Taliska Booliska oo ruqsad siiyay shir ka dhacay Hotel Saxafi
Published on April 30, 2011 by admin · 3 Comments · 1,649 views
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheeca ka qaaday in Maamulka Hoteel Saxafi ay soo qeydiisteen ruqsad ku aaddan in maalinta berri ah Hoteelkooda lagu qabto kulan wada tashi ah oo ay ka qeyb galayaan dad gaaraya 70 qofood, loona oggolaaday.
Taliyaha Ciidanka Booliska Generaal Shariif Shiikhuna Maye oo shir jaraa’id u qabtay saxaafadda ayaa sheegay in Hoteelka Saxafi uu noqday Xaruntii ugu horreysay ee fulisa ammarradii ka soo baxay dowladda ee ahaa in aan hoteellada lagu qaban karin shir aysan Dowladdu fasaxin, Bannaanbax aysan ogeyna aan la qaban kari.
Wuxuu hadalkiisa sii raaciyay in laamaha ammaanka dalka lala socodsiiyay arrintaasi ammaankana ay wax ka qaban doonaan, wuxuuna Hoteellada kale ugu baaqay in ay u hoggaansamaan awaamirta ka soo baxday Dowladda.
“waxaan caddeyneynaa in aysan Dowladdu diiddaneyn Shirarka iyo Bannaanbaxyada, laakin waxaa la rabaa in la soo maro sharciga” ayuu yiri taliyaha oo hadalkiisa sii raaciyay in tallaabadani ay tusaale fiican u tahay Hoteellada kale eek u yaalla magaalada.
“Ciddii u hoggaansami weysa ammaradaan ee qabata shir ama bannaanbax aysan Dowladdu oegyn, waxay jabisay sharciga waxaana lagu qaadayaa qodobkii ay jabisay”
Dhawaan ayay wasaaradda arrimaha gudaha iyo Amniga qaranku soo saartay amarro sheegay in aan la qaban karin shir aysan dowladdu ogeyn iyo bannaanbax aysan ruqsad siin Dowladda.
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
AMARADA DAWLADDA HALA FULIYO WAA WAXA KALIYA EE AAN DAWLAD KU NAHAY.
scw taliska boliskan amaanka waa in oo gcantooda soo galo hadii kale amaan ma jiro waa in boliisku magaalada waxa ka dhacaayo oo og yahay cidii jabiso sharciga waa in eey hor geyso boliiskana waa in dadka u shaqeyaan scw
waa in ee shacabka lasha qeeyaan boliska hadii kale mashaqeen karo boliska waxaan idin leeyahay shacaboo lashaqeeya boliska boliskana waxaan leeyahay ilaaliya amaanada hadii aad iskudaydaan sidii kuwii idin kahoreeyay ookale waxaad noqoneesaan in eey idin kacararaan shacabka hadii eey idin kacararaan shacabka waad fashilmeesaan