Taliska ciidamada XDS oo sheegay in gebageba uu marayo howlgalka ciidamadu ka wadaan G/Sh/Hoose
Published on October 19, 2012 by Mowliid · 4 Comments · 1,371 views
Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in howlgalka ay Ciidamada qalabka sida ka wadaan gobolka Shabeellada Hoose uu marayo heer gebagebo ah.
Abaanduulaha ciidamada XDS Deneral C/kariin Yuusuf Aadan Dhegabadan oo la hadlay Radio Muqdisho isagoo ku sugan gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in howlgalka ciidamadu ku xorreeynayeeen gobolka Shabeeellaha Hoose uu hadda marayo heer gebagebo ah, isagoo intaa ku daray in ay meesha ka baxday falalkii ay shacabka ku dhibaateeyn jireenn malleeshiyaadka Shabaab.
‘’Gobolka Sh/Hoose kama jiraan wax dhibaato ah, haddana waxaan qorsheeyneeynaa in aan goor dhow ka gudubno gobolkaasi oo aan dabagalno Shabaab iyo Alqaacidda meel kastoo ay dalka ka joogaan’’ ayuu yiri Gen. Dhegabadan.
Dhegabadan ayaa xusay in ay baabi’yeen kooxo ka tirsanaa Shabaab oo mararka qaar jidka u gali jiray ciidamada, kuwaasna howlgalkii ugu dambeeyay ayuu sheegay in lagu xaaqay sida uu hadalka u dhigay.
Howlgalka ciidamada Qalabka sida ayaa hadda u muuqda in uu ka sii dhamaanayo gobolka Sh/Hoose, halkaas oo aheyd meelaha ay ugu xoogga badnaayeen malleeshiyaadka Shabaab ee mar kasta u taagan dhibaateynta shacabka Soomaaliyeed, laakiin taas waxaa ka horjoogsaday ciidamada XDS ee geesiyiinta ah habeen iyo maalinna u taagan difaaca sharafta dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso
Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
waa mahad ilaah mar hadii afka ciida loo galiyay kuwii nabad diidka ahaa wuxxu alla u soo bixiyay ragii dhulka lahaay ee shacabka soomaaliyeed iyo ciidamada qalabka sida sida geesimada leh ee u bad baadiyeen shacabkooda iyo wadankooda guul guul dhagabadan shukran taliye
waa guul waana guul rabi halkaas ka wada geesiyaasha ciidanka xooga dalka soomalia.
Hamabalyo mida kale radiomuqdisho waxan ka cod sanayaa mesha la isku diban gelinaayo qorista cidamada cirka somaliyed waxana igu so xarira muqtaaryare141@hotmail.com jwb ayan idinka sugayaa?
Sas waye dhaga badan nolow insha alah bal dahaba kaga jirtaa horumarka dalkena cidankana dhigoda ayey hureen waxana cod sanaa askarti ku geriyoote in dadkodi iyo xasas kodi la iloowin insha alaah