Tababar loo furay ciidamo loogu talagalay ilaalinta deegaanka
Published on February 3, 2013 by Canab · 1 Comment · 1,700 views
Tababarkaan maanta u farmay ciidamada ilaada deegaanka ee dowladda hoose ayaa waxaa ka qeyb galay wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka, gudoomiyaha gobalka Banaadir, Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya, saraakiil, janeraalo iyo qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha dagmooyinka gobalka Banaadir, waxaana munaasabadab ay ka dhacay dugsiga tababarka Jeneraal Kaahiy ee magaalada Muqdisho.
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya Shariif Shiikhuna Mayee oo furitaanka tababarkaasi ka hadlay ayaa sheegay in tababarkaan uu yahay mid looga gol leeyahay sidii sara loogu qaadi lahaa aqoonta ciidanka ilaalada deegaanka ee dowladda hoose isgagoo xusay in 45 cisho uu socon doono.
Sidoo kale Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahne duqa magaalada Muqdisho oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in tababarkaasi uu yahay mid sare loogu qaadayo ciidanka ilaalada deegaanka isago carabka ku dhuftay in looga bahanyahay ciidanka tababarka qaadanayo in ay si hufan ugu shaqeeyaan shacabka.
ugu danbeyntii waxaa halkaasi ka hadlay wasiir ku xigeynka wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka Jaamac Axmed Maxamed waxa uuna ugu baaqay ciidamadii maanta loo furayay tababarka in ay la yimadaan isbadal wax ku ool ah.
tababarkaan maanta xariga uu ka jaray wasiir ku xigeynka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ayaa ah mid looga gol leeyahay sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta ciidamada ilaalada Deegaanka.
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
ciidamada tababar fiican halasiiyo tabarka ugu fiicane xaga sida ee dadka ula daqmi lahaayeen oo qof danbe laheen iska soo qabtaan ciidan daacadne hanoqdaan waa iga waano ciidan aan u diraayo asc