Shuruudahee Ayaa Looga Baahanyahay Qofka Ka Mid Noqonaya Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed”Barnaamijka Daljir”(Dhageyso)
Published on July 26, 2012 by Jayte · 6 Comments · 7,585 views
Barnaamijka Daljir oo ah barnaamij looga hadlo arrimaha Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya sida dhismaha Ciidammada, taariikhdooda,magaca,sumcadda,sharafka iyo maamuuskii ay la haayeen islamarkaana ay dhageystayaasha Radio Muqdisho dhageystaan todobaadkiiba maalinta arbacada ah ayaa todobaadkaan waxa uu ku saabsanyahay Shuruudaha looga baahanyahay qofka ka mid noqonaya Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Hadaba Barnaamijka oo lagu wareysanayo Saraakiil khuburro ku ah arrimaha Ciidammada waxaa inoosoo diyaariyey halkanna kasoo jeedinaya wariyaheenna Mustaf Maxamed Axmed(Warcadeeye).
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Barnaamijka Daljir Oo Ku Saabsan Ka Mid Noqoshada Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi cusub ...
WAR HABEEN 17.05.2013
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
WARKA SUBAX 17.5.2013
Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka ...
Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan ...
Waxaa saaka daggan xaalada deegaano ka tirsan gobalka ...
Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
War Habeen 16-May-2013
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ...
Maajo 16, 2013, Muqdisho
Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ...
WAR DUHUR 16.05.2013
Golaha wasiirada Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta soo ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
maasha alaah walaahi hadii taas lahelo waxaan nahay afrika dadka ugu xoogbadan wayo waxaan ogaa ciidankani inay marnaba cabsaneynin waxaan noqondonaa libaaxa afrika insha alaah amiiiiiiiiiiiin
Radio Muqdisho idinkoo mahadsan waxaan jeclaan lahayn inaad shuruudaha qoraal ka dhigtaan maadaama dadku aysan jaanis u wada heli karin inay dhagaystaan ama Computerska la isticmaalayo aysan wada lahayn headphone lagu dhagaysto codka. anigu hadda waa danaynayaa inaan dhagayso hayeeshee suuragal iima ahan waayo headphone baanan aysan marka ma isku dayi kartaan inaad qoraal nooga dhigtaan sharuudaha si aan u ogaado inaan buuxin karo haddii aan rabo inaan kusoo biiro Ciidanka Xooga dalka
waxaan ahay wadani 17 jir ah ku nool dibadda.runtii wax kasta oo AAN barto waxaan u baranyaa inaan uga faaideeyo dalkayga, gaar ahaan cxds qaybteeda difaaca cirka.waxaan rajaynayaa in cunaqabataynta hubka nalaga qaado si ciidanka cirka dib loogu aas aaso.
asc namaan waxan salaamaya umada somaaliyeed mee kasta ee ku nooshahy illaheey gool mida kale waxan jeclahy shuruudaha oo ciidanka lagarabo waa arin fiican waxana rabnaa inaa is ku filnaasho gaarno waxan leheen cidan dalakooda iyo dadkooda daacd u ah ciidan laan waa dooladla aan waxan rabnaa magacii aan laheen oo ahaa libaaxyada afrika
Asc dhamaan soomaali weyn waxa farxad inoo ah inan lugaheena isu taagno ama ku istagno sh sharif dadka iyo dalka wax weyn ayuu u qabtay wuuna mahadsan yahay
ASC MAGACAYGU WAA SAYID MOHAMUD AHMED WAXN AHAY MUWAADIN SOOMALIYEED KUNA NOOL GOBOLKA SOOL DEGMADA LAASCAANOOD ,,,,,,,,,,,
WAAN KU FARAXSANAHAY IN AAN MAQLO BARNAAMIJ KU SAABSAN CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMALIYEED WAANA JECLAHAY IN AAN KA MID NOQDO RAGGA TAARIIKHDA DALKA BAAL DAHAB AH KA GALA WAANA TAA GEERSANAHAY DHAMAAN HURUMARKA LOO SAMAYNAAYO CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMALIYEED