Wednesday, May 22nd, 2013

taariikhda Axmed Godane. Dhagayso

Published on May 12, 2011 by   ·   41 Comments  ·   14,770 views

Waxaan idiin soo gudbinaynaa Taariikh Nololeedkii Axmed Cabdi Godane Horjoogaha Kooxda Maleeshiyadka Shabaab ee dagaalada naxariis Darrada ah ka wada Dalkeena, Waxaana ka qayb qadan doona Dad aad u yaqaaana, Wuxuuna Bilow u yahay Silsiladda Taariikhda Horjoogayaasha Shabaab oo aan Idiin so gudbin Doonno Insha Allaah.

 

 

 

TAARIIKHDA AXMED GODANE.wma

Readers Comments (41)

  1. jamal007 says:

    finally Radio Muqdisho wa ku Mahadsan Tihiin In aad noso Gudbisaan ShaQsiga HORJOOGA ka Ahaa Xasuuqa Kasocda Koonfurta Somaliya Qaasatan Moqdisho,Gado & jabuuyinka. Inkastoo Ina godane hada jagdaas laga Xayuubiyay oo hada Ibrahim Afghan Lagu badalay kadib Muran so kala Dhaxgalay khwaarijta shabab Marki Odey Xasan Daahir kuso Biiray Shabaab Taas Axmed Godane aad uga Biyo Diiday . rag uu Abu Mansuur & shangole kamidyihiin ay ku Baaqen xilka laga qaado godane sidaasna Ibrahim Afghan loga dhigay horjoogaha somaliya ee shabaab taariikhdu laga so bilaabo markay ahyd 30/12/2010 Ila hada
    wcs

  2. ayub says:

    aad baa loogu baahanayahay sawirdooda iyo tariikhoodaba si la isaga ilaliyo oo ee tuke caabaarle looga dhigo oo eey kacararaan xataa geedaha waa sidaa sida larabo, shaqo wanagsan

  3. Cabdulqaadir Xaaji Yaasiin says:

    Waa ku faraxsanahay in markii ugu horreysay la soo saaro sawirka Axmed Godane, waxaan kaloo aaminsanahay in Hoggaankii Maxkamadaha ee Muqdisho weli laga heli karo sawirro kale ee uu leeyahay dhiig-yacab Godane maadaama xilligaasi ay wada-shaqeyn jireen.
    Maxaa yeelay Aadan Xaashi Ceyrow waxaa sawiradiisa la soo saaray ka dib markii uu ku dhintay duqeyntii Mareykanka.

  4. Gaarane Gaafow says:

    Mar hadii Radio Muqadisho u haayo ama u ogyahay habka uu u dhaqmo Axmed Godane, ciidamada Nabad-Sugida iyo kuwa Sirdoonka maxey u khaarijin la’yihiin ninkaas? Waa nin dhibaato xoog leh ku hayo Soomaaliya Ilaahey ha qabtee ninkaas maa sida uu dadka u galo si la mid ah maa la yeelo. Weliba raggii ciidanka Maxaakiimta ka tirsinaan jirey hadii loo diro ninkaas wey soo khaarijin karaan ayaan isleeyahay. Nin Xamar ku dhex dhoomanaayo oo aan u dhalan deegaanka maa la iska qaban la’yahay? Taas waxaan u arkaa iney tahay karti xumo ay leeyihiin dadka ku abtirsada deegaanka Xamar oo waalidiintooda, haweenkooda, iyo caruurtooda la barakicinaayo.
    Wa Bilaahi Towfiiq.

  5. ahmed says:

    Radio muqdisho, maanta wax fiican baad dadweynaha usoo bandhigteen, waana arimo loo baahna in aad marhore soo deesan aheeyd, waana kumahadsantihiin. ninkna aan diinba heeesan ee dhiiga umada usoo istagay, hadii mar lahelay nolosh dilaagan, waa in ay dowlada aad ugu mashquusha sidii loo dili laha dilaag, waa nin mujrim ah.marka nimankii maxkamadaha ah ee yaqana wey hila karan meesha uu markasta uu joogo. waa in ay halan

  6. bare says:

    waxaa maanta lahelay kii jihaaadka ka waday koofurta waqooyina an marnaba ku fikirin
    in jihaad la geeyo,miskiin ayaa misko la fuulo leh waxaan ku qosley ali dhere iyo odey daahir aweys oo kaamiro isu dhigey dadkoodiina laanaaya kana aan masawirkiisa marna la arkey,shaqo waxaa lagu fuliyaa doqon waxaana hubaal ah
    hadaladii kkkkkkkkkkkkkkkk in maalin laga shaley doono

  7. Qadar says:

    As wan idin salamay wa qadar o ku magac dher fantastic o joga tanzani hadi wax yar ka shego wax badan kama aqane godane inta an ka maqlay idacadaha weyane ok godane wa nin u dhashay hargeysa islamarkana hogamiye u ah qawarijta badana lama arko o wuxu qata indhasharer asago ka baqa in ey dadka arkan marka la jajuso o la qarijo mana ka qeb galo dagalada carurta le ayu u dira xata kali gis mahe waxa ka mida mansur robow fu.ad shongal ok godane ma han nin dinta yaqana mana aha nin cayilan mar mar wuxu isu ekisi hawenka o dharkoda ayu qata ok inbadan o dada o islama aya ayu u so diray dhalin yaro si ey u so dilan ayago wata boskolada ok qaraxi shamow asaga ka dambey ey dadka islama e farabadna ey ku dhinten iyo ki lagu dilay waziriki hore e arimaha gudaha allaha u naxariste cumar xanshi iyo oda yashi iyo mas u.linyinti kula dhintay ok halka ayan ku so kobay

  8. HAJI N. SAID says:

    Godane,ma ku dhashay konfurta Soomaalia?Muxuu u tagi waayay meelahii ku dhashay.Annaga reer konfureed waxaan nahay dad amaan jeceel ah.,ma dooneyno dilka uu ka wadayo konfurta.Sida aan ka warqabno dadka ku dhashy konfurta dagaalka waa la qasbaya inay dagaalamaan.

  9. BALFIIRI_007 says:

    SALAMAD BALFIIRIYA BASHARKAAN AYLEEYAHIIN WAA NINKA HOGAANKA UHAAYO ALSHABAAB INQURTA LAGA JIBIYO AYUU KUFIICNAA MAXAA YEELEY WAXUU DULEEEYE DADKIISA IYO DIINTIISA IYO DALKIISA FILM WALIBA WAXUU LEEYAHEY BILAAW IYO DHAMAAD QAWARIYASHA HAUGADAAN IN NASIRIGII ILAHEY USOO DHAWYAHEY UMADA SOMALIEED GOOR DHAW MARBA Hadii sawirkiisi lahey waa ladili iinsha alah scwr wb

  10. Ali says:

    Asc wamuhim inlahelo tariq nololedki qaloocoow sababto waxafududaneyso inlafahmo dhagartisa ooy gartan kuwatagerada indhala,anta tagera xaqiqda waxey tahay

  11. Gaagaale says:

    yaan waqti lagu lumin ina Godane tarikhdiisa somali iyo isaga waxaa ka dhaxeeya arakti.hadii uu shukada dhigo inshaa alaah.

  12. Sh.balli says:

    Ninkaan godane la yiraa sahal laguma qabanayo waayo waa CIA marka haku daalina

  13. Makaraan says:

    Wax yar suga ayagaaba isku dhaganee dhaqaalo la’aan awgeed iyo dhimashadoo ku badatey al shabaab adio

  14. ina allamagan says:

    sixitaan ku socota raadiomuqdisho
    ninka aad ku sheegteen xuseen caraale waa ismaaciil maxamuud caraale ee magaciisa ma.ahan xuseen haddana wuxuu ka.mid yahay
    maamulayaasha jaamicadda burco

  15. khalid bin waliid says:

    waxba yuusan hadal idin kaaga tagin Insha allaah ragg fara badan ayaan u wakiilanay arintaan oo Muqdisho ku sugan Insha allaahu gacanta Islaamka ayuu ku dhimanayaa waana la soconaa meelaha uu joogo balse wali hawl ayaa socota .. Alshabaab wuu tirtirmi doonaa Insha allaah Soomaaliyane wey midoobeysaa ..

  16. mumtaaz says:

    qofna lamahelikaro ilaa laogaado taariikhdiisa waan idiin mahad celineenaa dhamaan bahda radiomuqdisho

  17. Qowdhan says:

    Geedbaa wuxuu yiri (misaar yahay ima aadan gooyseen hadii aan cadkey kugu jirin) Cali Raage ((Xoolo)) & Xasan Daahir ( Cabaadaaye )
    waxa ay ku danbeyndoonaan booskii uu
    uu maray Cali tubaako Cali Maxaa Xuseen

  18. Aabdala says:

    Godane wa madaxa khawarijta al.shabab

  19. ahmad cali says:

    aniga waxaa u argaa in mar hore la hayay sawirka ninkaan lkn laga gaabsanayay waqtigii maxkamadaha iyo ka horba

    sidoo kale waxaan codsanayaa in documentiga laga dhigo word ama pdf si ay dadka ugu shubtaan computeradooda sida badan dadka ma haystaan .wma

    aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin bahda warbaahinta qaranka

  20. Maasha alaah hadaad sawirkiisa keenteen tuuga horgoohaha u ah tuugada

  21. Faaisa says:

    asc dhamaan waxaa ilaaheey mahadiis ah in sawirka ninkii umada xasuuqeedi ka danbeeyey siiba reer koofurta in la helay meel alaale iyo meeshuu galo waa looga daba taga inshaa alaah

  22. wdani says:

    daanyeer meeshaad aadi laheeyd ka siifakar
    mar un gacanta waad noo soogali doontaa
    hadaadan kasha laaynin dameertii kudhashay was

  23. warsame says:

    Asc aqyaartaaaa Abdicaziiz Africa waad ku mahadsan tahay sidaa aad iskugu tax lujisay in ad soo aruuriso xogta gacan ku dhiiglaha ugu weyn somalida ……………

  24. liibaan ali faarax says:

    walaahi walaal waa loo bahanyahay in nala tusu ninka na dilay suu u egyahay ninka waad natusteen ee janada ALLAHA idin tuso iskana ilaaliya balaayada sawirka waa diidaaye lkn waxaan ka jeclaan lahaa in lakeeno meesha uu ku noolyahay

  25. liibaan ali faarax says:

    walaal walaahi ninkaan anaa aqaaana waa dabadhilif ka YUHUUDA hada kahor anagoo BARBARA JOOGNA AYUU DHIIBA wiilal aan walaalo ahyn oo iska ahlu diin ah yuusan hada dhiibine kuwo kale ka carara .Ani iyo asaga sxbo ayaan ahaam jirnay marka sidaas ayaan isku dagaalnay ana masaajid ayaan kitaab ka akhrin jiray marka asagaa igu hanjabay inuu i jaajuusayo markaas ayaan somalia ka soo tagay

  26. ali yare says:

    Khawaarijkan mar waa la qaban doonaa insha Allaah waxaana la hor keeni doona ummadda Soomaaliyeed kitaabka alle ayaana lagu xukumi doonaa kitabka alle.

  27. ali says:

    wallley gudonow warlidaa waley warlidaa

  28. Waan ku farax sanahay in lasoosaaro sawirada axmed godane mahadsanidiin radiomuqdisho

  29. cabdi xaaji says:

    asc aniga waxaan leeyahay hala dilo axmed godane waa garac liisoo diray muqdisho iyo kuufurta somaliya

  30. abuukar says:

    ninkaan waxa uu dhibaato fara badan u geeystay caruur fara badan oo soomaaliyeed
    gaar ahaan qabaailada murasade iyo raxan weeyn oo uu inta badan ugu baaqay ineey is
    qarxiyaan si eey janada u galaan ama eey jihaadaan taas oo eey ku baabaeen
    DKMG waxaan ugu baaqayaa in aan la cafin qafkii lagu cadeeyaa inuu ka mid aahaan jiray shabaab xataa waalidiinta lagu ogaado in caruurtooda ka mid yihiin shabab
    waa in la toogtaa si niyada ugu dhisanto ciidamada

  31. abuu Jaxsha says:

    ina godane yaan uga dacwoonaa yaase xigta u ah oo qaban kara?

  32. abuukar says:

    asc waa hubaal in shabaab iyo xisbul islaam iyo kuwa la mid ahba eey dhibaato ba an ku haayaan soomaaliya iyo caalamkaba intiisa kaleba
    waa dad diinta si qaldan uga turjumay oo caalamka u tusay in diinta islaamka tahay mid dadka lagu dhibaateeyo oo aan nabada jecleeyn waxa eey dadka kula dhaqmaan si naxariis daro ah qaar carabka ayeey ka jareen kuwo kalena xubno kale oo qaali ah qaar madaxa ayeey ka gooyeen tacadiyada intaas la eg waa wax diinta islaamka ka soo horjeedo
    waxaa hubaal waxa eey dadku kula kaceen inuusan hidleer yuhuuda kula kicin
    saas aawgeed waa in dadka islaamka ah ee soomaliyeed eey meel uga soo wada jeestaan ayaga iyo shisheeyaha eey ka keeneen wadamada yahuuda bakistaan america suudaan aljeeriya I W M

  33. C/qaadir askari says:

    K k k k k k k k k k k wadani sxb waa iga qoslisay godane xagee aadee k k k k k k k k k k k k

  34. c.nuur says:

    gacan kudhiigle godone ilaaheey hakusoo qabto dad kii waaalaayay asigu in uudhinto marabo ciyaal ka yar yar ayuu miino ku xambaarinaaya waxoow dha haaa janadii ayyaa noo balan ah . allasoo qabo

  35. xasan ali ayaaha says:

    waan rabnaa qawaarijta kan ugu wayn oo ayaamahan ka duuli rabo magaalada muqdishociidamada amaan airborka in ay qabtaan ninkaas waa uu safri rabaa fadlan waa xaqiiq hadalkaan fadlan dad badan ayuu laayay waa inla horkeenaamaxkamad si shrciga loo waafijiyo godane

  36. mohamed says:

    marka hore waxan salamaya dadka soomaliyeed oo dhan ka dib ahmed godane wa nin daka soomaliyeed dhibato wayn ku haya wajigana qarsada nin a wood na leh weeyan wuxuuna soo adeegsanaya dad ajnabi ah teeda kale sheekadu haday is qarxin garto walahi way dheerani wayo midkasta wuu isku ka qar xinaya ilahay dhexdooda ha isku diro oo odayga halagu yirahdo wa mar ka gii ee is qarxikolayba kama yeelayee caruurtuu tuuraya ilahay hana qabto ninkasi amin amin amin

  37. fiidow noor says:

    waa arin cajiib ah waana ku faraxsanahay heerka ay gaareen dhamaan laamaha kala duwan ee ciidamada waxaan sugeynaa nimankan wiilasheena kadhaadhiciyay in jannadu muqdisho kaliya taal oo meel ay istaagaan ka la’ dhammaan soomaliya

  38. Godone waa musiibo dalka somalia lo soo diray ilaah waxaan ugu bar yeynaa dhulka ilaah hala jaro




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 22.05.2013
DSC03786

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga oo Galabta booqday Meelo dalxiis iyo Xarumaha Sports-ka ee Raacsaan Wasaaradda Gaashaandhiga ee Dalka Sudan.

Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  Mudane C/xakiin ...
DSC00908

DAAWO SAWIRRADA;-Sida Ay Shacabku Ugu Damaashaadaan Xeebta Liido Maalmaha Aan Jimcaha Aheyn

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
PM AU (4)

R/wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
20130518_141000

DAAWO SAWIRRADA:- Bandhig dhaqamed ay ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay dalka Turkiga

Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
shabaabaaa-620x330

Haraadiga maleeshiyaadka Shabaab oo boob ku haya xoola dhaqatada G/Hiiraan

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 22.05.2013
naafada

Naafada danyarta ah ee ku nool degmada Dhuusamareeb oo gargaar loo geybiyay

Deeq Raashin gargaar ah  ayaa maanta loo qeybiyay ...
k 1

Bukaanada jiifa cisbitalka Keysaney oo loo qeybiyay deeq lacag ah”Sawirro”

Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
kulanka baarlamanka

Baarlamanka oo maanta kulmay iyo mudanayaasha oo dib uga laabtay mowshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Fiqi

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Oo la kulmay madaxweynaha dalka Sudan.

Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subax ee Radiomuqdisho

War Subax Arbaco 22-05-2013
Qadar 10

Shirka Isku-imaatinka 13-aad ee Doha oo maanta la filayo in lagu soo gabagabeeyo magaalada Doxa ee dalka Qadar.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
r

Maamulka Galmudug oo ganaax lacageed dul dhigay Gawaari ay ku rarneyd Dhuxul laga jaray deegaanada maamulkaasi.

Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
DSC01526

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan kormeerkii uu ku tagey Deegaanada Ceelgaal iyo tuulooyin kale oo katirsan gobolkaasi.

Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
nn

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta bilaabaya dooda Mooshinka laga keenay xukuumadda.

Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
elman

Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray

Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-May-2013
DSCN6980

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika iyo Wasaarado ka tirsan Dowladda Koonfur Afrika oo ka shiray Arimo Muhiim ah “SAWIRRO”

Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013
1

Baarlamanka oo maanta ansixiyay miisanadiyadda Sadexdii Bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada  Sadexdii bilood ee ...
odayaasha-hawiye

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamanka oo ku baaqay in laga naqdo mowshinka laga keenay xukuumadda

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
IMG_0165 2

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo abaalmarinno guddoonsiiyay wariye iyo Cameromanno ka tirsan SNTV”Sawirro”

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
DSC00586

DAAWO SAWIRRADA:- Dibadbax lagu tageerayo waxqabadka ay xukuumaddu muujisay oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
IMG_3133

DAAWO SAWIRRADA:- dib u dhis xoog leh oo laga dareemayo Gaalkacyo

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
TubtaToosan1

Shirkii London iyo diidmada Al-Shabaab-DHAGEYSO

Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2013
baladweyne1

Maamulka G/hiiraan oo amar ka soo saaray dadka wata hubka iyo dharka shacabka

Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
images

ciidamada dowladda oo howlgal ka wado qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir

Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo oo ka soo horjeestay maamulka looga dhawaaqay Kismaayo

Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
shabaab baad

Maleeshiyaadka kooxda shabaab oo sii kordhayo qilaafkooda

Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*