Siminaar loo qabtay dad naafo ah oo Muqdisho lagu soo gebagebeeyay sawirro
Published on May 31, 2011 by admin · No Comments · 813 views
Waxaa maanta Muqdisho lagu soo gebagebeeyay Siminaar muddo Labo maalmood ah u socday qaar ka mid ah Naafada Soomaaliyeed.
Siminaarkan oo ay soo qabanqaabisay Xarunta Cilmi Baarista iyo Warfaafinta Al-shaahid ayaa waxaa ka soo qeybgalay hey’adaha Maxaliga ah, kuwaas oo ballan qaaday bixinta qalabka ay isticmaalaan dadka Naafada ah.
C/qaadir Barnaamij oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Hey’adaasi ayaa saxaafadda u sheegay in dood cilmiyeedka oo socotay muddo Labo maalmood ah ay ka soo baxday qodobo ku saabsan daryeelka naafada.
Waxa uuna ugu baaqay naafada in ay muujiyaan midnimo, iyo niyad wanaag, si ay bulshada kale ula nooolaadaan, waxa uuna Dowladda ugu baaqay in daryeel gaar ah ay u fidiso naafada Soomaaliyeed.
Kumanaan Naafo Soomaaliyeed ah ayaa ku dhibaatesan gudaha dalka kuwaas oo aan heysan daryeel bani’aadanimo maadaama aysan awoodin in ay u shaqeystaan sida dadka caadiga ah oo kale.
gebagebadii xafladaas waxay balanqaadeen kaalmooyin ay u fidinayaan naafada Soomaaliyeed iyadoo Hey’ada SOCWE ay balan qaaday in ay afar qof oo naadafa ah ay bareeyso Cumputerka halka ay halka xarunta horumarin Haweenka soomaaliyeed (SWDC)
ay balan qaaday in dugsiga indhoolayaasha ay ugu tabaruceeyso qalabka qoraalada iyoijaarka xarun lagu daryeelo naafada.Hey’adaha Sacaado,Ardo ayaa iyaguna balan qaaday qalab , Mu’asasada Isbaheeysiga Soomaaliyeed (SOSOF) ayaa balan qaatay tababar xaga maamulka ah oo la siinayo Ururada Naafada. Radio Muqdisho,Radio Xurmo,iyoRadio Kulmiye ayaa waxay balan qaadeen in Barnaamijyo, doodo iyo wareeysiyo u sameyn doonaan naafada iyadoo lagu wacyi delin doono xarunta Alshaahid ayaa balan qaaday in dhinaca warfaafinta ay ka kaalmeyn doonaan naafada gaar ahaan iyagoo website tebiya wararka naafada u sameyn doona.





Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...