritaanno Ah Saaka Ka Wada Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Ammaanka iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM, ...
Nicholas-Kay

Nicholas Kay Oo Taageeray Heshiiska Maamul U Sameynta Gobolada Mudug Iyo Galgaduud

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada ...
heshiis

Bulshada Ku Nool Degmada Dhuusamareeb Oo Soo Dhaweeysay Heshiiska Maamul U Sameynta G/Mudug Iyo Galgaduud

Bulshada ku nool degmada Dhuusamareeb ayaa soo dhoweeysay ...
astaanta-warka16

Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-31-7-2014.mp3"][/audio]
IMG_4708

Amb Cali Ameriko oo Maanta Booqday oo Deeq Lacageedna Gaarsiiyay Xarun Lagu Xanaaneeyo Gabdhaha la Kulmo Tacidiyadaha La Xiriira jinsiga “Sawirro”

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Amb ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
shir way

Madaxweynaha Iyo Ra’isul Wasaaraha Dalka Oo Si Isku Mid Ah U Soo Dhaweeyay Hishiiska ay Gaareen Maamulada Gobolada Dhexe “Sawirro”

Muqdisho, 30, luuliyo, 2014... Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka ...

Tubta Toosan

Dumar

Alshabaab iyo Laynta haweenka

Maleeshiyada Alshabaab ee xag jirka ahi, waxay gabood ...
ليلة القدر 1

Laylatul Qadriga iyo Axkaamta Fidrada

Tobanka maalmood ee ugu dambeysa bisha Ramadaan waa ...
images (12)

Ramadaanka & Daadinta Dhiigga

Waxaan ku ku jirnaa tobankii dhexe ee bisha ...