Shareecadu maxay ka qabtaa daadinta dhiigga rayidka? Su’aal iyo aragti ma qabtaa?
Published on October 10, 2011 by Liibaan · 24 Comments · 7,415 views
Shareecada Islaamku way xarrintay in la daadiyo dhiigga qof ama dad aan waxba galabsan, waxaana Ilaahay ugu gooddiyay in uu gelinayo Jahannamo uuna ku waarayo,Caro Ilaahay,Lacnad iyo Cadaab wayn.
Nabigeenna NNKH waxa uu yiri” Dunida oo Zuusha ayaa ilaahay uga fudud in qof muslim ah dhiiggiis xaq darro loo daadiyo.
Nasiid darrose maleeshiyaadka Shabaab fahamkooda,Fikirkooda iyo Ficilkooduba qalloocdeen waxay bannaysteen dhiigga dadka aan waxba galabsan oo ay si joogto ah u daadinayaan, iyagoo kuna faanaya gumaadkooda, sida dhacdadii 4-tii bishan ka dhacday Muqdisho oo Alshabaab ay ku laayeen in ka badan 70 qof oo u badnaa arday waxbarasho ugu bixi lahayd dalka Turkiga.
Mowqifka Shareecada Islaamku ka istaagtay daadinta dhiigga dadka muslimka ah iyo sida Alshabaab u bannaysteen arrintaas, waa mowduuca uu ku saabsan yahay barnaamijka Tubta Toosan oo uu marti noogu yahay Sheikh Cali Sheikh Maxamuud Sheikh Cali dheere.
Su’aalihiinna iyo aragtidiinna noogu dhaafa qeybta hoose ee webka.
Halkan ka dhegeyso Barnaamijka tubta toosan 10.10.2011
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
asc dhamaan bahda radiyahy qaranka waxaan si toos aha u salaamayaa daadihiyaasha tubta toosan sheeqana waxaan leeyahy asc fikirka aan qabo waxa uuw yahy alshabaab dagaalka uuw wado waxa uuw kula jiraa shacabka somaaliyed waayo lama dagaalamyo doolada uuw u yaqaano ridada iyo ams waayo haduuw doowlad rabo muuw aado mas uuliyiinta qaranka oo uuw ugu horeeyo madax weeyne shariif waaka meelkasta taagan maay isku qarxiyaan waa aay cateesteen shabaab in aay u adeegaan yahuuda wa
bismillah
qof dili kara majirto qof kale
illaa ay maxkamad loo dhan yahay
oo dawlad kusalaysan leh dowlad difaac
ubuukaate qofka la eedeeyey, markhaatiyaa
dhaqaytayaa. policexaafada federal poliska ay soo qabtaa laga qoro
dambiga lugu haysto
asc dhamaan madaxada shaqalaha bahada radiyaha qaranka umada somaliyed waan idinka mahad celaa wanga aad umada ku wadaa allaha idin barakeyo
meel cad bay ka is taagtay dhiig daadinta qofka muslimka ah xataa kan aan muslimka ahayn ma banaana hadii uusan dhib kuu gaysan gaalka waxba uma gaysan kartid
asc dhamaan bahda raadiyaha qaranka somaliyeed taas weey cadahay kitaab kana eey ku.taalaa in diinta eey ogoleen dilka qof walbo hanoqdee shabaab na waxeey caadesteen baabi.inta shacabka lkn shacab madhamaado taas ha.ogadaan hadeey boqol naga dilaan kun ayaa noodhala neeyso ciidamada qalabka sida waxaan leeyahay guul ciribtira yuhuuda somaliya baarana dukaamada magaalada iyo xaafadaha dagmooyinka oodhan sida loo xaqiijiyo amaanka caasimada mahad sanidiin
asc dhamaan u muda samaliyeed oo dhan waxaan leeyahay qofkii qof islam ah oo ashahaato ninkee dhigeesa baneesto waa ahlo naar sida al shabaab oo soo dir satay yahood oo lago talagalay dadka in diinta lagabixiyo
asc wr wb wa idin salaamay salaan ka dib aniga fikir keega waxuu yahay nin muslim sheganaayo oo nin muslim aha dilaayo diinta qabto maxee tahay wee iska cadahay in niman kaan la dhahayo al shabaab in ladhaho xita ma is tahilan wa in la dhaha al sheydan ku waan wa sheydaa man la kur dhaway marka waxa dhihi la haay umada somaliyed ku waan illahey ha ka qabto asc
asc
dhamman daadihiisha barnaamijka iyo sheekha
in kadib waxan wataa
ra yi
shababku way ogyihiin shareeracada halkay katagtahay lkn aya dantooda ayaa ugala weyn shareeracada xaqiiqdii dadka inta badan waxay shabab sameenayaan way laayaa banyihiin sida ay diinta ugu beeen abuuranayaan marka haloo istaa go iska qabashadooda
asc dhaman waxan halkani ka salamay dadka somaliyed melkasto ee jogan gar ah shaqalah radiomuqdisho waxn leyahay ilah wadankena ha nogu so celsho asgo nabad ah
A s c hadi aan fikradeyda ka dhiibto al sheydaan waxa ay wada ma ahan wax loo dulqaadan karo waayo waxaad arkeysa qof lug iyo is dhaaf laga jarayo sida ka dhacday degmada balcad ,marka qofka haduu muteysto in xukxunkaas lagu fuliyo soo ma wanaagsano in la xanaaneyo oo la geeyo meel lagu xanaaneyo,waayo qof lugtiisii iyo gacantiisii laga jaray muxuu qafsanaa jwbtu waa maya ilaahna raali kama ahan waxa uu ku dhaqmaayo al shabaab al sheydaan
waa iska cadahay qofki qof gardaro u dilo in allah uu xaarantinimeyay waxa ay wadaan maleeshiyada shabaab waa arin ka weyn in shaqsi ama laba la dilo ummadi ayay gumaad ku hayan marka dunuubta si aysan usi badan waxan dhihi laheen allah naga qabto wase in dadku iska dayan nin jacleysiga hadi walaalkey noqdo al shabaab waan shegi lahaa sababto ah berri ayaa laga yaba in lagu so amro so dil kan kula dhashay marka cid walba ha u fahamto inay qabilka iska dayan ee dadka ay yaqanan oo ka tirsanaan jirey shabaab marki la jabiyo inay sheegaan si cudurka loo ciribtiro hadi kale cudur oo qeyb ka mid ah jirka ku jiro cafimad la heli mayo wabilahi towfiiq
Asc ugu horeyn waxan salamaya bahda qaranka. Runtii waa wax cad ee uu caad saar-neyn qofkastana uu yaqaano diinteena suuban halka ay kataagantahay qofka dila qof islaam ah si xaqdarro ah. Waxan ognahay qaabiil marku dilay walaalkii haabiil in uu waayey meel u istaago. Dhulka iyo cirka ay ku noqdeen ciriiri uuna ka shalaayey adunka korkiisa intan aakhira lagaari. Sidaas darteed qofki daadiyo dhiiga walaalahisa si gardarro ah isagana waxa sugayo cadaabta ugu daran aakhira iyo adun. Fadlan dhiiga islamka wuxu leeyahay sharaf iyo ixtiraam.
asc wr wb ugu horeen waxaan salaamyaa dhamaan umada muslimka ah gaar ahaan inta jecel nabadda iyo badbaadinta shacabka soomaliyeed marka xigta waa waxaan hadda ka hadal u baahneen in dad islaam ah lalaayee idaacada laga sheegto waa hurumarka khawaarij gaartay lkn danbiga soomaliyaa leh waayoo mar horaa rasuulku nooga digay iney imaanayaan sidaan kayeeli leheeni noo sheegay waana la diiday markasaa alle nayiri (hadii masiibo idinku habsato waa midaad kasbateen) marka hadda aan towbadkeeno khawaarijna iska celino wabilaahi towfiiq wsc wr wb
Asc.wlalo shareecadu wxay tidhi waaxaaraan daadinta dhiiga qofka.muslim.ah allaah na cadho&cadaab buu-ubalanqaaday. koofurta somalia wxiikadhacay alle ayaa xisaabinkara wxaana kasugeynaa mucjiso inay kadhacdo meeshaas. wxaana idin dhihilahaa allaah utoobadkeena
Asc.bahda radio muqdisho dhamaan shacabka soomaliyeed su’aasheda waxay tahay maxay kaqabtaa diinta islaamka in qof muslim ah muslin matihid ladhoho
asc all umad muslimka ah salanka dib walaalayaal dhiiga lagu daadiyo xaqdaro muslim iyo gaalba waa jariimo cathiim ah dhiiga dadka caalamka wuxu kayahay shey xurmeysan balse qofka somaliga wuu kala fudud yahay galaasbiyo ah waliba inagoo muslim sheeganeyna
WAXAA AAD UGU FARAXSANAHAY SIDA GAASINMADA LEH U BADHIGAYAAA DHALINYAREDA
RADIO MUQDISHO GAASINIMO MASHA ALAAH AFKA KALA DIRIRARA XAQDARADA
GUUL TARIIKHDAA IDIN QOREYSOW
Asc dhaman bahda radio muqdisho hadan hore u galo suasha sharecada islamka ma qabto in laga dadiyo dhig qof islam ah wayo dhiga in la dadiyo wa xaraam
asc wr wb waan idiin salaamay dhamaan bahda radio muqdisho waxaan leeyahay fikirkeyga shabaab waadad aan unaxeyn umada shacabkana waxaa lagudboon iney iska dulqaadaan waayo hadaad daciif iska dhigtaa cidwalbo ayaa kugu tumanayso marka shacabka waxaan leeyahay kaca oo shayaadiintaan dhiiga muslimiinta banaystay iska dulqaado sidaad isaga dulqaadeen nimankii hogaamiyaasha kooxaha ahaa ee wadanka xooga kuhaystay wabilaahi towfiiq
asc all umada somaliyeed melkasta ay j0gaan aftr tht waxaan ka oran laha rayigeyga yowmun laa yanfacu maalun waa banun ilaaa man atalaaha biqalbin saliim marka qof walbo ha is xisabiyo inta aan laxisabin brother’s and sister’s waxa manta naheysto waa cara alle real wax walbo dhacaya wa wax xag alle kaqoron ee aan ilaah barino asc
Asc Dhamaan Umada Somaliyeeed Walalayaal Shareecada Islaamka waa ku dhalanay manaqabto in dhiig muslim la daadsho sidaan doonaan yeelaa aduunka inta la joogo weeye ee aaqiro maxaa lala hortagayaa xaqdaradaa gasho waa lagaa jarin intii dhimatay xaqdaro lagu dilay ilaaheey janadiisa haka waraabiyo dhibaatadana inta nool allaha ka saaro insha allaah ilaaheey wuu naga saaridoonaa dhibtaan
Horta barnaamijka ay ku shaqeyso koxda nbd didka ah waa in ay laayso indhaha umada in ay disho iyo in ay laayso saraakisha iyo culumada iyo inta wanaaga jcl marka nimankas waxa ay wada ma ahan wax diin ah ma na duunaya in ay nbd ka dhacdo ka.yega somali
asc walaalayal ku ligeen aaaaan alle kabaqno markahore marka xigana alshabaab waxaan dhihilahaa hadaad muslimiin tihiin alle kabaqa oo habanaysanina dhiiga muslimiinta
asc marka hore waa shey xun qof muslim ah amaba aan waxba galabsan in dhigisa la dadiyo taas daah masarno xita galka ayan la dili karin ilama oow kaso horjeesto marka ani waxan qaba waa afkaar qaldan oo aan sal iyo raad kulaheyn diinta islamka