Shaqaalaha Dowladda oo la fasaxay maalmaha xoriyadda
Published on June 30, 2011 by Mowliid · 1 Comment · 825 views
Wasaaradda Shaqada, horumarinta Shaqaalaha, arimaha Bulshada Dhalinyarada iyo Sportiga ayaa ku dhawaaqday in 1-da ilaa 2-da Lulyo ay shaqaalaha dowladdu ka nasan doonaan howlahooda Shaqo, munaasabadda xorriyadda awgeed.
Hadal qoraal ah oo ka soo baxay wasaaraddaasi, isla markaana uu ku saxiixnaa Wasiirka Wasaaradaasi C/nuur Macalin Maxamuud ayaa lagu sheegay in shaqaalaha Dowladu ay fasax ka yihiin howlahoodii shaqo munaasabadda Maalmaha xoriyadda awgeed, sida uu qabo sharciga dalka oo tilmaamaya fasaxyada nasasho ee shaqaalaha dowladda ee maalmaha ciidaha ah, ee ay Dowladdu aqoonsantahay.
Sidoo kale waxaa lagu wargeliyay dhamaan Hey’adaha Dowlada in maalinta Sabtida ah oo ay taariikhdu tahay 2-da Luulyo ay tahay maalin fasax ah, waxaana hadalkani ku soo beegmaya xilli si weyn loogu diyaargaroobayo xuska Munaasabadda 1-da Lulyo oo ay xoroobeen gobollada konfureed iyo israacii labada gobol Koonfur iyo waqooyi.
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
lkn raadiyoo muqdisho ku dara al shabaab meesha ay maamusho xus maka jiro