Saturday, May 25th, 2013

Soomaalida ka soo laabaneysa dalka Kenya oo sii kordheysa

Published on February 2, 2013 by   ·   9 Comments  ·   2,859 views

Tirada dadka Soomaaliyeed ee ka soo laabaneysa Dalka Kenya ayaa si aad ah usii kordheysa,  ayadoo soo laabasahada dadkaasi ay kusoo laabanayaan dalkooda hooyana si aad ah looga dareemay xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi iyo Xerooyinka Qaxootiga.

Magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya sida Nairobi, Mombasa iyo xeryaha Qaxootiga ayaa si weyn looga dareemaya  dadka Soomaaliyeed ee dib ugu soo laabanaya dalkooda hooyo kadib markii ay soo hagaagtay xaalada ammaan ee dalka.

Magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii oo ay Soomaalidu ku badantahay ayaa laga dareemaya hoos u dhac dhinaca ganacsiga ah iyo sidoo kale hoos u dhac ku yimid qiimaha lagu kireysto guryaha kadib markii ay Soomaali farabadan ay dib ugu soo laabteen dalkooda.

Sidoo kale guryihii ciriiriga ahaa ayaa haawanaya kadib markii ay inta badan Soomaalidii deganeyd xaaafadaasi ay isaga soo taageen waxana sidoo kale hakad ku yimid dhismayaal dhowr ah oo ay ganacsato Soomaaliyeed ka hirgelinayeen xaafada Islii.

Dquluqulka Soomaalida ka soo laabanaysa Kenya ayaa sidoo kale laga dareemaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, waxaana dib usoo laabashadooda loo aaneynayaa kadib markii uu xumaaday amaanka dalka Kenya isla markaana ay soo hagaagtay xaalada ammaan ee dalkeena Soomaaliya.

Readers Comments (9)

  1. ali says:

    kasoo taga ee wadan keena aan dhisano maanta maxay noohayaan keenta anaga dhiigena dhididkena kunoolyihiin

  2. m.dhego says:

    manshala guul guul

  3. yeeeeeees saaas ayaaa larabaa dadkeygoow soomaali uunbaad ahaaneysaan dalkiina kusoo laabta maalgashada kuna noolaada mahadsanidiin

  4. dubbad says:

    waxan dowlada kacodsanaya gaarahan wasaarada maaliyadda iney si deg deg ah wax uqabato xalada adag e sarifka dolarka iyo macishada o is diidan tana waxa y dhibato weyn kutahay nolosha shacabka simaliyed dhismaha wadanka waxba maha hadi aysan wadanka lacag shilin ah olin plz shaqada ugu hireysa dowlada hakadhigto sidey umadan uguso gurmanlahayd ayada aya mas uul ka ah mahadsanidi

  5. Maryan says:

    Masha’lah nawadkunolada dalkina hoyo dalkena hoyo waxkaficanmajiro ilahay hanotosiyo

  6. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk keenya wadankiina ayaa ka fiican maanta maa shaa alaah

  7. billa says:

    wanadkena dolwlaad nimadiisa wali wax weyn ayah kadhimaan wa in ey doowlaadaa sociliisaa shiilin keenii somaliga hadeyna daas dhiciin wax dolwlad sharaaf xumaa aayeey utahaay mitaas
    waa in midaasii xoogalasaraa

  8. Al amiin says:

    Fadlan wasarasada arrimages dibada haku dadaasho sidii dadka somalida soo noqonaya Laga caawiyo sidii dib ugu soo noqon lahaayeen aeroporkana la Tuso jacaylka wadanka

  9. ilyaas xuseen farah hidig says:

    dowlada waxaa laga rabaa markasto dhibka jira in ee wax kaqabato see dibka ukala horeyaay loo fiiri waan jeclahay wadankeyga aniga somaliyeey guul




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Uhuru-kenyatta

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in dowladiisa ay dowladda Somaliya ka caawineyso sameynta maamullada

Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
igad

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay shirkii urur goboleedka IGAD ee lagu soo gaba-gabeeyay Addis

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya  mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Kismaayo

Odayaasha ku dhaqan Kismaayo oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii urur goboleedka IGAD

Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
astaanta-warka1

Dhageeyso warka duhurnimo ee radio muqdisho

War Duhur 25-05-2013
Safiirka

Safaarada Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo Qabanqaabo ugu Jirta Xuska Maalinta Afrika ee African Day

Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
astaanta_qaranka13

Tababar maanta loo furay shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha iyo aminga qaranka.

Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
janaale

Hay,adda maareeynta masiibooyinka qaranka oo deeq raashin ah maanta gaarsiisay janaale.

Hay,adda maaeaynta  musiibooyinka  qaranka  ayaa maanta deeq raashin ...
simad

Bandhig dhaqameed todobaad socon doono oo maanta ka furmay jaamacada SIMAD.

Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX I 25 05 13
Bilicda Magaalo Xeebeedka Boosaaso (45)

Magaalada Boosaaso oo xilligan ay dadku ka xagaa baxayaan

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
DSC01079

Deeq xoola ah oo loo qeybiyay dad ku xoola beelay abaartii ugu dambeeysay ee dalka ka dhacday.”sawirro”

Dadka xoolo dhaqatada ah ee  ku nool deegaanno ...
sweeden

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm oo xalay dhigay dibadbax

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
kenya-flag

Shir Looga Hadlayo Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya Oo Dhawan Ka Furmaya Kenya.

Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
haween

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinka soo wajaha haweenka uurka leh oo lagu qabtay dalka koonfur Africa.

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna  soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
IMG_3804

Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka. SAWIRO

Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
DSC00223

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka wadooyinka muqdisho habeenkii oo sii kordhaya iyo ciidamada oo adkeeynaya amaanka,”sawirro”

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
gud (5)

Gudoomiyaha gobolka Gal-gaduud oo munaasada soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Juba ee wadanka Koofurta Sudan “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
astaanta-warka

Dhageyso warka Habeennimo ee radio muqdisho

WAR HABEEN 24.05.2013
S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha,Su’aallana Uga Jawaabay Shacabka Gudaha Iyo Dibadda “Dhageyso+Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada ciidamada ee Puntland oo xukun dil ah ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
rinkesc1

Rabshado ayaa ka socdo Magaalada Stockholm ka dib markii gaadiid iyo goobo ganacsi lagu gubay xaafadaha ay u badan yihiin Soomaalida SAWIRO

Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
LUULIYO

OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
DSC_0376

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 23 05 2013

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*