Siminaar sare loogu qaadayay aqoonta haweenka macalimiinta ah oo ka furmay Guriceel
Published on January 3, 2013 by Canab · 2 Comments · 721 views
Tababar sare loogu qaadayo aqoonta haweenka macalimiinta ah ee ku dhaqan gobolada dhexe ee dalka ayaa maanta ka bilaawday dagmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Siminaarkan oo ah mid ay soo qaban qaabisay hay’adda Iida oo ah hay’adda ka shaqeysa hormarinta arrimaha bulshada, waxaana tabarkan ka qeyb galaya haween ka kala yimid gobollada Hiiraan, Galgaduud iyo Galmudug.
Xaliimo Ismaaciil ibrhaahim oo ah madaxa hormarinta Iida ee gobolada dhexe oo furitaankii siminaarka hadal ka jeedisay ayaa sheegtay in u jeedada siminaarkan uu yahay sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta haweenka sanad waliba sanadka ka dambeeyo maadama haweenku ay yihiin udub dhaxaadka qoyska.
Waxa ayna intaasi ku dartay in ay sanad waliba ay qabtaan siminaar kan la mid ah si looga hadlo hormarinta haweenka iyo sidii ay uga shaqeyn lahaayeen hormarka dalka.
Siminaarkan ayaa qeyb ka ah siminaaro ay bixiso hay’adda Iida kaas oo loogu talagalay sidii hormar iyo wacyi galin loogu sameyn lahaa shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobollada iyo caasimada.
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
R/waaaraha Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Maashaa ALLAH waa wax lagu farxo wacyigelintaan oo kale in markasto ay helaan Dumarka Somaliyeed sbabtoo ah 20ki sano ee la soo dhaafay dhibka badi ayakow ku dhacay marka Xalimo Ismaciley waa ku amaanantahay in aad howlo adag ka wado Gobalada Qaranka.
Masha.alahu nabada wadanka kajirto ayay muujineysa daliilkeda e alahano daa imo aamin aamin