Soomaalida ku nool Gothenburg Sweden oo qabtay bandhig dhaqameed ku saabsan hidaha iyo dhaqankeena.SAWIRRO
Published on November 12, 2011 by Jayte · 7 Comments · 2,531 views
Xaflad aad u qiimo badan oo lagu muujinayey qiimaha hidaha iyo dhaqanka Soomaalida u gaarka ah ayaa lagu qabtay magaalada Gothenburg ee caasimada labaad ee Dalka Swedan, iyada oo munaabadaasina ay ka soo qeybgaleen boqolaal Soomaali ah iyo iyo ajaanibta ku nool dalkan Sweden.
Ban dhigig dhaqameedkan oo lagu soo bandhigay noocyada kala duwan ee cayaaraha shiribka, dhaantada, surowga, waalada iyo wisiqada , dharka, qalabka dhamqameedka ay Soomaalida caanka ku tahay, iyo ruwaad aad u qxiiso badneyd oo cinwaankeedu uu ahaa dhaqankii dhumay waayo dhalnteedu waa kaas, taas oo fikradeedu laheyd fanaanada sahra sacdiya Soomaali oo ka tirsanana jirtay kooxdii horseed ee ciidamada qalabka sida.
Bandhig dhaqameedkan ayaa waxaa soo bandhigay Jaaliyada Midnimada Banaadir, waxaana gudoomiuyahooda axmed nuur uu sheegay ujeedada bandhiga dhaqameedkan in uu yahay in la baro da’yarta soo koreyso hidaha iyo dhaqanka aanu leenahay, iyo in dadka wadankan logu yimid ee swedishka ah iyo kuwo kale oo ajaanibta ahba in la tuso in aanu nahay qowmiyad leh dhaqan qiimo leh.
Ban dhig dhaqameedkan ayaa sidoo kale wa auu qeyb ka ahaa dabaal dega maalmaha ciida adxaa, waxaana dhanka madadaalada heeso wadani ah halkaasi ku soo bandhigay fanaanka xuseen Nuuriyow.
Waa bandhig dhaqameedkii ugu horeeyey oo nooociisa ah oo sidan loo soo abaabulo waxa ayna ka qeybgalayaashii xafladan ku tilmaameen in uu bandhigan wax weyn ku soo kordhin karo garaadka da’yarteena ku nool qurbaha.














Abdirahman Mohamed Hassan (Hudeyfi)
Radio Muqdisho
Sweden
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada oo habeen walba ka baxa ...
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada ...
Xaalada magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ...
R/wasaaraha Soomaaliya Prof. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo ...
War Habeen 22-February-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya ...
Ciidamada XDS ayaa la wareegay magaalada Beydhabo iyadoo ...
WAR DUHUR 22 02 12
Qaraar ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada ...
Ciidamaad qalabka sida ayaa maanta howlgallo ballaaran oo ...
Malleeshiyaadja Shabaab ayaa billaabay in ay maanta ka ...
Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta ...
Munaasabad lagu maamuusayay xuska 42 guuradii ka soo ...
Wararkii ugu danbeeyay ee aynu ka heleyno magaalada ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo soo gabagabeeyay socdaal ...
WARKA SUBAX 22.2.2012 Janaury
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu ...
Malleeshiyaadka kooxda Al-Qaacidda ayaa isaga baxay degmada Bardaale ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Ayado hal malin oo qur aay ka harsantahay ...
War Habeen 21-February-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sanadahan dambe waxaa dalkeenna Soomaaliya ku soo kordhay ...
Qof kasta oo ka mid ah bulshada Waxaa ...
Falalka Afduubka Shaqaalaha Gargaarka ee Soomaaliya u yimid ...
Waa arin aad u wanaagsan
WARANKA IYO GAASHAANKA WAA HIDO QAALI AH WIIL AAN WARAN GAASHAN WADAN WAY KU ADKEED INUU KACABO CEELKA BILAQUBAN CEELDHEER MEEL KU DHOW NUIKLER CML KKKKKKKKK
Wa wax lagu farxo in la dawodo dhaqan somaliad farxad waye nin ka xunow fol xuma hakugu jirto ka bax kuma tal wa hidaheyna fifa swedan somalian
waxaan leeyahay waa muhiim in aad mr walba soo sar taan arinkaan aad ayooowna u cajiib badan yahay hidahena iyo dhaqankeena maasha alaah
ahaha asxabtii Göteborg XAsan yaanyo
Maxamudoow… salansare kkk
masha alaha aniiga xiida sweden ayan ku nolaahay mar dhaw waxa raba xalfaada lala yaabo INA KU QABATO SWEDEN
waaaaaaaaaaaaaaaw mansha alah waxan la dhacay riwayad qiimaha badan iyo beerta la falayo shiribka alaha idin dhoooro