Shirka isbedelka Cimilada Adduunka oo maanta lagu soo gebagebeeynayo magaalada Doxa ee dalka Qatar
Published on December 7, 2012 by Mowliid · No Comments · 2,032 views
Shir caalami ah oo looga hadlayo isbedelka Cimilada Adduunka islamrkaana ey ka qeeyb galeen 180 dowladowladood ayaa la filayaa in maanta lagu soo gabagabeeyo Magaalada Doxa ee dalka Qadar.
Shirkaasi oo ah mid caalami ah oo sanadkiiba mar la qabto loogana hadlayay isbedellada Cimilada iyo dhowrista deegaanka ayaa waxaa Somalia uga qeybgalay Agaasimaha Wasaaradda Kheyraadka mudane Axmed Iimaan, oo sheegay in shirkaasi ay Somaliya si weyn uga dhex muuqatay.
‘’ Somaliya waxaa loo doortay Afhayeenka in ka badan Lixdan Wadan oo ka mid ah wadamada soo koraya, halka waddanka Zambiya loo doortay guddoomiye, taasina waxey muujineysa sida ay Somaliya uga dhex muuqatay shirkaasi’’ ayuu yiri Agaasimaha Wasaarada Kheyraadka.
Shirkan looga hadlayay isbedelka Cimilada iyo dhowrista deegaanka ayuu sheegay Agaasimuhu in looga hadlay dhowrista deegaanka iyo dhuxusha Somaliya ee loo iibgeynjiray wadamo ka mid ah Khaliijkam waxaana la filayaa in shirkaasi uu maanta soo gebageboobidoono ayna ka soo bixidoonaan go’aanno waxtar leh.
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...