Sidee wax looga qaban karaa falalka amni darrada ah?-DHAGEYSO
Published on February 12, 2013 by Yusuf Isse · 6 Comments · 2,145 views
Bilihii la soo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho si weyn looga dareemay degganaansho dhanka ammaanka ah oo bulshada oo dhami u riyaaqday, ka dib markii la wiiqay awooddii burcadda Alshabaab ee dadka nolosha u diiday.
Waxaa dib u soo noqday Soomaalidii dibadaha u qaxay oo guryohoodii dayac tirtay. Waxaa horumar xoog leh laga dareemay ganacsiga
Muqdisho waxay si tartiib tartiib ah u soo ceshatay maqaamkii ay ku lahayd caalamka, waxaana booqasho ku yimid wufuud caalami ah oo ka markhaati kacay is baddelka wanaagsan ee Soomaaliya ka bilowday.
Dalal caalamka hormuud ka ah sida Mareykanka ayaa markii ugu horreysay 20 ka dib aqoonsaday Soomaaliya.
Iyadoo intaasi oo dhami jirto ayay maalmahan magaalada Muqdisho ka jireen falal naf la caarinimo ah oo ay argagixisadu ku doonayaan in ay ku carqaladeeyaan horumarka bulshada.TUBTA TOOSAN 11.02.2013
Dhowr meelood ayaa habeennadii la soo dhaafay bam gacmeedyo lagu tuuray, waxaa kaloo dhacay dilal gaadmo ah oo dhowr qof lagu dilay.
Haddaba sidee looga hor tagi karaa falalka amni darro ee burcadda Alshabaabku wadaan, kaalin ceynkee ah ayaase laga rabaa Shacabka iyo Dowladda?
Waa mowduuca toddobaadkan ee barnaamijka Tubta Toosan , waxaana marti noogu ah Sheikh Muuse Macallin Cagaweyne oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed.
TUBTA TOOSAN 11.02.2013
Aabaha dhalay Xaashi Cumar Xasan oo muddo 15 ...
Akhristayaasha Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Shirkii wadatashiga ahaa ee looga hadlayay aayaha gobolada ...
WARKA SUBAX 20.6.2013
Iska horimaad xooggan o u dhaxeeyay maleeshiyaad ka ...
Waxaa ka soo reyneysa xaalada Caafimaad ee dadkii ...
Dowladda Mareykanka ayaa si Kulul u cambaareysay weerarkii ...
Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Asc asxaabta ku tixan wabka radio muqdisho ,dhaman iga gudoma slnt ,kadib ha di an fikirkayga ka dhiibto mow luuca kusaabtan sidee loga hortegi kaa amnidarada ka jirta muqdisho ,iyo kalin teena , amnigu waa shayga ugu horeeye qofta bini aadam ka ah ubahanyahay adii adan amni ku haysan mesha ad ku nosha hay waxaad ku qasban tahay in ad radsato mel ad ku nabad gelayso ,mar,,maxaa dowlada la gudboon, 1 in aysamayso qorsho amniga muqdisho ku tacaluqa oo fog qabka lo qabayhana ay cadahay 2 waa in la howl gililaa ciidamo dhar cad ah oo degan isla xafadaha dhexdooda ,waa saldhigyada iyo waaxaha xamar ay wada sha qayn jogto ah yeshan waa in dowladu ay abaa bushaa dadka qasatan tani waxay utaalaa mamulka gobolka maxaa dadka loga bahan yahay in ay u fikiraan sida adunka huray umaray ogadana qof walbo oo adkau eegato asigoo faldin biyeed gaysano aragto kana amusto cabsi aygeed biri adiga gurigaaga ayuu imaana falkaa ad ka dhiidhi wayday walaga gudbay waxaad aragto hashegin ee waxaa lajoogaa waxaad aragto sheeg
aniga waxay ila tahay in amniga casimada lagu sugi karo sifudud sidas oo ah in bulshada lokashada dadka fowdada iyo dilka kawada waa in lasameya rag huka fudud wata kana holgala suqyada iyo melaha ugu mashqul kabadan wana in lala tashta raga dhalin yarada ah yaqanana raga wax dila
bismillahi, aniga hadaan ra,yigayga ka dhiibto waxaan is leeyahay waxaa lagu yareyn karaan dhar qodob haddi la helo
1 in la helo ciidamma loo tababaray ka hortagga falalka nuucaasa isla markaana heegan u ah waqti walba
2 in la is baro shacabka iyo askarta qaabilsan amniga si wada shaqeyn u dhex marto isla markaana ay xariir toosa la samen karaa waqti walba ay la kulmaan ciddii looga shakiyo qas ama shiqaaqo, waayo shicibku way garan karaam amaa waxaaba la oran karaa wey yaqaanaan laakiin ma leh cid ay isla markaa uga xog bixiyaan.
3 in tillaabo sharciga waafaqsan laga qaado ciddii falkaas lagu helo ama la soo sheego, isla markaana qofka soo sheegay xuquuqdiisa la dhawro si ay meesha uga baxdo walwalkiisa danbe ee ku aaddan qofkan aad ka soo xog warrantay amaa la soo daaya oo uu ku dilaa
midda ugu dabeysa waa in ardada ka baxday dugsiya sare ama jaamacadahaa loo qoraa shaqooyinka amni sugidda ama tababar ku aadan shaqadooda la siiyo. iyo in dagma walba la contoroolo
Xorayntii dhulka waa la joojiyey, waxaana u dambaysay Jowhar, ma garanayo sababta loo joojiyey; Haddaan xoraynta dhulka hore loo ambaqaadin, waxaan sugnaa oo run ah waa Alshabaab oo dhulka dib u qabsata.
ASC dhamantiina somalida melkastoo ey ogaan aniga waxaan dhihii lahaa waa in lasaameyaa qofkaastoo kunol magalada muqdisho saqiir iyo kawiir baa waa in ey dowlado diiwaan gashataa magaciisaa sadaxaan iyo dhalashadiisaa oo farahana laga qadaa adoonka hada mel aan sidaas laga sam eynin amniga wey adagtahay iyo in qofkii wax dilay laga dhaxsoco dadweynaha hadeer ayoo wax sodilayaa hadana magaladii ayoo kulajogaa oo dadka kama dhaxtaqaaniid dhibkaa taas ayaa keneysaa iidoona ariintaas eysaan dowlada xoga sariin qof waxdiiley iyo qof kaleba kalaama sarikartoo waa in ey sameysaa qofkasto la diiwaan galiyo oo hadana harahiisaa basamiir kiisa amaba dhalasha diisa la diiwan galiyee sedii markiih wax ladilaba loo rad raaxo iidoonana qofba laweydiinin oo qofka meshii lagudiley raadka laga raxaa sedaas ayaa ilawanaagsaan intakali waad uun kudaaleysan wabilahi tuuwfiiq
Asc. Bacdeen waxey ilatahay niinkii waxa dilaa isna ladilaa. Qofkii wax xado asno gacta lagajaraa. Policeka. Iyo dharcadka. Wa in xafada gudaha ugalan. Magalada wa in laga saaraa militiriga. Wadoyinka wa in la ifiyaa. Xafadii wax kadhacaa wa in taliyaha iyo gudomiyaha xilka lagaqaadaa. Dhalinyarta wa in shaqo lasiiyaa. Magaalada loo ogolan muqadaraad. Nabarada policeka ampalec dharcada waa in shacabka lasiyaa si ay u wargiliyan. Taloyinkas iyo kuwa lamid ah qaya