Shareecada iyo Miinooyinka Jidadka ( Dhegeyso)
Published on January 15, 2012 by Liibaan · No Comments · 865 views

Dalkeenna oo ay soo daashadeen dagaallo aan wali soo afjarmin waxa uu ka mid yahay dalalka dadka ugu badani ay ku dhintaan miinooyinka iyo walxaha qarxa ee waddooyinka lagu aaso, kuwaas oo si ula kac ah loogu duugo waddooyinka dacalladooda iyo goobaha ay dadku ku badan yihiin.
Khasaaraha ugu badani waxa uu miinooyinka ka soo gaaraa dadka rayidka ah, Waxaan xusuusannaa inta hooyo oo bam lagu qarxiyay iyagoo waddooyinka nadiifinaya, iyo inta qof oo rayid ah oo ku nafwaayay markii bas ay saarnaayeen miino si ula kac ah loola qarxiyay.
Falalka Noocaas ah waxaa badankood fulinayay ,w alina la soo taagan maleeshiyada Alshabaab ee xalaaleysatay dhiigga Shacabka Soomaaliyeed.
Haddaba Shareecada Islaamku maxay ka qabtaa in Jidadka Miinooyin lagu aaso, cid kasta ha loola jeedee? Maxaase la gudboon dhallinta Soomaaliyeed ee la marin habaabiyay in ay sameeyaan si ay uga baxaan dhiigga iyo dhagarta ay faraha kula jiraan?
Waa Mowduuca uu ku saabsan yahay barnaamijka Tubta Toosan ee Toddobaadkan, waxaana noogu marti ah Sheikh Muuse Macallin ( Cagaweyne)
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...