Taliyaha Booliiska oo maanta tababar u soo xiray Saraakiil Booliis ah
Published on May 15, 2011 by admin · 4 Comments · 2,270 views
Munaasabad ballaaran oo tababar loogu soo xirayay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay xarunta Iskuul Boliisiya ee Magaalada Muqdisho.
Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Gen. Shariif Shiiqunaa Maye ayaa maanta si rasmi ah tababarka ugu soo xiray Saraakiishan oo ka koobneyd ilaa 39, kuwaas oo muddo 6-bilood ah tababar uga socday xarunta Iskuul Boliisiya.
Gen. Shariif Shiiqunaa Maye Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo munaasabadii xiritaanka ka hadlay ayaa u mahadceliyay Saraakiishaasi iyo macalimiintii casharada bixineysayba, isagoo ku guubaabiyay in ay si hufan u gutaan wajibka Qaran ee saaran
Tababarkan ayaa qeyb ka ah tababarro dhowr ah oo ciidamada Booliisku ku soo qaadanayeen gudaha dalka iyo dibadaba, kaas oo sare loogu qaadayo aqoonta iyo kartida ciidamada Booliiska si ay u gutaan howlaha ay huyaan Qaranka.
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
War Duhur 25-05-2013
Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
Hay,adda maaeaynta musiibooyinka qaranka ayaa maanta deeq raashin ...
Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanno ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Guul iyo Nabad
markahore igagudoon salaan qeymabadan salaan kadib waxaan aad iyo aad u gufarax sanahay jagadaad hayso gul iyo cafimaad ayaan kurajeynaya waxaan karaba inad tagto barawe hadaasuurdgaltahay
ASc, waxaan ku weydiinaa inteed ku nooshahay Cali Maroodiyow aduunka mala socotid miyaa, maxaad uga danleedahay, waxaan kaa rabaa inaad Baraawe tagto hadi ay sur tal gal tahay, Cali walaalkay waa mahadsan tahay , ee laakiin hada suurta gal ma aha, laakiin mar wuu tagaa Odayga hadii uu Allaha awooda leh idmo, laakiin markaad soo qoreyso marka hore ka feker waxaad qoreyso, adoo mahadsan, igana raali noqo waayo hadalka ayaa marba si loo fasiri karaa, sidaa darteed ayaan kuugu soo jawaabay. Mahadsanid
Waxaan Ebbe ka rajeynaya in jagada iyada ah lagu doortey gudasvars iyo waa jibaadkiisa & xilkiisa kugu fududeeyo. Shakka ku majiro in cilmiga iyo aqoontaba jagada lagu dhiibey si kufillan ayaad Ebbe ku bare mise ku soo kortet Micnihi QUalification waad buxisey. Luomo giusto al posto giusto. Waxaan. Allah Subana ha ku gu sallido dad kugu la shaqeeyo AMMIN AMMIN Wabillahi Tawfiiq