Saturday, November 22nd, 2014

Tababar loo furay in ka badan 30 ka mid ah howlwadeena wasaarada Kheyraadka dalka

Published on February 2, 2013 by   ·   1 Comment  ·   874 views

Tababar kor loogu qaadayo aqoonta shaqaalaha wasaarada Kheyradaka ayaa maanta laga furay magaalada Muqdisho.

Tababarkan oo ay bixineyso dowlada Turkiga ayaa waxaa ka faa’iideysanaya in ka badan Sodon ka mid ah howlwadeenada wasaarada Kheyraadka iyadoo furitaanki tababarkaasi ay ka soo qeybgaleen dowlada Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka socotay dowalda Turkiga.

Tababarkan oo socndoon mudo Sadex maalmood ah isla markaana lagu baran doono macluumaad ku saabsan cilmiga Beeraha, Xoolaha iyo kaluumeysiga oo uu dalkeenu hodanka ku yahay.

Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya Dr. Jamaaludiin oo ka hadlay furitaankii tababarkaasi ayaa sheegay in talabadani ay tahay mid sare loogu qaadanayo aqoonta howlwadeenada wasaarada Kheyraadka,  isagoo intaa ku daray dowlada Turkiga ay sii wadi doonto tababarada noocan oo kale ah.

Ugu dambeynti wasiirka wasaarada Kheyraadka dalka Dr. C/risaaq  Cumar  Maxamed ayaa dowlada Turkiga uga mahadceliyay tababarka ay siinayaan shaqaalaha wasaarada,  isagoo kula dardaarmay shaqaalaha ka qeybgalaya tababrkan in ay ka faa’iideystaan aqoonta ay usoo gudbinayaan macalimiinta bixineysa tababarkaasi.

Tababrkan ayaa qeyb ka ah dadaalada ay dowlada Turkigu ku taageereyso dowlada iyo shacabka Soomaaliyeed ee ka soo kabanaya diiftii iyo dhibaatooyinkii ay ka dhaxleen dagaaladii mudada dheer ka socday dalkeena Soomaaliya.

Readers Comments (1)

  1. viiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiva soomaalia soomaalia waay is raacday waxaana u mahad cilinaqyaa walaheen oo na garab taagan mar walba turkiga guuuuuuuuuul soomaalia guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul insha alaah




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Xasan-Sheekh-Maxamuud

Madaxweynaha “Horumarku wuu sii soconayaa, iyadoo mudnaantu tahay Hiigsiga 2016, tanoo ah danta Soomaaliya”

Mogadishu, November 22: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ...
mustaf

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 22 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
maxkamad2

Shirka Wasiirrada Garsoorka Carabta oo looga hadlay Garsoorka Soomaaliya

Shir sanadeedkii wasiirrada Caddaalada dalalka Carabta ay ku ...
South-Africa

Koonfur Afrika: Weerarrada burcaddu u geysanayaan Soomaalida oo badanaya

Weerarrada lagu beegsanayo ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Koofur ...
Beledweyn

Beledweyne: Barakacayaasha oo ay Roobabku saameeyeen

Roobabkii labadii maalin ee la soo dhaafay ka ...
MUUNGAAB

MUUNGAAB: “Ciddii Xamar guri ama hanti looga heysto maamulka halla soo xiriirto”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed ...
DSC_2695

Guddoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay dhiggiisa Jabuuti

Guddoomiyaha Baarlamaanka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ...
DSC_2674

Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Jabuuti “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-HABEEN-21.11.2014.mp3"][/audio]
DSC01394

Kulan Looga hadlayay horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga oo Galkacyo lagu qabtay “Sawiro”

Kulankani lagu qabtay Hotelka Empasy ee magaalada Gaalkacyo ...
ilkacase

Majaajiliste Cabdi Maxamuud Ilkacase oo Muqdisho ku geeriyooday

Allaha u naxriistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-21.11.2014.mp3"][/audio]
Beledweyn

Garoonka diyaaradaha ee Beledweyn oo  howlihiisa istaageen

Kadib markii saacadihii la soo dhaafay si daba ...
DSC09077

Munaasabad lagu xusayay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro)

Munaasabad lagu maamuusayay xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ...
DSC00497

Maamulka Cadaado oo qalab Sports ugu deeqay kooxaha ka dhisan Cadaado”Sawiro”

Agabkan Sports oo ah kan ay ciyaartoydu ku ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay shirkii Copenhagen

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
dhuxuloow

Wasiirka warfaafinta oo saaka dalka dib ugu soo laabtay. (DAAWO MUUQAAL)

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha mudane Mustaf Sheekh ...
Jawaari

Gudoomiyaha Baarlamanka oo u ambabaxay dalka Jabuuti. (DAAWO MUUQAAL)

Gudoomiyaha baarlamanka ayaa saaka u ambabaxay dalka Jabuuti ...
Xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo saaka dalka dib ugu soo laabtay.(DAAWO MUUQAAL)

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-21-11-2014.mp3"][/audio]
xasan sheekh

Madaxweynaha “Qurba joogta Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa ineey dalka dib ugu soo noqdaan”

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-20.11.2014.mp3"][/audio]
IMG_23531

Wasiirka Warfaafinta oo Nairobi Kula kulmay Ku xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka “SAWIRRO”

Nairobi, 20 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
MADAXWEYANA IYO LABADA WARIYE EE SNTV RM

Dhegeyso wareysiga Madaxweynaha Soomaaliya uu siiyay warbaahinta Qaranka

Wariye Xudeyfi, iyo Wariye Sahro Maxamed Cali oo ...
howlgal-ciidanka-dowladdaii_large

Howlgallo lagula dagaalamayo burcada oo kasocda gobolka Sh/Hoose

Howlgalkan oo lagula dagaalamayay kooxaha dhigta jidgooyoyinka sharci ...
shir

WARMURTIYEED – Madasha Iskaashiga Ee Heerka Sare – COPENHAGEN

Shir sannadeedkii ugu horeeeyay ee heer wasiir ee ...
arday

21ka November maalinta macalinta oo maanta Muqdisho laga xusay

Munaasabad Waqtigeeda laga soo hormariyay oo lagu Weyneynayay ...
_DSC7889

Agaasimaha guud ee Wasaarada warfaafinta oo ka Qeyb Galay Siminaar Looga Hadlayay Qaabka Qaarada Afrika Loo Gaarsiin karo Daawashada Telefishinada “SAWIRRO”

Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha ...
21Shariif Xasan

Dibadbax lagu taageerayo madaxweynaha cusub ee maamulka K/Galbeed oo ka dhacay Baydhabo

Dibadbax lagu taageerayo madaxweynaha cusub ee maamulka K/galbeed ...
roobab_9

Roobab lagu diirsaday oo xalay ilaa saaka ka da’ayay Muqdisho

Roobab mahiigaan ah oo lagu diirsaday ayaa xalay ...
shabaabaaa-620x330

Ciidanka XDS oo fashilayay weerar ay maleeshiyaadka Shabaab xalay ku soo qaadeen deegaanka Fiidoow

Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerar ay malleeshiyaadka Shabaab ...
Imam-Shafici-Logo

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo Danjiraha Masar oo booqday Jaamacadda Imaamu-Shaafici

Xubno ka tirsan labada  gole ee dowladda iyo ...
shir

Shirka Copenhegan oo la filayo in maanta la soo gebagebeeyo

Shirka looga hadlayo hiigsiga cusub ee Soomaaliya oo ...

Tubta Toosan

Knowledge

SHEEKH MUUSE CAGAWEYNE: Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan-DHAGEYSO

Aqoon la’aani waa iftiin la’aan ayay tiraahdaa Soomaalida. ...
Walaalnimo

Xaqa uu muslimku ku leeyahay Muslimka kale       

  Dadka muslimiinta ahi waa walaalo, waxaana ka dhexeeyo ...
show

Islaamka & Xiriirka Caalamiga ah

Islaamku waa diin caalami ah oo ku socota ...