Thursday, May 17th, 2012

Soomaaliya Soomaali baa leh

Published on March 11, 2011 by   ·   16 Comments  ·   3,301 views

Dalka Soomaaliya waxaa isla leh Soomaalida. Marnaba ma qaadan karno in shisheeye laga soo eryay dalalkooda ay barakiciyaan shacabkeena.

Hase yeeshee, waxaa Ummaddii Soomaaliyeed nabadgelyo u diiddan dambiilayaal ka soo cararay dalalkii ay u dhasheen iyagoo sheegaya inay dalkan u yimaadeen inay Islaamka faafinayaan. Waxaa isweydiin leh ma Soomaaliya ayaa haatan diinta la soo gaarsiinayaa? Maxay tahay diinta ay sheeganayaan inay difaacayaan?

Ciidamada Shisheeye

Dad badan ayaa ku andacooda waxay shisheeyahaas u yimaadeen inay la dagaallamaan ciidamada shisheeye. Waxaa xaiio ah inaysan wax dhib ah lahayn in dalkaaga ay yimaadaan ciidamo shisheeye haddii xaaladda dalkaaga ay cakiranto. Soomaaliya ma aha dalkii ugu horreeyay ee ay ciidamo shisheeye tagaan.

Waxay ciidamo shisheeye fara-geliyeen dalal badan sida Bosnia, Liberia, iwm. Waxay haatan joogaan dalka Suudaan oo ay ka jirto dowlad islaami ah. Waxaa la yaab leh waxa ay ku kala duwan yihiin ciidamada shisheeye ee kala jooga Soomaaliya iyo Suudaan.

Waxaa hubaal ah in haddii dalka ay nabadi ka dhacdo inay ciidamadaas dalka ka hulleelayaan. Laakiin dadkii naga dhintay ee ay dileen Shabaab ma noo soo noqonayaan. Wixii dhaqan-xumo ahaa ee ay bareen shacabkeena goormay baabi’i doonaan.

Wax kastaba, Soomaaliya Soomaali baa leh. Dadkan isku dayaya inay magaca Islaamka ku gaaraan kursi waxba uma suurtogeli doonaan hadduu alle idmo.

 

Readers Comments (16)

  1. yuusuf says:

    ilaahoow itus midaas noona wada dhabay midaas amin yaarabi

  2. xidig from sweden says:

    wa sax somalia somali aya iska le

  3. cali says:

    waa sax somalia somaliba leh mahan wax aan yeleno shisheeye danbiila in uu umadena midna gowraco midna wadanka isaga so tago ee allow dowladan ku garabgal nidamkii iyo kala danbentii dowladnimo ee uu wadanka laha

  4. abdishukri says:

    waa sidaas somalia waxaa leh somali ,somali ayayna utalaa in ay aayheeda ka tashata sidaas darteed uma baahnin dad shesheeya ah oo wadankoodi soo buburriyay in ay wadankeena ku dhuuntaan mana aqbalayna waxaas damiirkana ma yeelaya, waxaan oowu baqayaa madaxda somaliyeed in ay midoobaan danaha shaqsina laga hormariya mida guud, gaar ahaan waxan aad oowu faraxsanahay go,aanka ay dowlada ka qaadatay shirkii mahiga ee nairobi sharaf ma aha in nin ka imaaday tanzaaniya uu shir aadan waxba ka ogayn uu kuugu waca waxaan leeyahay guulaysta shaqa fiican ayaad haysaan waana ku faraxsanahay hadii aan nahay qurba jooga somaliyeed.

  5. abdifataxxalane says:

    taa ma ahan mid been ah soomaaliya soomaali baa iska leh kii soomaalinimo nacayboob cagta hoos

  6. abdifataxxalane says:

    waxaan kaloo salaamayaa bahda idaacada oo dhan waayo waa asxaabtayda hore ee aan isla soo shaqeyn jirnay aniga oo ka xusaaya Cabaas, Khadiijo shanqar yare C/wali Xayrdaac, Ibraahim Radio, Garaad, C/qaadir Orenge, Maxamed Waitka iyo ODay abshir OO qoloda kaydka joogtay ah Oday shanqar yare, Injineer maxamuud , C/llaahi faalo iyo asxaabta kale ……………waxaa idinku salaamayaa saalanta islaamka oo ah asc calaykum waxaan ka mid shaqaalihii hore ee ka tirsaa idaacada waxaan kaloo hilmaamay Agaasimahaynii hore C/risaaq Cali Yusuf Bahlaawi

  7. caddexaji4rm says:

    waa runtaa somali saomali ba leh marnaba ogolaan meyno in dadyoow dalkoo dhibka kala soo cararay ineey fowdo iyo qarax ay keenan sommalaay isku duubni darajo guul iyo sharaf lagu gaaraa viva somalia

  8. somali doon says:

    somaliya somali baa leh, haduu silac iyo dhib gaaro, hadii ay samo ku waadho somaliya somali baa leh

  9. Abdimajid ceynte says:

    true viva SOMALIA

  10. Abdullahi Yusuf Yey says:

    I agree whith the people above that Somalia belongs to the Somali people. Yes, Alshabab is a great threat to the Somali unity and lasting peace in Somalia. I am urging the Somali tribes that are railing behind this culprits for tribal reasons that they are threat to Somali public law and order. Am urging them to join in the National Conference being held inside Somalia and voice their demands to the Somali government for being included in the administration and the government. But please don’t destroy the youth and people whith meaningless violence. It is also important that we must not forget that AMISOM peacekeeper/peacemakers are doing a huge demage to the people of Somalia in their constant artillary barrages. I have personally tried to establish a national armed forces with all divisions of the force be it an air force and a navy. We must realize that Sheikh Sharif’s administration and Mr. Farmajo government has to lobby for the re-establishment of the armed forces with proper sallary and equipments such as tanks, fighter jets, artillary divisions, APCs, marine military vessels. Apart from the political aspects of the civil strife that is to end soon, we must be weary of Ethiopia and Kenyan intervention neither country wants a stable Somalia. They don’t realize a stable Somalia is in the best interest of all the nations of the Horn of Africa. It will bring balance of power. Rebuilding Mogadishu and other cities of Somalia is important. It is important that all local governments ought to support the Somali Federal Transitional authority to finish completing the constitutional ratification process, cleansing Mogadishu from the clutches of Alshabab, and rebuilding a capable armed forces that protects the territorial integrity of Somalia from Lughaya to Ras Kamboni. It is important to note. That Mr. Farmajo has shown true innitiative and leadership. I expect and demand of Sheik Sharif and the parlaiment speaker to finish their quarel. I am asking of Putland not to sit on the side lines but joint the government to build the army, the navy, and the national police forces so Somalia can get ready for free and fair election. I am open to all current Somali political leaders to ask me advice as to how to rebuild the country and seek broader based coalision for rebuilding Somalia and the Somali peoples morale, dignity, integrity, and honour. All former Somali Prime Ministers, Presidents, as well as local government leaders should work with the government to seek a lasting peace process. I am demanding of Alshabab to put down their weapons. The endless suffering of the Somali people must end. We can have our differences but that does mean we have to burn down the people and keep them divided to reach our political objectives. Being an opposition member does not mean to arm oneself to the teeth and invade the country and people. I was wrong doing that against Said Barre administration. I wish I could have achieved my political wishes and desires through a peaceful struggle. I tried to correct my mistakes throught the government I have lead. My only mistake was using Ethiopian mercenaries to come to Mogadishu and I have deeply regretted walking out of the peace conference in Khartome. Had I negotiated with the Islamic courts I could have settled this civil unrest long time ago. I am asking of Sheik Sharif and Prime Minister Farmajo to try to satify all the tribes missing from their government in particular. I urge them to try to reach out to Habar Gidir tribe to convince their leadership to disarm their sons that make up the bulk of Alshabab. I am telling all Somali tribe leaders that no single tribe can become something unless all Somali tribes are with them. I am asking the Somali people to support the government and law and order. United we Somali people stand, divided we falter. So please joint President Sheikh Sharif and his government in trying to help the nation stand on its feet. I am telling the members of parlaiment to get united to finish the constitutional work ahead of them and introduce in the parlaiment new bills meant to purchase tanks and warplanes for the army to help build strong and effective Somali army. I am telling you to propose to the UN to have her, US, EU, and AU to lift the weapons sanctions on Somalia in particular on the government. I am telling you MPs you are in parlaiment for the Somali people and you must work towards that and fight corruption, tribalism, and being obstacles to peace and pacification process. I am asking of the President Sherif and Speaker of the House to put their personal vandetta aside work towards making a lasting peace in Somalia. I am asking of opposition to lay down their weapons and voice their political agenda peacefully. I am asking of the government to rebuild the ministries, the roads, reopen schools, and work towards getting more funding for all the needs of the army, the navy, and the police forces of Somalia. I am asking of the government to seek local solutions to thwart pirates and piracy. I am asking the government leaders and ministers to work with Prime Minister Farmajo whom whose Somalism I have deeply admired and liked. I am telling Sheikh Sharif to lift up his spirit and try to reach out to the Somali people. I am asking him to reduce the size of the parlaiment to 305. I am asking him to fire MPs that work against the interests of the Somali people and Somalis.

    I would like to point out to the Somali Federal Transitional Authority that they must work towards integrating the forces of Ahlu Sunna into its armed forces with proper equipment, uniform, and discipline so as to prevent further division whithin the armed forces. Their men must be retrain and reoriented to being part of national armed forces and not as being tribal meltia.

    I am proud of the Support the people of Mogadishu gave to the Somali government to have the National Peace Conference to be held in side Somalia, I am proud of SCCs stand on Somali Unity, I am proud of Awdal State Support for Somali unity, I am proud of the self-declared Azania for supporting the government policies and supporting the peace conference inside Somalia. I am telling to the other administrations that it is in the best interest of Somalis to decide on their own and discuss their issues under the tree inside Somalia be it in Hargeisa, Garowe, and any other peaceful part of Somalia. We must forget about foreigners whose only aim is to plung us into further voilence and bloodshed.

    I am asking Sheik Sharif to seek tanks and telicopters and warplanes from strong Muslim nations such as Pakistan, Turkey, Indonesia, and other friendly states such as the US, EU, AU, and the Arab League. A strong capable army is what can pacify the nation.

    I am sorry that I have written in English. I prefer to write in my native tongue but because of my medical situation somebody else is writing on my behalf. Thank you.

    • kamal says:

      thanks abdullahi you really said what ever is needed to say … i wish u all the best bro at the end u said about ur medical situation, may allah give u good health bro, u are really real patriotic and real somali i wish all off could be same as u walaal …. walaaal alle dalka hanoo dajiyo maanta waxaa hubaal ah in dadkii wanaagsanaa oo dhan niyadoodu qabowday oo ay rajo wanaagsan qabaa, dowladu waxay ku guulaysatay maankeena arintaasna waxaa nooleh daacadnimida aan ka aragnay farmaajo iyo shariif alle hala garab galo

  11. Kafi says:

    Wa sax somalia somali ba leh mana yeleno in khawarij wadankena kuso xad gud ban viva somalia

  12. Kafi says:

    Wa sax somalia somalia somali ba leh

  13. {Samaanteed iyo xumaanteed soomaaliya soomaali baa leh} shabaab iyo shayaadinta la jirta wey jabaayaan insha Allaah

  14. cali cuuf says:

    somaliya somali maleh ee yaa iska leh dadoow????????

  15. aakaash says:

    Marka hore salaan qaali ah takale waxaan idiin sheegayaa kudaba dhaga carabta inaan dhib maaheedheef lagama qaadin carabna waa cadawgi dadkeena carabna waa cadaawo qarsoon cidii taqaan un baa taqaan cidaan garaneyna shawaab katusaala qaado waxaa nagu soo diray sacuudiga iyo imaaraadka, kuwaasoo udiiday soomaaloiya inay dagto sawabtoo ah imaaraadka waligiisa wuxuu soomaaliya kala dagaalamaa xaga istaraatiijiyada bada iyo dekedaha sacuudiguna wuxuunooqabaa ciilkii dowlada qadar uu siyaad bare ugu riday codkiisa ugudanbeeyay marka waad aragtaan sacuudiga waxay sameeynayaan dalkiyoo dhibaato kataagan ayeey dadki sootarxiilayaan taasi oo xaquuqda ibna aadanka aan ogoleyn in dad dalkooda dagaal kasocda lagu celiyo , walaalayaal soomaali waxaan marwaliba idinkaga digayaa inaad kadigtoonaataan carab meelkastooy katimi carab waa cadaawo qarsoon ciridka iney kutusaan bey hadana ku cadaadiyaan shawaabna waa carab iyo caqlilaawayaal soomaaliah waxaana soo maal galin jiray Qadaafi iyo saacuudiga iyo yuhuuda halaga digtoonaado carab, wabilaahi toowfiiq




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

tartan

Tartan Aqooneed U Dhaxeeyay Duugsiyada Muqdisho Oo La Soo Gebagebeeyay

Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Kaliil

Guddoomiyaha G/Gedo”Dhawaan Ayaan Shabaab Ka Cirirbtireynaa Gobolka”

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...