Thursday, November 27th, 2014

Shaqaale ka tirsan dowladda oo tababar u aaday dalka Burundi

Published on January 13, 2013 by   ·   No Comments  ·   2,170 views

Tiradii ugu badneyd oo shaqaalaha dowladda ah ayaa maanta ka Ambabaxay dalka kadib markii ay heleeen deeq wax barasho oo la Xiriirta shaqada ay dowladda u hayaan, wax ayna ka ambabexeen Garoonka diyaaradaha  Aadan Cadde iyagoo ku sii jeeda dalka Burundi Oo ay ku soo qadanayaan tababar la xiriira aqoontooda.

Tirada tababarka loogu tala galay ayaa ah 120 qof oo ka kala socda Xafiisyada madaxweynaha xafiiska R/wasaaraha iyo guddoomiya Baarlamaanka waxaana maanta suurtagashay in ay u ambabaxaan ilaa iyo 88 qof oo ah shaqaalaha dowladda halka inta hartay ee gareysa 32 Qof ay anbabixi doonaan 20 bishaan ay ku gudo jirno.

Agaasimaha waaxda shaqaalaha ee wasaaradda adeegga bulshada Aweys Sheekh Xadaad oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Maanta qeybtii ugu horeysay ay duulayaan dhawaana ay duulidoonaan Qeybta hartay.

Sidoo kale wasiir ku xigeenka wasaaradda hormarinta iyo adeega Bulshada oo la hadlay shaqaalaha tababarka u aadayay dalka Burindi Ayaa dardaaran adag u jeediyay shaqaalaha siminaarkaas u surta gashay Iney u ambabaxaan.

Maahan markii ugu horeysay oo ay dalka dibadiisa loo qaado shaqaale Ka tirsan dowladda Soomaaliya si ay u soo qataan tababarro ku aadan Howlahooda.

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

xoogga-dalka-

Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS oo tababar loogu soo xiray gobolka Bakool

maamulka gobolka Bakool ayaa sheegay in tababar loo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-27-11-2014.mp3"][/audio]
Mustaf-Dhuxulow

Wasiirka warfaafinta oo ka qeybgalay munaasabad lagu weyneeynayay dhaqanka Soomaalida

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha, mudanayal ka tirsan ...
images

Taliska qeybta 60-aad ee ciidanka XDS oo ka warbixiyay howlgallo ay ciidanku sameeyeen

Taliska qeybta 60-aad ee ciidanka XDS ayaa faah ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-26.11.2014.mp3"][/audio]
IMG_7475

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Kormeeray Xarumo Ku Yaala Qardho “Sawirro”

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo ...
8

Tartanka kubadda cagta ah oo ay soomaali ka qeybgalayeen oo Holland lagu soo gabagabeyey +Sawirro

Markii ugu horeysay oo Tartanka kubadda cagta ee ...
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalja

Agaasimaha guud ee Qorsheynta iyo Xiriiriyaha hay’adaha samafalka G/Sh/Hoose oo la magacaabay

[caption id="attachment_218581" align="aligncenter" width="640"] Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ...
beeraleey

Beeraleyda gobolka Shabeelaha Dhexe oo la qorsheynayo in abuur loo qeybiyo

Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa bilaabay qorshe abuur ...
muqdisho_1

Horumar ganacsi oo laga dareemayo magaalada Muqdisho “DAAWO”

Horumar dhanka ganacsiga ah ayaa laga dareemayaa suuqyada ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-26.11.2014.mp3"][/audio]
PM YAMAN 4

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Yemen , SAWIRRO

Sanaa,November 26,2014 -  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta ...
beledweyne1

Xarumaha danta guud ee gobolka Hiiraan oo dib u dhis lagu sameynayo

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dhawaan dib ...
115

Muungaab Oo manta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guude Ee Q.midoobay Nikolas kay .SAWIRRO+MUUQAAL

Kulankaan oo manta ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka ...
shabaab

Wadayaasha gaadiidka oo ka cabanaya lacago baad ah oo ay ka qaadaan Shabaab

Wadayaasha gaadiidka isticmaala waddada isku xirta Jowhar iyo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-26-11-2014.mp3"][/audio]
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
diyaaradaha-Kenya

Al-Shabaab oo duqeyn lagu  bartilmaameedsaday

Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Kenya, ayaa sheegtay in ay ...
Magaalada_marka

Dhallinyarada Benaadir iyo Shabeellada Hoose oo Marka ku kulmay

Kulan dood Cilmiyeed ahaa oo looga hadlayey doorka ...
astaanta-warka

Dhageyso warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-TABIYAL-NASHAD-IYO-NUUR-SACID-FAR-QEYS-25.11.2014.mp3"][/audio]
sawir hore bineta diop

Wasiiro ka tirsan xukuumadda oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Haweenka, Nabada iyo xasilinta

[caption id="attachment_218421" align="aligncenter" width="480"] sawir hore bineta diop[/caption] Wasiiro ...
xasan

Madaxweynaha  oo Tacsi u diray ehelada Marxuum Cumar Xaaji Maxamed

Muqdisho. November, 25, 2014- Madaxweynaha Jamhuriyadda Fedraaalka ee ...
qoorsheel

Wasiirka Gaadiidka oo la kulmay iskaashatada gaadiidka dekadda ka howlgalla

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada xukuumadda Soomaaliya ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-25.11.2014.mp3"][/audio]
Nadaafad

Degmada Cabdicasiis oo laga bilaabay Olole Nadaafadeed

Maamulka Degmada C/casiis ayaa howla Nafadaaded ka bilaabay ...
tavavar umuliso

Dhibaatada gudniinka fircooniga oo laga hadlay

Siminaarkan oo lagu baranayay ka hortagga gudniinka fircooniga ...
booooo

Ciidamada booliska oo gacanta ku dhigay hub, maandooriye iyo dadkii watay

Ciidamada booliska degmada Shangaani ayaa maanta howlgallo ay ...
Rw

R.wasare C.wali Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Marxuum Cumar Xaji Masale

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh ...
kkkk

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Dhiggiisa Yemen. +sawiro

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. ...
bad

Xasuuqii Alshabaab ka geysteen Mandheera maxay diintu ka qabtaa?-DHAGEYSO

Diinta Islaamku waxay reebtay in la dilo dadka ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-25-11-2014.mp3"][/audio]
baydhabo

Ciidamada dowladda oo howl-gallo ka wada gobolka Baay

Ciidamadda  dowladda oo ku sugan magalaadda Beydhabo ee ...
deg-wanlaweyn

Kulanka ammaanka looga hadlayay oo lagu qabtay Wanlaweyn

Kulan looga hadlayay   sidii loo adkeyn lahaa  ammaanka ...

Tubta Toosan

bad

Xasuuqii Alshabaab ka geysteen Mandheera maxay diintu ka qabtaa?-DHAGEYSO

Diinta Islaamku waxay reebtay in la dilo dadka ...
Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Knowledge

SHEEKH MUUSE CAGAWEYNE: Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan-DHAGEYSO

Aqoon la’aani waa iftiin la’aan ayay tiraahdaa Soomaalida. ...