Taliska Booliska oo sheegay in dad loo xirxiray kufsi been abuur ah oo la faafiyay
Published on January 17, 2013 by Jayte · No Comments · 1,336 views
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa waxba kama jiraan ku tilmamay warar been abuur ah oo ay baahiyeen idaacadaha Caalamiga ah iyo kuwa Gudaha kaas oo la xiriray in 7 ka mid ah ciidamada Booliska ay kufsadeen garbar Soomaaliyeed kadib markii la sameeyay baaritaano Caafimaad oo arinkaasi la xiriiro.
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Shariif Sheekhuna Maye oo maanta la hadlay warfidiyeenada ayaa wax kama jiraan ku tilmaay war ay siidayeen qaar ka mid ah warbaahinta oo lagu sheegay in 7 nin oo ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed in ay kufsadeen gabar ka mid ah qoysaska barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Muqdisho.
Taliyaha ciidanka booliiska Shariif Sheekhuna waxaa kale uu xusay in dhacdada kufsiga been abuurka ah laga siidayey 6 bishaan qaar ka mid ah warbaahinta.
gabadha sheegtay in la kufsaday oo lagu cadaynayay tacadiga ay sheegatay ay ku sameeyeen 7 ka mid ah ciidanka booliiska Soomaaliyeed balse baaritaano lagu sameeyay lagu waayay eedeytii ay soo jeedisay gabadha.
Sidoo kale Taliyaha ayaa intaa ku daray in arrinta kufsiga been abuurka ah ay u xiran yihiin lix ruux uu ka mid yahay saxafi iyo dad abaabulay kufsiga ay gabadha sheegtay arintaasina ay xaraan ku tahay diinta Islaamka, dhaqanka Soomaalida, xeerka Soomaalida, sharafta ciidanka iyo xaquuqda aadanaha sharcigana la marindoono dadka maleegay qiyaanada.
Hadalkaan ka soo baxay taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa imaanaya xili R/wasaaraha Xuukumada Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Ciidanka booliiska uu ku amaanay adeega amni iyo daryeel ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...