Friday, December 19th, 2014

Dad ku dhintayTacshiirad ay Al Shabaab la beegsadeen xaflad aroos

Published on January 3, 2013 by   ·   7 Comments  ·   2,539 views

Hal Ruux ayaa ku geeriyooday rasaas ay maleeshiyaadka Al shabab la beegsadeen Goob ay ka socotay xaflad aroos ah gobalka Hiiraan.

Xaflad aroos ah oo ka dhaceysay deegaanka Booco oo 30 kiilo mitir koofur kaga Toosan magaalada Beledweyn ayaa maleeshiyaadka Shabaab tacshiirad ku fureen Waxaana halkaasi ku dhaawacmay Sadex gabdhood oo mid ka mid ah ay u Geeriyootay dhaawacii soo gaaray.

Dhaawaca Labada gabdhood ee kale ayaa lagu daweeynayaa Cisbitalka guud ee Magaalada Beledweyn, inkastoo dhaqaatiirtu sheegeen in ay soo hagaageyso Xaaladooda caafimaad.

‘’Anagoo xalay  ku caweyneyna xaflada arooska islamarkaana ay goobta ka muuqatay farxad weyn ayaa niman afka soo duubtay oo hubeysan ay rasaas nagu fureen dadkiina wey kala carareen farxadiina waxey isu bedeshay murug’’ ayeey tiri haweeney  joogtay xaflada arooska.

Dadweynaha ku nool magaalada Beledweyn ayaa arrintan si weyn uga xumaaday iyagoo ku tilmaamay fal ka baxsan bani’aadanimada, waxeyna wacad ku mareen in Shabaab ay kula xisaabtami doonaan xadgudubyada iyo jariimooyinka ay ka Geysteen gobolka Hiiraan.

Maleeshiyaadka Shabaab ayaa falkan iyo kuwo ka sii naxdin badanba hore uga Geystay gobolka Hiiraanm,  taas oo wali ka go’I la’ quluubta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka iyo dibaddaba.

 

Readers Comments (7)

  1. Maxamed w w says:

    Ilahey shabab cadaabtiisa haku abaal mariyo carada dadka iyo mida malaaigta haku dhacdo ilaa wuxu waa wuxuush xata dadkii aroosyada dhiganayay maka baxsan waayeen?balaayo haku dhacdo insha alah wankula xisaab tami doona shabab arimahaas

  2. yaredaacad says:

    Inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajicuun gabdha ku dhimatey allah unaxariisto kuwa ku dhaawacmeyna caafimaad allah siiyo waayo shaaba dadkena somaliya ayey dhiigooda baneysteen diin maheystaan waayo alle ayaa laxisaabtami doona maalin aan maanta aheyn waa laga guulestey howshooda waxay noqotey dadka miskiinta ah in ay dilaan somaaliyeey in aan isku doob naano hal mel aan kawada so jeesano waxa na baa,bi eyey waa qabiil ninkii walbo ku dadaal sida dadkeena aan nabad ugu so dabaali laheyn

  3. Dhamaan reer balad weynne ugu tacsiyenaynaa dhibatada xalay u geysteen arxalayasha aan banidamka aan aheyn alshabaab ku waas dhibatada aan dhamaan ku hayaan islaamka aan wax galag san .
    Runtii umada somaliyeed maanta aad ayee ugu daleen dagaalka sukeeya aan dhamaan
    Runtii qurba joogta somaliyed mar walba dhibatada luu geesta walaal hood aad ayee ugu xumadaan inta ku dhimatay iyo inta ku dhaawacantay allaha ka saqira

  4. C/qadir muclin maxamud says:

    Asc marka hore rer beledweyne waxaan ugu tacsiyeynaya dhibaatada xalay logestay inti kugeriyotay alaha naxariisto dhaawacna alaha caafiyo intaas kadib waxaan leyahy al shabaab wad arkagtaan dhibaatada ey kuhaya dadka somaliyed macadaa lika dowlada waxey ledahy wan sodhaweyneya qofki kasobaxo al shabaab marka dowlada waxaan lenahy kii lasoqabto iyo kii isodhiibo dil halugu xakumo oo deg deg ah oo shacabka xaqoda ayan lugu seexan nimankaan maamasuq maasuqa halagadaayo dhaqancelis malehe baaq ayaa lodirayaa wax umatareso waad arkeysaan sida ey uladhqmaayan umada somaliyed ee hadii ladoonayo inla ciribjaro sidatan halola dhaqmo wabillaahi tow fiiq

  5. DAL JECEL says:

    AROOS WAA LA FARXI KARAA,#

  6. abdi yare says:

    habaal allaha ku rida kuwaas ,laakiin waxaa moodaa shacabku inuu sixranyahay
    maxa yeeley waa ay wada fiirsanaan marka
    afduubtu layneeyso hadhowna meeydkii ayey
    duugtaan may iska celiyaan ciidankii qaranka oo somaliyaba waa burburiyeene.

  7. Amaal Khaatumo says:

    Alle idin ibtilee aduunka iyo aakhiro, hada waxay Uga hadhay in ay xafladaha aroosyada qarxiyaa markii laga buufiyey wadanka intiisa badnayd, sida cayayaankaa hadana la idiin soo socdaa in buufintii la idinku dabar tiri lahaa. Guul iyo gobanimo soomaaliyeey viva Somalia.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

DSC01578

Munaasabad Lagu Tageerayay Ra’iisu l wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Oo lagu Qabtay Galkacyo “Sawirro”

Munaasabad lagu tageerayay magacaabista raysal wasaaraha cusub ee ...
image7

R.Wasaaraha Magacaaban Cumar C/rashiid oo la kulmay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maman S. Sidikou “SAWIRRO”

Muqdisho, 18 December 2014 –Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Shabaab

Ciidamada Booliska Dalka Kenya oo Magacaabay Labo Horjooge oo Ka Tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab

Ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa shacabka ka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-18.12.2014.mp3"][/audio]
20141218635544929392324458P1140054

Madaxweynaha Dalka Oo Kismaayo Kaga Qeyb Galay Xaflad Lagu Sagootinayay Ciidamada Seirra Leone Ee Ka Tagaya Soomaaliya “Sawirro”

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo ...
africa

Midowga Africa oo soo dhaweeyay Ra’isulwasaaraha magacaaban ee Soomaaliya

Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan ...
pic5

Wasaaradda Cadaaladda oo qabatay doorka dhaqanku ku yeelan karaan u kala garsoorka bulshada ”SAWIRO”

Kulankaa oo ay kasoo qeybgalay odayaal dhaqameed ayaa ...
Gas gas

Siihayaha taliyaha Booliska oo xariga ka jaray rugo cusub oo ay leeyihiin ciidanka Booliska

Siihayaha taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cusmaan Cumar Wehliye ...
badda

Sanad guurada Koobaad ee aas’aaska hay’adda cilmi baarista & badaha Soomaaliya oo maanta loo dabaal degay

Munaasabadan oo lagu weyneynayay sanad guuradii Koobaad ee ...
7

“Daawo Sawirro”Heshiis beelo walaalo ah lagu dhex dhigay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug

Kulankan oo geba-gaba u ahaa shirar maalmahan dambe ...
Wasiirka dhalinyarada mudane Khaalid Cumar Cali

wasaaradda dhalinyarada oo maanta daah furtay mashruuc shaqo abuur u ah dhalinta Soomaaliyeed

Munaasabadani lagu daafurayey   wajiga  3aad   ee  barnaamijka  isbadalka    ...
04

Sii hayaha wasiirka Maaliyadda oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka wasaaradaasi

Sii hayaha xilka wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane ...
ccr

R/wasaaraha magacaaban oo balan qaaday inuu soo dhisi doono xukuumad tayo leh

R/wasaaraha magacaaban Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-18-12-2014.mp3"][/audio]
xasan sheekh

Madaxweynaha J. F. S. oo saaka u ambabaxay magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
MUUNGAAB

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo shacabka soomaliyeed oo dhaweeyey Magacaabista Raisul wasaaraha Cusub

War qoraal ah oo kasoo xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ...
unnamed

Qaxooti Soomali ay ku jiraan oo ku Hor banaabaxay Xarunta Dowladda Holland ee Heeg.+Sawirro

Qaxootiga ku nool wadanka Hollan ee Banaaka La ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-HABEEN-17.12.2014.mp3"][/audio]
IB0A5460

Ra’isul Wasaare Cumar C/rashiid Oo Sheegay In Uu Soo Dhisayo Xukuumad Tayo Leh

Ra'isul wasaaraha cusub ee uu goor dhow magacaabay ...
punt

Maamulka Puntaland oo Soo Dhaweeyay Magacaabista Ra’isul Wasaaraha Cusub

War qoraal ah oo ka soo baxay maamul ...
IB0A5462

Madaxweyne Xasan oo Ra’iisul wasaare u magacaabay Cumar Cabdirashiid “Sawirro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
Kulanka Baarlamaanka Maanta (15)

Baarlamaanka oo soo gabo gabeeyay akhrinta saddexaad ee hindise sharciyeedka guddiga xuduudaha

Guddoomiye ku-xigeenka guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee ...
astaanta_qaranka11 ok

Qaban qaabada magacaabista Ra’iisul wasaaraha cusub oo ka socoto xarunta Madaxtooyada

Munaasabad lagu magacaabayo Ra’iisul wasaaraha cusub oo ay ...
SIMAD

Arday dhigata Jaamacadda SIMAD oo soo bandhigay sida lagu nooleyn karo Afka Hooyo

Ardada dhigata fasalka BPA06 ee Jamacadda SIMAD oo ...
galgaduud

Guddiga Maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo hogaan doortay

Guddiga Maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DUHUR-17.12.2014.mp3"][/audio]
wasiir qoorsheel

Siihayaha Wasiirka Duulista Hawada oo ka hadlay Maamulidda hawada Soomaaliya

Siihayaha Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya mudane ...
caabudwaaq

Beelo heshiis ku kala saxiixday waqooyiga Gobolka Galgaduud

Kulan lagu soo afmeerayay xiisado colaadeed oo in ...
DSCF2032

Waddada Hanti Wadaag ee degmada Warta Nabadda oo dib u dhis lagu sameynayo “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho mudane Xasan ...
tababar_5 (1)

33 Sargaal oo Tababar loo soo xiray

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa maanta ...
Howlgal Dayniile 5

Ciidanka XDS oo howlgallo ka dhan ah Shabaab ka wada deegaanno ka tirsan degmada Xudur

Ciidamada XDS ayaa howlgallo ka wada deegaano ka ...
unnamed

Wasiirrada Warfaafinta Kuwait iyo Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Kuwait(Sawirro)

Kuwait, 17 December 2014 – Siihayaha  Wasiirka Warfaafinta ...

Tubta Toosan

dagaal

Ma bannaantahay in lala dagaallamo dowladaha? Dhageyso

Dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay ...
download

Akhlaaqda Dagaalka iyo aragtida Islaamka Dhageyso

Toddobaadyadii  la soo dhaafay  maleeshiyada Alshabaab waxa ay ...

Naxariista iyo Fudeydka Islaamka-DHAGAYSO

Diinteenna Suubban ee Islaamku waa diin naxariiseed, waxayna ...