Wednesday, September 3rd, 2014

Tababar Maanta loo furay wadayaasha Gaadiidka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.”Sawirro”

Published on January 2, 2013 by   ·   17 Comments  ·   6,818 views

Tababarkan oo uu maalgalintiisa lahaa xafiiska siyaasada Q.Midoobey ee Soomaaliya UMPOS ayaa waxaa uu maanta ka Furmay xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis.

Munaasabad aad la isugu soo duba riday oo ay ka qaybgaleen Wasiir dowlaha iyo wasiir ku xigeenada wasaarada arrimha Gudaha iyo amniga Qaranka, Taliyaha ciidanka Booliska iyo Saraakiil kale waxaana xubnihii ka hadlay dhamaantood ay aad Ugu booriyeen  darawalada la soo xulay in ay ka faa’iideystaan Duruusta la siinayo.

Taliyaha ciidanka Booliska  Soomaaliyeed S/gaas shariif Shiikhuna Maye oo goobta ka hadlay ayaa kula dardaarmay Xubnaha tababarka qaadanaya in ay ka faa’iideystaan casharada Ay ku qaadanayaan tababarada islamarkaana ay dhowraan Waqtiga loogu talagalay furitaanka barnaamijka isagoo dhanka Kale sanadkan cusub ku tilmaamay sanadkii Booliska Maadaama tababaro isku xig xiga ay heli doonaan

Wasiir dowlaha wasaarada arimaha Gudaha iyo amniga Qaranka Mahdi Maxamuud Cali oo furay siminaarka ayaa waxa uu Talaabo wanaagsan ku tilmaamay tabaarada nuucan ah isagoo Xubnaha loo soo xulayna ku booriyay in ay ka faa’iidaystaan  si Iyaguna ay uga faa’iideeyaan darawalada kale ee Saxiibadooda ah.

Tababaradan is xig xiga ee uu taliska Boolisku sheegay ayaa Waxa looga goleeyahay kor u qaadida garaadka iyo aqoonta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed kaas oo hada dib u dhiskiisu Uu meel wanaagsan soo gaaray marka loo eego sida burburkii Dalka ka dhacay uu u saameeyay waxaana hubaal ah hadii Howshaan tababarka la jookteeyo in wax weyn ay iska badali Doonaan tayada ciidanka Booliska soomaaliyeed.

 

Photo by.C/risaaq Dhagacade

Readers Comments (17)

  1. Maasha allaaaah good action wa horumar la taaban karo oo ay ku talaabsadeen ciidamadda booliska allaha noo siyaadiyo aamiin

  2. masha allah waa wax lagu farxo

  3. Ali says:

    masha allah ilahow nosiyaadi nabada iyo horumarka

  4. Jeceelow says:

    Good our country is back

  5. wadani yare says:

    Allaha guleeyo boliska soomaliyeed

  6. C/qadir muclin maxamud says:

    Guul walh somalia waa is raacatay ee halaxojiyo police ka wana sodhawenynaya munasabadaan iyo wixi lamida oo kor uqaadista wadanka ah ee guul kagaadha

  7. mohaa barre says:

    masha alaah weeyaan arintaa waan sodhaweyneyna hdaa nahy somalida kunoool s,a,ama southa afrika,

  8. BISMILLAAHI MAASHAA ALLAAH WAX LAGU FARXO WAAYEE LAAKIINSE HA IS DHIGANINA NINLAGU SEEXDOOW HA SEEXAN XILBAAD DHABARKA SAARTEENE HA SEEXANINA ADINKAA LEYDINKU SEEXDAAHE SALDHIGYADA KA BUUXIYA KUWA DADKA BARAKICINAAYA DOQONKA WALAALKIIS AMA AABIHIIS AMA ADEERKIIS DAMBI LA’AANTA DILAAYOW DOQONOW WAA DADKAAGI DOQONOOW WAA WALAALKAA DOQONOOW WAA ADEERKAA DOQONOOW WAA ABTIGAA DOQONOOW WAA AABAHAA KAN KUSOO DIRAAYE KULEH SOO DIL HEEL ISAGA HASOO DIULEE DANTAADA KA RAACO.WABILLAAHI TOWFIIQ

  9. axmed dhere says:

    masha allah guul weye allaha roore polic ka

  10. fodcade says:

    Asc mashaalah wa arin muhim ah

  11. wadani says:

    asc all soomali ween wadanka tad darawalnimo yaqaan ayuu rabaa barafkaan anniga wanba ka labanayaa balse doowladan iyadane mushaar malahan waa wax lalayaabo nindhan aan mushaar lasiiheen suu ushaqenayaa war musharga bilaaba aan soolaabanee wadanka aan ushaqeno ana ka shaqeysanee afcidlaa ayaa mesha kuheysan walahi wan iman laha ahdan xoka bishii ku xisabdamayo barafkan majogen balse musharga cidanka ayaba ehen mid lahubo sori ciidanka allaha ufro irid qeer qabdo mid cadalad ah allaha udhiibo mushargoooda aan guryo kadhisan musharga ciidanka

  12. Wardi says:

    Waxan kufaraxsanahay tababarada loo sameynayo polic ka, run ahanti waxan kufarxilaha police somaliyed ee ka shaqaynaya amaanka dhowrayana sharciyada

  13. saadaqbiil says:

    masha allah waa wax lagu farxo waxana kacod sAn lahay madaxda dolada Somalia iney sameyso dholatus cidan magalada muqadishu gudahed

  14. saadaqbiil says:

    masha allah waa wax lagu farxo waxana kacod sAn lahay madaxda dolada Somalia iney sameyso dholatus cidan magalada muqadishu gudahed kusameyan

  15. Ansaari says:

    Masha allah waa wax aad loo sodhaweyo oo lagu faani karo waa wax qabad ad ubalaaran oo ka muqdo boliska smliyed iyo sida simnarkani ay udanenayaan allow ino siyadi amniga iyo hormarka




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-3-9-2014.mp3"][/audio]
Kismaayo-1

Shirar Hor Dhac U Ah Shirweynaha Dib U Heshiisiinta Jubbooyinka Oo Ka Socda Kismaayo

Kulamo hor dhac u ah shirweynaha dib u ...
Cabdifataax-640x401

Gudoomiyaha G/Hiiraan Oo Sheegay Iney Raashin Gaarsiinayaan Degmada Buul Barde

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in deeq ay ...
Wasiirrada

Golaha wasiirrada oo go’aanno ka soo saaray shir aan caadi aheyn oo ay Muqdisho ku yeesheen (Sawirro+Dhageyso)

Muqdisho, September 02, 2014—Shirka aan caadiga aheyn ee ...
IMG_6821

Shirkii Looga Hadlayay Sidii Wax Looga Qaban Lahaa Argagixisada Qaarada Afrika oo Nairobi Lagu Soo Gabagabeeyay “SAWIRRO”

Shirkii looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa ...
DSCN0247

Ku Simaha Madaxweynaha Oo Baydhabo Kulammo Kula Qaatay Odayaal Dhaqameedyo Iyo Siyaasiyiin“SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku ...
Abaar

Waa sidee xaaladda abaareed ee dalka?

Sanadkii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka dhacay abaar xooggan ...
Drones

Tirada horjoogayaasha Shabaab ee lagu dilay Baraawe oo korortay

Wasaaradda difaaca ee Mareykanka oo ka hadashay duqeymo ...
ciidamada xds

Ciidamo ka soo tegay Beladweyne oo raashin u sida shacabka Degmada Buulo Burde

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa Nabad ...
warsheekh

Horumarinta adeegyada guud ee bulshada degmada Warsheekh oo laga hadlay

Kulan looga hadlayo sidii adeegyo horumarineed looga hirgelin ...
IMG_7882

Dr Cabdiweli Gaas oo dhagax dhigay dib u dayactirka waddo bur bursan “SAWIRRO”

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-DUHUR-02-09-2014-.mp3"][/audio]
astaanta_qaranka11 ok

Wasiirka Kalluumeysiga oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda FAO

Wasiirka Kheyraadka iyo kalluumaysiga badda ee Xukuumadda Soomaaliya ...
4

Xaflad qalin jebin ah oo Arday Soomaaliyeed loogu sameeyay dalka Kuwait “SAWIRRO”

Ururka ardayda Soomaaliyeed ee dalka Kuwait ayaa soo ...
IMG_65411

shir looga halayo argagixisada oo ka furmay Kenya

shirka oo ay ka qeybgalayaan Hoggaamiyaasha dalalka Bariga ...
SHIRKA7

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Siminaar loogu soo gabagabeeyay Magaalada Kampala ee Dalka Uganda ”SAWIRO”

Siminaarkan oo ay ka qeyb galeen ku dhawaad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/Bandhiga-Waraysiyada-Mustaf-Warcadeeye-01.09.2014-ok.mp3"][/audio]
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-01.09.2014-ok.mp3"][/audio]
DSCN0150

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Baydhabo “SAWIRRO”

Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka ...
01 (12)

DAAWO VIDEO:Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay taliyaha ciidanka Mareykanka ee Geeska Afrika (Sawirro)

Taliyaha ciidammada Mareykanka ee dalalka Geeska Afrika Jeneral ...
1

Maamulka Gobolka oo gaadiid loogu adeegayo bulshada guddoonsiiyay shan Degmo(Sawirro+Muuqaal)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta 5 gaadiid ah ...
somali-president-hassan-sheikh-mohamud

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kenya uga qeyb galaya shir looga hadlayo argagixisada

Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-01.09.2014.mp3"][/audio]
DSC08902

Jaamacadda Jamhuuriya oo soo bandhigtay arday cusub oo ay qaadatay “SAWIRRO”

Munaasabaddaani dib loogu furayay Jaamacadda Jamhuuriya oo ay ...
unnamed (2)

Daawo Golaha Wasiirada oo meel-mariyay hindise sharciyeedka xeerka saxaafadda “SAWIRRO”

Muqdisho, September 01, 2014—Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ...
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Ku-simaha Madaxweynaha Dalka oo Baydhabo kula shiraya odoyaal dhaqameed

Ku-simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ...
DSC00796

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo soo bandhigay warqado been abuur ah “SAWIRRO”

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali ...
vlcsnap-2014-09-01-13h44m54s131

Wasiirro Iyo Xildhibaano Ka Qeybgalay Xaflad Lagu Furayay Shirkada Duulimaadka Som Air(Sawirro+Muuqaal)

Wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
heshiis

Dibadbaxyo Lagu taageerayay Heshiiski Barre Hiiraale Iyo Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan G/Jubbada/Hoose

Dibadbaxyo lagu taageerayay heshiiskii lagu soo afjaray khilaafkii ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka SUbax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-1-9-2014.mp3"][/audio]
IMG_65111

Ambasador Cali Americo oo Xalay Kulan La Qaaday Soomaalida Ku Nool Xaafada Islii iyo Saraakiisha Ammaanka “SAWIRRO”

Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
vlcsnap-2014-08-31-16h39m16s249

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan labada Shabeelle iyo Hiiraan “SAWIRRO”

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo kaashanaya kuwa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-HABEEN-31.08.2014.mp3"][/audio]

Tubta Toosan

Abaar

Waa sidee xaaladda abaareed ee dalka?

Sanadkii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka dhacay abaar xooggan ...
Sh Cali Wajiiz

Sheikh Cali Wajiiz oo si qoto dheer uga hadlay taariikhda kooxaha xag jira

  Taariikhda Islaamka kuma cusba kooxaha xag jirka ah ...

Islaamka iyo Xagjirnimada Dhageyso

Shareecada Islaamku waa diin dhex dhexaadnimo waxayna ka ...