Tuesday, September 2nd, 2014

Soomaalida Wax Heysta Oo Lagu Boorinayo Iney Ka Qeyb Qaataan Hormarinta Waxbarashada Beledweyn “DAAWO SAWIRRADA”

Published on June 1, 2013 by   ·   1 Comment  ·   6,032 views

Maamulka iyo Macalimiinta gacanta ku haya iskuullo si lacag la’aan ah wax loogu baro Ardayda ku nool magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku booriyey dadka Soomaaliyeed ee wax heysta iney ka qeybqaataan hormarinta Waxbarashada Ardaydaasi.

Iskuulladan Ardayda sida lacag la’aanta ah wax loogu baro ayaa tiro ahaan waxey gaarayaan Seddex Iskuul waxaana lagu kala magacaabaa Hadraawi,Maandeeq iyo Axyaa Wadani ayadoo iskuulladanna ay aas aasen aqoonyahanno reer Beledweyn ah oo iyagu iskood isku xilqaamay iney carruurta aanay awoodin waalidkood iney ka bixiyaan Waxbarashada lacagta ah ay si lacag la’aan ah wax ku baraan.

Maamullaha guud ee Seddexdan Iskuul Ustaad Mubaarak Saneey oo isagu ka warbixiyey xaalada Waxbarasho ee ay Ardaydan wax ku baraan ayaa tilmaamay in iskuulladan oo ku kala yaala Seddex xaafadood oo magaalada Beledweyn ka tirsan ay wax ku bartaan arday tiradoodu gaareyso 900 kuwaasi oo isugu jira wiilal iyo gabdho islamarkaasina ay si lacag la’aan ah wax ku bartaan.

Mubaarak maamullada guud ee iskuulladan ayaa tilmaamay in macalimiinta wax barta Ardaydan ay yihiin kuwo si iskood ah isku xilqaamay oo aanay jirin cid lacag ku siisa waxbarida carruurtan,hadafka ay ka duulayaanna uu yahay in wixii ay soo barteen ay uga faa’ideeyaan ubadkooda maadaama ay ubadku yihiin mustaqbalka Dalka.

Hadaba xaalada ay wax ku baranayaan Ardaydan ayaa kuwo la dheehan karo inaanay u dhameystirneyn agabkii ay wax ku baran lahaayeen waayo fasallada iskuullada qaarkood uma dhameystirna kuraasta ay Ardaydu ku fariistaan oo qaarkood ayaa dhulka fariista waayo waa carruur ay waalidkood ayaga iyo macalimiinta wax barayaba ay ka go’antahay iney daruuf kasta oo la awoodo wax ku baraan waxaana taasi ay muujineysaa sida ay loogu wada heelan yahay toosinta ubadka.

Ugu dambeyn guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed ee wax heysta gaar ahaanna dadka Qurba Joogta ah ee ku nool dalalka caalamka waxaa lagu boorinayaa iney cid walba uga qeyb qaadato sidii loo hormarinlahaa waxbarashada Ardaydan sida lacag la’aanta ah wax lagu barayo.

Cidii dooneysa iney la xiriirto maamulka Iskuulladan Ardayda sida lacag la’aanta wax loogu baro waxey kala xiriiri kartaa Telefoon nambarradan:- 00252-615509889 ama 00252-616696060.
DSC09771

DSC09771_1

DSC09773

DSC09775

DSC09775

 

DSC09776

DSC09777

DSC09782

DSC09784

DSC09785

DSC09786

DSC09789

DSC09791

DSC09793Photo By:- C/shakuur Cusmaan Cali

 

Readers Comments (1)

  1. guure says:

    aad iyo aad ayaan agu farax sanahay dadaalka somali ey wadaan meelwalba aad joogtan guul ayaa nii rejena




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Jawaari

Ku-simaha Madaxweynaha dalka oo Baydhabo kula shiray qeybaha bulshada

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-DUHUR-02-09-2014-.mp3"][/audio]
astaanta_qaranka11 ok

Wasiirka Kalluumeysiga oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda FAO

Wasiirka Kheyraadka iyo kalluumaysiga badda ee Xukuumadda Soomaaliya ...
4

Xaflad qalin jebin ah oo Arday Soomaaliyeed loogu sameeyay dalka Kuwait “SAWIRRO”

Ururka ardayda Soomaaliyeed ee dalka Kuwait ayaa soo ...
IMG_65411

shir looga halayo argagixisada oo ka furmay Kenya

shirka oo ay ka qeybgalayaan Hoggaamiyaasha dalalka Bariga ...
SHIRKA7

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Siminaar loogu soo gabagabeeyay Magaalada Kampala ee Dalka Uganda ”SAWIRO”

Siminaarkan oo ay ka qeyb galeen ku dhawaad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/Bandhiga-Waraysiyada-Mustaf-Warcadeeye-01.09.2014-ok.mp3"][/audio]
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-01.09.2014-ok.mp3"][/audio]
DSCN0150

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Baydhabo “SAWIRRO”

Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka ...
01 (12)

DAAWO VIDEO:Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay taliyaha ciidanka Mareykanka ee Geeska Afrika (Sawirro)

Taliyaha ciidammada Mareykanka ee dalalka Geeska Afrika Jeneral ...
1

Maamulka Gobolka oo gaadiid loogu adeegayo bulshada guddoonsiiyay shan Degmo(Sawirro+Muuqaal)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta 5 gaadiid ah ...
somali-president-hassan-sheikh-mohamud

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kenya uga qeyb galaya shir looga hadlayo argagixisada

Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-01.09.2014.mp3"][/audio]
DSC08902

Jaamacadaha Soomaaliya iyo Jamhuuriya oo soo bandhigay arday cusub oo ay qaateen “SAWIRRO”

Munaasabaddaani dib loogu furayay Jaamacadda Jamhuuriya oo ay ...
unnamed (2)

Daawo Golaha Wasiirada oo meel-mariyay hindise sharciyeedka xeerka saxaafadda “SAWIRRO”

Muqdisho, September 01, 2014—Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ...
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Ku-simaha Madaxweynaha Dalka oo Baydhabo kula shiraya odoyaal dhaqameed

Ku-simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ...
DSC00796

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo soo bandhigay warqado been abuur ah “SAWIRRO”

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali ...
vlcsnap-2014-09-01-13h44m54s131

Wasiirro Iyo Xildhibaano Ka Qeybgalay Xaflad Lagu Furayay Shirkada Duulimaadka Som Air(Sawirro+Muuqaal)

Wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
heshiis

Dibadbaxyo Lagu taageerayay Heshiiski Barre Hiiraale Iyo Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan G/Jubbada/Hoose

Dibadbaxyo lagu taageerayay heshiiskii lagu soo afjaray khilaafkii ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka SUbax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-1-9-2014.mp3"][/audio]
IMG_65111

Ambasador Cali Americo oo Xalay Kulan La Qaaday Soomaalida Ku Nool Xaafada Islii iyo Saraakiisha Ammaanka “SAWIRRO”

Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
vlcsnap-2014-08-31-16h39m16s249

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan labada Shabeelle iyo Hiiraan “SAWIRRO”

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo kaashanaya kuwa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-HABEEN-31.08.2014.mp3"][/audio]
dhalinyaro

Guddiga maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo la taageerayay

Kulankani lagu taagerayay magacabista guddiga maamul u sameynta ...
waali6

Wakiilada beesha caalamka ee joogo Soomaaliya oo soo dhaweeyay horumarka laga gaaray dib-u-heshiisiinta Kismaayo

Muqdisho, 31 Agosto 2014 – Qaramada Midoobay, Urur ...
wasiirka warfaafinta

Weerarakii gaadmada ahaa ee Al-shabaab ku qaaday xabsiga Jilicow oo guuldaro ku dhamaaday War-saxaafadeed

Agosto 31, 2014....Ciidamada amniga ayaa gaashaanka u daruuray ...
astaanta_qaranka11 ok

Wasaaradda Caafimaadka oo daah furtay shir looga hadlayo horumarinta adeegyada caafimaadka “DAAWO”

Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta daah ...
IMG_0458

Majmaca Culimada Soomaaliya oo Muqdisho ka hirgeliyay xafiis loogu adeegayo bulshada “SAWIRRO”

Majmaca Culimada Soomaaliya ayaa maanta furay xafiska la ...
Dagaal-1

DAAWO: Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo la wareegay deegaanka Dhiin-garas ee G/Sh/Dhexe

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya gaar ahaan kuwa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-31.08.2014.mp3"][/audio]
howlgal

DAAWO VIDEO:Ciidamada nabad sugidda oo ka hortaggay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen xarunta Nabadd sugidda ee Gobolka Benaadir

Ciidamada Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa ...
Marwo Khadiijo

Wasaaradda Haweenka oo gaadiid ku wareejisay arday agoon ah “DAAWO VIDEO”

Wasiirka Haweenka iyo xaquuqul insaanka Xukuumadda Soomaaaliya  Khadiijo  ...
2

Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliyeed oo guddoon cusub yeeshay “SAWIRRO”

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtey Doorashadii 6-aad ee ...

Tubta Toosan

Sh Cali Wajiiz

Sheikh Cali Wajiiz oo si qoto dheer uga hadlay taariikhda kooxaha xag jira

  Taariikhda Islaamka kuma cusba kooxaha xag jirka ah ...

Islaamka iyo Xagjirnimada Dhageyso

Shareecada Islaamku waa diin dhex dhexaadnimo waxayna ka ...
Dhallinnyaro

Maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada, Waa side xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed?

  Maanta oo ay taariikhdu tahay 12 August waa ...